Friday, May 24th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Daawo sawirada Qaraxii Maanta ka dhacay Dhisme ku yaala magaalada Nairobi

Published on May 28, 2012 by   ·   No Comments

28.May.2012:-  Waxaa Wali isi soo daraya wararka is khilaafsan ee ku aadan sababta uu ka dhashay qarax xoogan oo maanta duhurnimadii ka dhacay Dhisme wayn oo ku yaala Bartamaha magaalada Nairobi.

sidoo kale masuulka ugu sareeya Shirkada Korontada ee Kenya Power ayaa si cad u beeniyay wararka sheegaya in  qaraxasi uu ka dhashay Cilad dhanka Korontada ah,taas oo meesha ka saaraysa hadalkii uu sheegay taliyaha Ciidamada police-ka Dalka.

Daawo Sawirada Qaraxii ka dhacay Nairobi gaar ahaan wadada wayn ee Moi Evenue,ma jirto ilaa hada cid sheegatay masuuliyada qaraxaasi oo aan ilaa hada la ogayn waxa uu ka dhashay.

Readers Comments (0)




Local News

david kimayo GARISA

David Kimayo: cadaalada ayaan horkeeni doonaa Kooxaha ka dambeeya Amni darada Gobolka waqooyi Barri.

May 24, 2013
Taliyaha Guud ee Booliska David Kimayo ayaa waxaa uu sheegay in ay Hormar ka gaareen sugida amaniga dalka ...
kenya-shield

Kenya oo Raadinaysa caawimaada Midowga afrika sidii loo soo afjari lahaa Kiisaska maxkamada ICC-da.

May 24, 2013
Kenya ayaa raadinaysa caawimaada wadamada midowga afrika iyo wadamada kale ee saaxiib ka leh kenya  ,si ay wadamadaas ...
iebc

Gudiga Doorshada iyo xuduudaha oo ku dhawaaqay xiliga ay dhacayso doorshada ku celiska ah ee countiga Mkwani.

May 24, 2013
Doorashada ku celiska ah ee kursiga Sanadka ee Countiga Makuweni ayaa la shaaciyay in ay dhici doono Bisha ...
kenya flag

Dowlada kenya oo u ololaynaysa sidi qaxootiga soomaalida dalkoodii hooyo loogu celin lahaa.

May 24, 2013
Madaxwaynaha dalkani Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku sugan magalada Adis abab ee dalka Itobiya halkaasi oo uga qayb ...
International Criminal Court

Dowlada Kenya oo QM ka codsatay soo afjarida kiisa maxkamada ICCda

May 24, 2013
Dowlada dalkani kenya ayaa mar kale codsi u gudbisay golaha amaanka ee QM taasi oo ay kenya ku ...
img0

Malaariyada iyo burukiitada oo la sheegay in Kenya fara ba’an ku hayaan

May 24, 2013
Cudurada malaariya iyo Niimooniyada amaba burukiitada ayaa la sheegay ay yihiin cudurada dadka ugu badan ay u dhintaan ...
kambi

Madaxwayne Kenyatta oo magacaabay labadii wasiir ee harsanaa.

May 23, 2013
Madaxwayne Uhuru kenyatta ayaa maaanta ku dhawaaqay labadii  wasaaradood oo si aad ah loo sugayay . Madaxwayne Kenyata ayaa ...
Amnest internatioanl

Dowlada kenya oo loogu baaqay in ay dib u bilaawdo diiwaan galinta qaxootiga soomaalida.

May 23, 2013
Dowlada dalkani Kenya ayaa waxa loogu baaqay in ay dib u bilaawdo diiwaan galinta qaxootiga soomaalida ah ee ...
human-rights

Human Rights Watch oo ku baaqday in dowlaad ay baarto dilalkii dhawan ka dhacay Kisumu

May 23, 2013
Hya’ada u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ugu baaqday dowlada dalkani Kenya in ay baaritaan ...
ifo

Kenya oo loogu baaqay sugida amaanka dadka qaxootiga ah

May 23, 2013
Hadaba dadka xarada qaxootiga ee Ifo ayaa waxa ay walaac ka muujiyeen dilkaasi loo gaystay dadka rayidka ah ...

Sports

wembaly

Wadadii Wembley Lagu Yimid: Sida Bayern Munich Iyo Dortmund Ku Soo Gaareen Finalka Champions League.

May 23, 2013
Iyadoo Bayern Munich iyo Borussia Dortmund ay sabtida ku kulmi doonaan finalka Champions League, waxaan eegi doonaa sida ...
chamberlain

Oxlade-Chamberlain ”Van Perise Bixitaankiisa Marnaba Ma Tabin ”.

May 23, 2013
  Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Arsenal Alex Oxlade-Chamberlain ayaa carabka ku adkeeyay in kooxda aysan u lutin bixitaankii ...
rooney

Wayne Rooney Oo Qiima Sare Loo Gaaray

May 23, 2013
Naadiga PSG ayaa diyaarinaya lacag dhan 100-milyan oo gini si ay ugu soo jiidaan kooxda xiddiga kooxda Man ...
jouse

Jose Mourinho oo laga yaabo in uu qabto hogaanka kooxdaas Chelsea xilli ciyaareedka dambe

May 23, 2013
Wargeyska Telegraph ayaa ku adkeeysanaya in ay hayaan xog ku aadan in ay suura gal tahay in daafaca ...
javier-hernandez

Kooxda Juventus Oo Ka Mid Noqotay Kooxaha Raadinayo Xiddiga Kooxda Man United Ee Hernandez

May 23, 2013
Mustaqbalka Hernandez ee Man United ayaa calaamad su`aal saaran yahay iyadoo wararka inta badan ay tilmaamayaan in kooxda ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna