Wednesday, June 19th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wasiirka cusub ee dalxiiska oo balan qaaday in sanadkan uu dhaqaale badan ka soo hooyn doono dalxiiska .

Published on April 1, 2012 by   ·   No Comments

01.Apr.2012:- Wasiirka cusub ee Wasaarada dalxiiska Dan Mwazo ayaa waxa uu sheegay in uu bar tilmaameedkiisa sanadkan ee ku aadan dalxiisayaasha dalka soo booqanaya  uu yahay in ay gaaraan 3 milyan tiradaasi oo ka badan tii sanadii aanu soo dhaafnay oo ahayd 2 milyan .

Mr Dan oo ah Wasiirka cusub ee Dalxiiska ayaa sidoo kale sheegay in uu ku haminaayo in daqliga ka soo baxaya dalxiiska sanadkan uu gaaro  135 bilyan oo shilling .

Sanadii aanu soo dhaafnay ayaa daqliga ka soo xarooday waaxda dalxiiska dalka waxa uu gaaraayay ilaa  98-bilyan oo shilling.

Waaxda dalxiiska ee dalka ayaa ka mida ah ilaha dhaqaale ee ugu waawayn ee uu dowlada daqli badan ka soo galo.

Wasiirkii hore ee dalxiiska ee dhawaan xilka laga qaaday mr Najiib Balaala ayaa waxa ay qubarada dhanka dhaqaalaha sheegeen in guula dhaqaale uu ka soo hooyay waaxda dalxiiska ee dalka .

Local News

KNUT Offices

Dowlada oo maclimiinta ka dalbatay in ay waqti ay siiyaan .

June 19, 2013
Dowlada ayaa ugu baaqday ururada maclimiinta dalka in ay waqti kufilan ay siiyaan dowlada oo dalabkooda ay ugajawaabto. Wasiirka ...
barlam kenya

Xubnaha sanatarada dalka oo dalbanaya in dowlada ay isbitaalo ka hirgaliso countiya.

June 19, 2013
Aqalka Sanatarada ee dalka ayaa waxa ay doonayaan in ay dowlada isbataalada siwacan u qalabaysan ay kadhisto  countiwaliba ...
JUBILEE

Isbahaysiga Jubilee oo lagu wado in ay maAnta shaaciayan musharaxa uga qayb galaya doorashada Makweeni.

June 19, 2013
Isbahaysiga JUbilee ayaa lagu wadaa in maanta ay shaaca ka qaadaan musharaxa uga qayb gali doona doorashada ku ...
solar-laptop-charger

ururka qaran ee waalidiinta oo ka soo horjeedsaday mashruuca lap topka ardada la siinayo.

June 19, 2013
Ururka ay ku bahoobeen waalidiinta dalka ayaa si wayn uga soo horjeedsaday mashruuca dowlada Jubilee ay ku doonayso ...
mandera

Dadka countiga mandera oo loogu baaqay in hubka sharci darada ay iska soo wareejiyaan .

June 18, 2013
Dowlada Kenya  ayaa ugu baaqday dadka ku dhaqan countiga Mandera ee gobolka wuqooyi bari in dadka haysta hubka ...
kenya troops somlia-story-top

Qarax Ciidamada Kenya lagula eegtay Kismaayo {Sawirro}

June 18, 2013
Qarax xooggan ayaa xaafadda V-afmadow ee magaalada Kismaayo lagula eegtay gaadiid ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ...
kenya and nigeria

Dowladaha Kenya iyo Nigeria oo ka wada hadlaya siidaynta saraakiil Kenyan ah.

June 18, 2013
Dowladaha Kenya iyo Nigeria  ayaa waxa u socda wada hadalo ku aadan sidii ay dowlada Naajeeriya u soo ...
Raila..

Waaxad kayd haynta dalka oo dalbanaya kordhinta gunada dhanka safarada ee Raila .

June 18, 2013
Waaxda kayd haynta qaran ee dalka ayaa waxa ay ka dalbaday baarlamaanka in ay ansixiyaan kordhinta lacagta gunada ...
Aggrey-Adoli

Booliiska oo ka warbixiyay laba nin oo looga shakiyay argagixiso oo shalay ay mombasa ee ku toogteen.

June 18, 2013
Booliiska magaalada Mombasa ayaa waxa ay faahfaahin ka bixiyeen 2 nin oo looga shakiyay in ay argagixiso ahaayeen ...
KNUT Offices

Maclimiinta dalka oo shaqa joojin ku hanjabay iyo dowlada isku dayaysa in ay ka hortagto.

June 18, 2013
Ururka ay ku bahooben maclimiinta dalka ayaa waxa ay ku gacan sayreen baaqii dowlada ee ahaa in ay ...
oyun oyna