Thursday, June 20th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Golaha sare ee Muslimiinta Dalka Kenya oo cambaareeyay falkii dalka looga celiyay wadaad Muslim ah oo udhashay dalka Britain .

Published on May 27, 2012 by   ·   1 Comment

27.MAY.2012:-  Golaha Sare ee Muslimiinta Dalka Kenya  ee loo yaqaano SUPKEM ayaa waxa ay sikulul u cambaareeyeen go’aankii dalka looga tarxiilay Nin dhalashadiisu ahayd Britain.

Isku Duba Ridaha Golaha Muslimiinta Kenya ee SUPKEM Mr Shariif xuseen ayaa sheegay in Cabdul Caziiz Maxamed Abuukar uu kasoo dagay garoonka Diyaaradaha dalka Kenya ee Joma Kenyatta Khamiistii islamarkaana ay Booliiska Xireen maalinkii jimcahana Dalka Dib looga masaafuriyay laguna celiyay dalkiisii Britain.

Mr Shariif ayaa sheegay in Mr Cabdi Casiis Maxamed Abuukar uu  Kenya u yimid si uu uga qayb galo aaska gabar walaashiis ah oo ku geeriyooday magaalada Mombasa.

Mr Cabdi casiis ayaa la sheegay in uu la dhashay nin lala xiriirinayo Argagixiso dalkana dib looga celiyya.

Isku Duba ridaha Golaha SUPKEM mr shariif Xuseen ayaa sheegay in Qofka uusan dambiile ahayn hadii uu ehel layahay ruux Argagaixiso lagu tuhmayo.

Mr Shariif ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Falka Booliiska ay dib dalka uga celiyeen wadaadkaasi.

Golaha Muslimiinta dalka Kenya ee loo yaqaano SUPKEM ayaa dawlada ka dalbaday inay sharaxaad dheeraad ah ka bixiso falkaasi.

 

  • http://Osman Osman

    Aniga waxaan kudhashay xeebta dowlada waxey naga rebaysa in aan ku xiranno musliminta caalamka xitaa xadka san rabno uma gudankarno. marka kenya of colony hadey ayada kirishtan tahay yeysa anaga naga dhigin. yanan lala yaabin {mrc} maxaa yelay ninki muslim ah o walaalkod ah o soboqan laha wa ku laxiro iyo ku lamasafuriyo

Local News

Uhuru

Madaxwaynaha dalka oo amar ku bixyay in gavanarada dalka la siyo pasaborka diblumaasiga

June 19, 2013
Madaxweynaha dalkani kenya Uhuru kenyatta ayaa waxaa uu amar ku bixiyay in gavanarada la siyo baasaboorada diblumaasiga. Mr kenyatta ...
dron

Kenya oo Qorsheynaysa inay Adeegsato Diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn si ay isaga difaacdo Weerarrada Al-shabaab

June 19, 2013
Madaxa ciidamada Kenya ee ilaalada xuduudaha, Patrick Ocheing ayaa ku tilmaamay arrintan mid sababi karta in shacabka Kenya ...
iCC..

Maxkamada dambiyada aduunka oo xukuntay in madaxweyne ku xigeenka dalkani kenya in uu hortago maxkamada ICC-da

June 19, 2013
Golaha maxkamada dambiyada dagaalka aduunka ayaa maanta gudoomiyay in madaxweyne ku xigeenka dalakani kenya Wilyam Rutto in uu ...
KNUT Offices

Dowlada oo maclimiinta ka dalbatay in ay waqti ay siiyaan .

June 19, 2013
Dowlada ayaa ugu baaqday ururada maclimiinta dalka in ay waqti kufilan ay siiyaan dowlada oo dalabkooda ay ugajawaabto. Wasiirka ...
barlam kenya

Xubnaha sanatarada dalka oo dalbanaya in dowlada ay isbitaalo ka hirgaliso countiya.

June 19, 2013
Aqalka Sanatarada ee dalka ayaa waxa ay doonayaan in ay dowlada isbataalada siwacan u qalabaysan ay kadhisto  countiwaliba ...
JUBILEE

Isbahaysiga Jubilee oo lagu wado in ay maAnta shaaciayan musharaxa uga qayb galaya doorashada Makweeni.

June 19, 2013
Isbahaysiga JUbilee ayaa lagu wadaa in maanta ay shaaca ka qaadaan musharaxa uga qayb gali doona doorashada ku ...
solar-laptop-charger

ururka qaran ee waalidiinta oo ka soo horjeedsaday mashruuca lap topka ardada la siinayo.

June 19, 2013
Ururka ay ku bahoobeen waalidiinta dalka ayaa si wayn uga soo horjeedsaday mashruuca dowlada Jubilee ay ku doonayso ...
mandera

Dadka countiga mandera oo loogu baaqay in hubka sharci darada ay iska soo wareejiyaan .

June 18, 2013
Dowlada Kenya  ayaa ugu baaqday dadka ku dhaqan countiga Mandera ee gobolka wuqooyi bari in dadka haysta hubka ...
kenya troops somlia-story-top

Qarax Ciidamada Kenya lagula eegtay Kismaayo {Sawirro}

June 18, 2013
Qarax xooggan ayaa xaafadda V-afmadow ee magaalada Kismaayo lagula eegtay gaadiid ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ...
kenya and nigeria

Dowladaha Kenya iyo Nigeria oo ka wada hadlaya siidaynta saraakiil Kenyan ah.

June 18, 2013
Dowladaha Kenya iyo Nigeria  ayaa waxa u socda wada hadalo ku aadan sidii ay dowlada Naajeeriya u soo ...
oyun oyna