Friday, May 24th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Aguero oo Kooxdiisa Man City u xaqiijiyay inuu lasii Joogayo

Published on May 28, 2012 by   ·   No Comments

28.May.2012:-  Weeraryahanka Kooxda Manchester City Sergio Aguero ayaa meesha ka saaray cabsida iyo walwal ay dhawaanahaan qabtay Kooxdiisa waxa uuna u sheegay  Manchester City in aysan jirin wax qorshe ah oo uu kaga tagayo.

Aguero ayaa meesha ka saraay inuusan wax wada xaajood ah la yeelan doonin Kooxda Real Madrid islamarkaana uu wali sii joogayo kooxdiisa Man City.

Warbixino asbuucyadii ugu dambeeyay soo baxayay ayaa sheegayay in Aguero uu doonayo inuu markale dib ugu laabto Horyaalka Spain ee Laligaha waxa uuna taas badalkeeda xusay inuu sii joogayo Horyaalka Ingiriiska ee Premier League.

Naadiga Man City ayaa dadaal dheer kadib xagaagii 2011 qarshaad badan kusoo xera galisay Sergio aguero oo ay ka soo iibsaday Kooxda Atletico Madrid.

waxa uuna waqti wacan ku yeeshay kooxdiisa Manchester city isagoo Gullkii Guusha gacanta u galiyay Man City 44sano kadib Horyaalka Ingiriiska ee  Premier League.

Aguero ayaa wax aan iminka dhacayn ku sheegay inuu ka hayaamo garoonka Etihad Stadium waxa uuna xusay in uu sii joogayo “Mustaqbalkaygu wali waa Kooxda Manchester City,” ayuu Aguero u sheegay jariirada The Times.

“waxaan doonayaa in aan halkaan sii joogo,qandaraaskaygu waa 4sano oo aan doonayo inaan dhamaysto,waxaan rabaa in aan halkaan ku qaado waqti dheer sida ugu macquulsan”

23 Jirkaan u dhashay qraanka Argentina ee dhanka weerarka ka ciayara ayaa isaga oo beeninaya wararka sheegaya inuu ka socdo Kooxda waxa uu xusay.

“had iyo jeer waxaa jira hadal hayn,laakiin Run mahana waxaas,Anigu Run ahaantii kuma fakarin inaan aado Kooxda  Real Madrid ama meel kale ”

“City waxa ay iila dhaqantay iina soo dhawaysay si wacan tan iyo maalinkii aan imid,waxaan sal dhiganayaa kooxda,Qoyskayguna waxa ay ku faraxsanyihiin Nolosha Manchester,Anna waxaan doonayaa in aan sii joogo”

“waxaan aaminsanahay in aan ku guulaysan karo wax walbaa oo aan doonayo inaan helo,hada waxaan ku guulaysanay Hal Horyaal,waan kusii socon karnaa inaan ku guulaysano kuwa kale oo badan”

Sergio Aguero ayaa sheegay inuu Rumaysanyahay sidoo kale in xli ciyaareedka damvbe uu kooxda City ay wacdare ka dhigi karto Horyaalka Kooxaha Yurub ee  Champions League.

 

Readers Comments (0)




Local News

kenya flag

Dowlada kenya oo u ololaynaysa sidi qaxootiga soomaalida dalkoodii hooyo loogu celin lahaa.

May 24, 2013
Madaxwaynaha dalkani Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku sugan magalada Adis abab ee dalka Itobiya halkaasi oo uga qayb ...
International Criminal Court

Dowlada Kenya oo QM ka codsatay soo afjarida kiisa maxkamada ICCda

May 24, 2013
Dowlada dalkani kenya ayaa mar kale codsi u gudbisay golaha amaanka ee QM taasi oo ay kenya ku ...
img0

Malaariyada iyo burukiitada oo la sheegay in Kenya fara ba’an ku hayaan

May 24, 2013
Cudurada malaariya iyo Niimooniyada amaba burukiitada ayaa la sheegay ay yihiin cudurada dadka ugu badan ay u dhintaan ...
kambi

Madaxwayne Kenyatta oo magacaabay labadii wasiir ee harsanaa.

May 23, 2013
Madaxwayne Uhuru kenyatta ayaa maaanta ku dhawaaqay labadii  wasaaradood oo si aad ah loo sugayay . Madaxwayne Kenyata ayaa ...
Amnest internatioanl

Dowlada kenya oo loogu baaqay in ay dib u bilaawdo diiwaan galinta qaxootiga soomaalida.

May 23, 2013
Dowlada dalkani Kenya ayaa waxa loogu baaqay in ay dib u bilaawdo diiwaan galinta qaxootiga soomaalida ah ee ...
human-rights

Human Rights Watch oo ku baaqday in dowlaad ay baarto dilalkii dhawan ka dhacay Kisumu

May 23, 2013
Hya’ada u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ugu baaqday dowlada dalkani Kenya in ay baaritaan ...
ifo

Kenya oo loogu baaqay sugida amaanka dadka qaxootiga ah

May 23, 2013
Hadaba dadka xarada qaxootiga ee Ifo ayaa waxa ay walaac ka muujiyeen dilkaasi loo gaystay dadka rayidka ah ...
xerada ifo2

Dad shacab ah oo lagu dilay xerada Qaxootiga ifo

May 23, 2013
waxaa xalay abaarihii 2:habeenimo lagu dilay xerada ifo  3 qof oo shacab ah midna waa lagu dhacay alahaa ...
Garissa

Xaalada magaalda Garissa oo dagan ka dib dilkii xalay

May 23, 2013
  Xaalada magalada Garissa ayaa dagan saakay ka dib markii halkaasi xalay rag hubaysan ay ku dileen 2 qof ...
TJRC+px

Warbixinta TJRC oo lagu xusay saraakiil Sarsare o dowlada ka tirsan

May 22, 2013
 Saraakiil sarsare oo dowlada ka tirsan ayaa ka mid ahaa boqolaal kenyan ah oo warbixinta ay u gudbiyeen ...

Sports

wembaly

Wadadii Wembley Lagu Yimid: Sida Bayern Munich Iyo Dortmund Ku Soo Gaareen Finalka Champions League.

May 23, 2013
Iyadoo Bayern Munich iyo Borussia Dortmund ay sabtida ku kulmi doonaan finalka Champions League, waxaan eegi doonaa sida ...
chamberlain

Oxlade-Chamberlain ”Van Perise Bixitaankiisa Marnaba Ma Tabin ”.

May 23, 2013
  Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Arsenal Alex Oxlade-Chamberlain ayaa carabka ku adkeeyay in kooxda aysan u lutin bixitaankii ...
rooney

Wayne Rooney Oo Qiima Sare Loo Gaaray

May 23, 2013
Naadiga PSG ayaa diyaarinaya lacag dhan 100-milyan oo gini si ay ugu soo jiidaan kooxda xiddiga kooxda Man ...
jouse

Jose Mourinho oo laga yaabo in uu qabto hogaanka kooxdaas Chelsea xilli ciyaareedka dambe

May 23, 2013
Wargeyska Telegraph ayaa ku adkeeysanaya in ay hayaan xog ku aadan in ay suura gal tahay in daafaca ...
javier-hernandez

Kooxda Juventus Oo Ka Mid Noqotay Kooxaha Raadinayo Xiddiga Kooxda Man United Ee Hernandez

May 23, 2013
Mustaqbalka Hernandez ee Man United ayaa calaamad su`aal saaran yahay iyadoo wararka inta badan ay tilmaamayaan in kooxda ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna