Wednesday, May 22nd, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Hazard “ciyaaryahankii ugu fiicnaa ee aan waligay la ciyaaray waa Gervinho”

Published on May 30, 2012 by   ·   No Comments

30.May.2012:-  Laacibka kooxda Lille ee qaabka doorashada ay u sugayso kooxda Chelsea Eden Hazard ayaa si wayn u amaanay hanaanka ciyareed ee Horyaalka Premier League.

Hazard ayaa shaaciyay i uu badanaa ku amshquulo daawashada filimada ciyaaraha ah ee Horyaalka islamarkjaana uu si aad ah uga helay.

xidigaan ayaa xusay in uu argay laacibiin badan oo suncad ku yeeshay ama kasoo bilaabay Horyaalkaasi uu gaaray mustaqbal wacan taasna ay tahay rajada uu isagu rumaysanyahay.

Eden ayaa sheegay inuu inay jiraan ciyaaryahano daawada qaab ciyaareedka laacibiinta dunida isna uu ka midyahay kuwaasi.

waxa uuna shaaciyay in iminka uu siwayn u daawado ciyaaraha laacibiinta labada ah ee tartanka adag uuka dhexeeyo ee kala ah Messi iyo Ronaldo uuna badanaa jilo qaybo ka mid ah farsamooyinkooda.

Sidoo kale Eden Hazard aya siwayn u amaanya laacibkii Hore ee ay isku kooxda ahaayeen ee haatan u ciyaara nadiga Arsenal Gervinho oo uu ku tilmaamay saaxiib uusan waligiis hilmaamayn.

waxa uuna sheegay in Gervinho uu siwacan u laqabsaday Kooxdiisa Arsenal isna uu siwayn u xiiseeyo laacibkaasi.

Hazard ayaa Gervinho ku tilmaamay xidigii ugu fiicnaa ee uu ebed la ciyaaro uuna siwayn ugu mahad celinaayo.

“Qaar ka tirsan ciyaaryahada waxa ay waa kuwa aad u sareya,waana kuwa saaxiibtinimo wacan,waxaa jira xasuus soo marta laacibiinta”

“aniga shaqsigii ama ciyaaryahankii ugu fiicnaa ee aan waligay la ciyaaray waa xidiga Arsenal ee  Gervi (Gervinho)”

“waxaan hubaa in aan isku tayo ahayn oo uu iga fiicanyahay,laakiin dhaman labadeenuba waxa aan duunaynaa inaan sameyno isbedel, waxa uu i baray waxyaabo badan,waxa uuna sameeyay go’aan sax ah,taas oo aan ku taystay”

 

Readers Comments (0)




Local News

TJRC+px

Warbixinta TJRC oo lagu xusay saraakiil Sarsare o dowlada ka tirsan

May 22, 2013
 Saraakiil sarsare oo dowlada ka tirsan ayaa ka mid ahaa boqolaal kenyan ah oo warbixinta ay u gudbiyeen ...
aptops

Hirgalinta barnaamijka laptopyada la siinayo ardayda oo qarash badan u baahan .

May 22, 2013
Dowlada ayaa sheegtay in meesha lagu gaaro bisha November in ay diyaar noqonayaan qaar ka mid ah computaradii ...
barack

Obama oo dalalka uu booqanayo qaaradan afrika aysan ku jirin kenya

May 21, 2013
Dowlada maraykankan ayaa waxaa ay sheegtay in ay ka go'ntahay iskaashiga ay la leeday dowlada dalkani kenya iyo ...
CORD

Isbahasiga CORD oo la wareegay Hogaanka gudiyada maalgashiga iyo islaxisaabtamida dowldda.

May 21, 2013
Isbahaysiga Mucaardka ee CORD ayaa maanta  waxaa ay la wareegeen hogaanka  gudiyada barlamaaniga ee maalgashiga iyo kan isla ...
download

Dowladda oo balanqaaday in ay Taageeri doonto wax soo saarka beeralayda.

May 21, 2013
Madaxweyne Uhuru kenyatta ayaa waxaa uu sheegay in dowladiisa ay taageeri doonto waxyaabaha ay dhoofiyaan beerlayda sidii ay ...
kenya_mandera

Kulan nabada looga hadlayay oo ka dhacay mandhera

May 21, 2013
falal amni daro ah  oo ay dad badan ku dhinteen kuwo kalana ay ku dhaawacmeen ayaa maalmihii aynu ...
ke-pol

Gudiga adeega Booliiska oo soo jeediyay hindisa mushaarka loogu kordhinayo askarta Booliiska.

May 21, 2013
  Booliiska dalka ayaa mushaar wanaagsan qaadan doona hadii hindisa cusub oo loo bandhigay gudiag mushaaradka iyo gunooyiinka ay ...
kenyaparliamentseattwo

Gudiga dhaqan galinta dastuurka oo ka digay in xildhibaanada ay mushaarka kordhistaan .

May 21, 2013
  gudiga adeega pooliiska ayaa waxa ay iyagu dalbanayaan in pooliiska la siiyo mushaar la mid ah midka militiriga ...
kenya_wajir_map

Shacabka Deegaanka wajeer oo loogu baaqay in ay la shaqeeyaan maamulka Deegaanka wajeer .

May 21, 2013
  Gavanaaga countiga Wajeer Axmed cabdulaahi ayaa ugu baaqay shacabka countigaasi in ay ka wada shaqeeyaan sidii loo dhisi ...
National-Assembly-building-of-Kenya

Hogaamiyaasha Gudiyada Barlamaaniga oo la doortay.

May 20, 2013
  Dhamaan gudiyada barlamaaniga marka laga reebo laba gudi ayaa waxaa maanta doorsho dhacday la wareegay hogaankooda isbahaysiga Jubille. Gudiyada ...

Sports

Falcao

Falcao ” Warka Mustaqbalkeyga Laga Sheegey Waa Been Abuur ”.

May 18, 2013
  Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Radamel Falcaoayaa beeniyay in uu wax ka og yahay in ay jiraan wadahaadlo uu ...
ac-milan-serie-a

Tababarahii Hore Ee Kooxda AC Milan Massimiliano Allegri oo U Wareegay Kooxda Roma

May 18, 2013
  Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa tibaaxay in tababaraha kooxda Massimiliano Allegri uu u wareegayo kooxda Roma marka ...
Seedorf

Seedorf Oo Loo Badinayo Inow Tababara Ka Noqdo Kooxda AC Milan

May 18, 2013
  Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa dhawaan sheegay in tababare Massimiliano Allegri uu ka tagayo kooxda isla markaana ...
david-moyes

David Moyes Kulanka So Socoto Maxoy Samedonaa ?? Maxadna Ku Qiyaasi Karta ?

May 18, 2013
  Tababaraha cusub ee kooxda Manchester United, David Moyes ayaa diyaar u ah in uu bilaabo shaqada kooxda United ...
insta

Xidiga Barcelona Andres Iniesta Oo Aan Ku Faraxsaneyn La Joogitanka Kooxdaasi

May 18, 2013
  Ninka labaad ee ugu wanaagsan kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa sheegay in uusan ku faraxsaneyn xiligan Barcelona . Andres ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna