Friday, May 24th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Ibrahimovic oo la sheegay inuu sii ahaanayo ciyaaryahan ka tirsan Kooxda AC Milan

Published on May 15, 2012 by   ·   No Comments

15.May.2012;-  Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan  Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee Milan.

Mino Raiola oo ah wakiilka  Zlatan Ibrahimovic ayaa xaqiijiyay In uu la kulmay xidigaasi uuna kala sheekaystay mustaqbalkiisa waxa uuna xusay inuu u sheegay inuu sii joogayo Milan.

Wakiilka ciyaaryahanka ayaa sheegay in uu dhinacyo badan kala hadlay Zlatan islamarkaana uu u xaqiijiyay inuu ku faraxsanyahay sii joogitaanka kooxda  Rossoneri ee iminka.

waxaa jira warar isi soo daraya oo sheegaya in laacibkaan uu ka hayaamayo garoonka  San Siro uuna u wajahanyahay kooxo badan oo doonaya waxaana si gaar ah loola xiriirinaayay Kooxda Man City.

Laakiin wakiilka laacibkaan ayaa arimahaas oo idil biya qabow ku shubay waxa uuna xaqiijiyay in laacibkaan reer Sweden uu siwayn u doonayo in waqti kale uu alsii qaato kooxda Milan..

30-jirkaan ayaa Kooxdiisa AC Milan u dhaliyay  28 gool  31 kulan oo Horyaalka  Serie A oo uu saftay Xili ciyaareedkaan.

 

Readers Comments (0)




Local News

kenya flag

Dowlada kenya oo u ololaynaysa sidi qaxootiga soomaalida dalkoodii hooyo loogu celin lahaa.

May 24, 2013
Madaxwaynaha dalkani Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku sugan magalada Adis abab ee dalka Itobiya halkaasi oo uga qayb ...
International Criminal Court

Dowlada Kenya oo QM ka codsatay soo afjarida kiisa maxkamada ICCda

May 24, 2013
Dowlada dalkani kenya ayaa mar kale codsi u gudbisay golaha amaanka ee QM taasi oo ay kenya ku ...
img0

Malaariyada iyo burukiitada oo la sheegay in Kenya fara ba’an ku hayaan

May 24, 2013
Cudurada malaariya iyo Niimooniyada amaba burukiitada ayaa la sheegay ay yihiin cudurada dadka ugu badan ay u dhintaan ...
kambi

Madaxwayne Kenyatta oo magacaabay labadii wasiir ee harsanaa.

May 23, 2013
Madaxwayne Uhuru kenyatta ayaa maaanta ku dhawaaqay labadii  wasaaradood oo si aad ah loo sugayay . Madaxwayne Kenyata ayaa ...
Amnest internatioanl

Dowlada kenya oo loogu baaqay in ay dib u bilaawdo diiwaan galinta qaxootiga soomaalida.

May 23, 2013
Dowlada dalkani Kenya ayaa waxa loogu baaqay in ay dib u bilaawdo diiwaan galinta qaxootiga soomaalida ah ee ...
human-rights

Human Rights Watch oo ku baaqday in dowlaad ay baarto dilalkii dhawan ka dhacay Kisumu

May 23, 2013
Hya’ada u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ugu baaqday dowlada dalkani Kenya in ay baaritaan ...
ifo

Kenya oo loogu baaqay sugida amaanka dadka qaxootiga ah

May 23, 2013
Hadaba dadka xarada qaxootiga ee Ifo ayaa waxa ay walaac ka muujiyeen dilkaasi loo gaystay dadka rayidka ah ...
xerada ifo2

Dad shacab ah oo lagu dilay xerada Qaxootiga ifo

May 23, 2013
waxaa xalay abaarihii 2:habeenimo lagu dilay xerada ifo  3 qof oo shacab ah midna waa lagu dhacay alahaa ...
Garissa

Xaalada magaalda Garissa oo dagan ka dib dilkii xalay

May 23, 2013
  Xaalada magalada Garissa ayaa dagan saakay ka dib markii halkaasi xalay rag hubaysan ay ku dileen 2 qof ...
TJRC+px

Warbixinta TJRC oo lagu xusay saraakiil Sarsare o dowlada ka tirsan

May 22, 2013
 Saraakiil sarsare oo dowlada ka tirsan ayaa ka mid ahaa boqolaal kenyan ah oo warbixinta ay u gudbiyeen ...

Sports

wembaly

Wadadii Wembley Lagu Yimid: Sida Bayern Munich Iyo Dortmund Ku Soo Gaareen Finalka Champions League.

May 23, 2013
Iyadoo Bayern Munich iyo Borussia Dortmund ay sabtida ku kulmi doonaan finalka Champions League, waxaan eegi doonaa sida ...
chamberlain

Oxlade-Chamberlain ”Van Perise Bixitaankiisa Marnaba Ma Tabin ”.

May 23, 2013
  Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Arsenal Alex Oxlade-Chamberlain ayaa carabka ku adkeeyay in kooxda aysan u lutin bixitaankii ...
rooney

Wayne Rooney Oo Qiima Sare Loo Gaaray

May 23, 2013
Naadiga PSG ayaa diyaarinaya lacag dhan 100-milyan oo gini si ay ugu soo jiidaan kooxda xiddiga kooxda Man ...
jouse

Jose Mourinho oo laga yaabo in uu qabto hogaanka kooxdaas Chelsea xilli ciyaareedka dambe

May 23, 2013
Wargeyska Telegraph ayaa ku adkeeysanaya in ay hayaan xog ku aadan in ay suura gal tahay in daafaca ...
javier-hernandez

Kooxda Juventus Oo Ka Mid Noqotay Kooxaha Raadinayo Xiddiga Kooxda Man United Ee Hernandez

May 23, 2013
Mustaqbalka Hernandez ee Man United ayaa calaamad su`aal saaran yahay iyadoo wararka inta badan ay tilmaamayaan in kooxda ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna