Saturday, May 25th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wadamada Reer Galbeedka oo ka cayriyay wadamadooda Safiirada Siiriya.

Published on May 30, 2012 by   ·   No Comments

30.May.2012:-  in ka badan 11 wadan oo kamid ah wadamada reer Galbeedka ayaa qaaday talaabooyin ka dhan xasuuqii tuulada  Houla ee dalka Siiriya xili uu ergayga gaarka ah ee u xilsaaran xal u raadinta dhibaatada dalka Siiriya ee Kofi Anan sheegay in wadanka Siiriya uu  gaaray meel Qatar ah.

Dowladaha reer galbeedka ayaa ka cayriyay safiiradii dowlada Siiriya ee wadamadaasi kadib markii Qaramada Midoobay ay sheegtay in dadkii xasuuqa loogu gaystay tuulada  Xoula isla markiiba la sheegay cida ka danbaysay dilkooda.

Wadamada ay kamid ka yihiin Maraykanka,Jarmalka, Faransiiska,Ingiriiska, Talyaaniga, Australia, Canada, Spain, Belgiumka, Bulgaria iyo Netherlands ayaa sheegay inay ka mudaharaadeen xasuuqii deegaaanka Xoula ee Jimcihii la soo dhaafay kaasi oo lagu dilay ugu yaraan 108 ruux oo ay ku jiraan caruur aad u da yar.

Kadib kulankii uu ergayga caalamiga ah ee u xilsaaran xal u raadinta dhibaatada dalka Siiriya ee Kofi Anan  kula  qaatay madaxwayne  Bishaar magaalada Dimishiq ee xarunta dalka Siiriya ayaa waxaa uu sheegay inay dhibaatada dalka Siiriya gaartay meel halis ah iyadoo aysan si wanaagsan u shaqayn lixdii qodob ee qorshaha nabada ee la hordhigay xukuumada Bishaar.

Cadaadiska la saaray diblomaansiyiinta Siiriya ee dalalka dibada ayaa yimid xili ay dowlada Faransiisku ka hadashy talaabo Militeri oo caalami ah oo uu  gadaal ka taageero golahah amaanka ee qaramada Midoobay.

 

Readers Comments (0)




Local News

david kimayo GARISA

David Kimayo: cadaalada ayaan horkeeni doonaa Kooxaha ka dambeeya Amni darada Gobolka waqooyi Barri.

May 24, 2013
Taliyaha Guud ee Booliska David Kimayo ayaa waxaa uu sheegay in ay Hormar ka gaareen sugida amaniga dalka ...
kenya-shield

Kenya oo Raadinaysa caawimaada Midowga afrika sidii loo soo afjari lahaa Kiisaska maxkamada ICC-da.

May 24, 2013
Kenya ayaa raadinaysa caawimaada wadamada midowga afrika iyo wadamada kale ee saaxiib ka leh kenya  ,si ay wadamadaas ...
iebc

Gudiga Doorshada iyo xuduudaha oo ku dhawaaqay xiliga ay dhacayso doorshada ku celiska ah ee countiga Mkwani.

May 24, 2013
Doorashada ku celiska ah ee kursiga Sanadka ee Countiga Makuweni ayaa la shaaciyay in ay dhici doono Bisha ...
kenya flag

Dowlada kenya oo u ololaynaysa sidi qaxootiga soomaalida dalkoodii hooyo loogu celin lahaa.

May 24, 2013
Madaxwaynaha dalkani Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku sugan magalada Adis abab ee dalka Itobiya halkaasi oo uga qayb ...
International Criminal Court

Dowlada Kenya oo QM ka codsatay soo afjarida kiisa maxkamada ICCda

May 24, 2013
Dowlada dalkani kenya ayaa mar kale codsi u gudbisay golaha amaanka ee QM taasi oo ay kenya ku ...
img0

Malaariyada iyo burukiitada oo la sheegay in Kenya fara ba’an ku hayaan

May 24, 2013
Cudurada malaariya iyo Niimooniyada amaba burukiitada ayaa la sheegay ay yihiin cudurada dadka ugu badan ay u dhintaan ...
kambi

Madaxwayne Kenyatta oo magacaabay labadii wasiir ee harsanaa.

May 23, 2013
Madaxwayne Uhuru kenyatta ayaa maaanta ku dhawaaqay labadii  wasaaradood oo si aad ah loo sugayay . Madaxwayne Kenyata ayaa ...
Amnest internatioanl

Dowlada kenya oo loogu baaqay in ay dib u bilaawdo diiwaan galinta qaxootiga soomaalida.

May 23, 2013
Dowlada dalkani Kenya ayaa waxa loogu baaqay in ay dib u bilaawdo diiwaan galinta qaxootiga soomaalida ah ee ...
human-rights

Human Rights Watch oo ku baaqday in dowlaad ay baarto dilalkii dhawan ka dhacay Kisumu

May 23, 2013
Hya’ada u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ugu baaqday dowlada dalkani Kenya in ay baaritaan ...
ifo

Kenya oo loogu baaqay sugida amaanka dadka qaxootiga ah

May 23, 2013
Hadaba dadka xarada qaxootiga ee Ifo ayaa waxa ay walaac ka muujiyeen dilkaasi loo gaystay dadka rayidka ah ...

Sports

wembaly

Wadadii Wembley Lagu Yimid: Sida Bayern Munich Iyo Dortmund Ku Soo Gaareen Finalka Champions League.

May 23, 2013
Iyadoo Bayern Munich iyo Borussia Dortmund ay sabtida ku kulmi doonaan finalka Champions League, waxaan eegi doonaa sida ...
chamberlain

Oxlade-Chamberlain ”Van Perise Bixitaankiisa Marnaba Ma Tabin ”.

May 23, 2013
  Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Arsenal Alex Oxlade-Chamberlain ayaa carabka ku adkeeyay in kooxda aysan u lutin bixitaankii ...
rooney

Wayne Rooney Oo Qiima Sare Loo Gaaray

May 23, 2013
Naadiga PSG ayaa diyaarinaya lacag dhan 100-milyan oo gini si ay ugu soo jiidaan kooxda xiddiga kooxda Man ...
jouse

Jose Mourinho oo laga yaabo in uu qabto hogaanka kooxdaas Chelsea xilli ciyaareedka dambe

May 23, 2013
Wargeyska Telegraph ayaa ku adkeeysanaya in ay hayaan xog ku aadan in ay suura gal tahay in daafaca ...
javier-hernandez

Kooxda Juventus Oo Ka Mid Noqotay Kooxaha Raadinayo Xiddiga Kooxda Man United Ee Hernandez

May 23, 2013
Mustaqbalka Hernandez ee Man United ayaa calaamad su`aal saaran yahay iyadoo wararka inta badan ay tilmaamayaan in kooxda ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna