Faafaahin kasoo baxaysa Qarax Goor dhaw ka dhacay Nairobi.
Published on May 28, 2012 by Sacdiya Garabey · No Comments
28.May.2012:- Ugu yaraan 30 ruux oo dhaawac ah ayaa la gaarsiiyay Isbitaalka Kenyatta hospital kuwaasi oo dhaawcyo kala duwan ka soo gaareen Qarax xoogan oo ka dhacay dhisme ku yaala magaalada Nairobi.
waxaa soo baxay faafaahin ku adaan sababta Qarax Xoogan oo ka dhacay Dhisme ku yaala wadada wayn ee Moi Evenue ee Bartamaha magaalada Nairobi.
walina waxaa Jira warar is qilaafsan oo ka soo baxaya sababta Qaraxaas waxaana jira wraar sheegaya in uu ka dhashay Koronto.
Taliyaha Ciidamada Police-ka Dalka Marthew Iteere ayaa xaqiijiyay in qaraxasi uu ka dhashay Koronto dhismaha ka qaraxday islamarkaana uu dabku qabsaday dhismayaal kale oo ganacsi.
Laakiin Ku xigeenka Wasiirka Amniga Gudaha Orwa Ojode ayaa isna shaki galiyay qaraxa sababta uu ka dhashay waxa uuna xusay in wali aysan cadayn wxaa dhaliyay qaraxasi.
Ciidamo fara badan ayaa lasoo buuxiyay Goobta waxaana gargaar dagdag ah loo sameeyay dadkii falkaasi ku dhaawcmay oo loola cararay Isbitaalka Kenyatta Hospital.
Faafaahin kale oo dheeraad ah ka filo star Fm
May 22, 2013
Dowlada ayaa sheegtay in meesha lagu gaaro bisha November in ay diyaar noqonayaan qaar ka mid ah computaradii ...
May 21, 2013
Dowlada maraykankan ayaa waxaa ay sheegtay in ay ka go'ntahay iskaashiga ay la leeday dowlada dalkani kenya iyo ...
May 21, 2013
Isbahaysiga Mucaardka ee CORD ayaa maanta waxaa ay la wareegeen hogaanka gudiyada barlamaaniga ee maalgashiga iyo kan isla ...
May 21, 2013
Madaxweyne Uhuru kenyatta ayaa waxaa uu sheegay in dowladiisa ay taageeri doonto waxyaabaha ay dhoofiyaan beerlayda sidii ay ...
May 21, 2013
falal amni daro ah oo ay dad badan ku dhinteen kuwo kalana ay ku dhaawacmeen ayaa maalmihii aynu ...
May 21, 2013
Booliiska dalka ayaa mushaar wanaagsan qaadan doona hadii hindisa cusub oo loo bandhigay gudiag mushaaradka iyo gunooyiinka ay ...
May 21, 2013
gudiga adeega pooliiska ayaa waxa ay iyagu dalbanayaan in pooliiska la siiyo mushaar la mid ah midka militiriga ...
May 21, 2013
Gavanaaga countiga Wajeer Axmed cabdulaahi ayaa ugu baaqay shacabka countigaasi in ay ka wada shaqeeyaan sidii loo dhisi ...
May 20, 2013
Dhamaan gudiyada barlamaaniga marka laga reebo laba gudi ayaa waxaa maanta doorsho dhacday la wareegay hogaankooda isbahaysiga Jubille.
Gudiyada ...
May 20, 2013
Waxaa maanta Maxkamad la soo taagay 17 kamid ah dadka u dhaqdhaaqaqa kooxha bulshada Rayidka ah oo ka ...
May 18, 2013
Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Radamel Falcaoayaa beeniyay in uu wax ka og yahay in ay jiraan wadahaadlo uu ...
May 18, 2013
Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa tibaaxay in tababaraha kooxda Massimiliano Allegri uu u wareegayo kooxda Roma marka ...
May 18, 2013
Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa dhawaan sheegay in tababare Massimiliano Allegri uu ka tagayo kooxda isla markaana ...
May 18, 2013
Tababaraha cusub ee kooxda Manchester United, David Moyes ayaa diyaar u ah in uu bilaabo shaqada kooxda United ...
May 18, 2013
Ninka labaad ee ugu wanaagsan kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa sheegay in uusan ku faraxsaneyn xiligan Barcelona .
Andres ...
HEESTA MAANTA