27.Apr.2012:- Waxaan Ku wargalinaynaa Aqristayaasheena Sharafta Leh in Maalin Walbaa oo Jimce ah aan idin soo Gudbin Doono Dhacdooyin Qaas ah oo aad Uxiisa Badan,Sida Layaabka Todobaadka,Warbixin Qaas ah oo Asbuuca laga diyaarinayo,taariikh Xusuuseed qaybo kala duwan leh,Qayb Kororso Aqoontaada ah.
sidoo kale waxaan u balan qaadaynaa Aqristayaasheena aan jecelnahay in Maalinta Jimcaha aan usoo gudbinayno taariikh Nololeedkii qaar ka Tirsan Asxaabtii Nabigeena Muxamed “NNK” Ridwaanlaahi Calayhim.
waxaa jiri doonta sidoo kale warbixino iyo qaybo aqoon isweedaarsi ah oo aan su aalo idin kugu soo bandhigi doono islamarkaana Bogga looga soo jawaabayo.
waxaa meesha ka marneyn sidoo kale dhanka Warbixinada caafimaadka ,Sportska iyo wararkii caadiga ahaa ee Bogga.
Hadaba marwalbaa wehel ak dhigo Bogga Starfm ee www.Starfm.co.ke
Wad mahadsantihiin
Asc damaan tatixiyalka ithacat star fm, aniga oo eh galbisafi waan dixilaxa gabdaxa muslimatka inay mithibkotha ay dorinin maxayeli mithibka madowga walamaxelan.
Thanks starfm 100 times
Waad mahad santihin bahda starfm walal yaal dhamantina sidad udhantihin
Ok
Wad mahedsantahin starfm