Saturday, May 19th, 2012

Xukuumada Turkiga oo balan qaaday in masaajido badan ay ka dhisayso Somaliya.

Published on February 8, 2012 by   ·   No Comments

08.February.2012:- Wafdi ka socda Wasaaradda Garsoorka,Cadaaladda,Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda kmg ah ee Soomaaliya oo socdaal shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa magaalada caasimada u ah ee Ankara kulan waxa ay kula yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Turkiga.

Masuuliyiintaan socdaalka ku jooga Turkiga oo uu hogaaminayo Wasiirudowlaha Wasaaradda Garsoorka,Cadaaladda,Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa waxaa magaalada Ankara kulan ku aadan sidii loo kordhin lahaa xiriirka labada dal gaar ahaan xaga diinta kula qaateen mas’uuliyiin uu hogaaminayo wadaadka xaga diinta ugu sareeya dowladda Turkiga Prof. Dr. Mehmed Gormez.

Sheekh Axmed C/laahi Xuseen(Sheekh Fanax) oo ah Wasiirudowlaha Wasaaradda Awqaafta oo wareysi siiynaayay idaacada ku hadasha codka dawlada somaliya isaga oo ku sugan magaalada Ankara ayaa tilmaamay in ay isku afgarteen wadaadka ugu sareeya dalkaasi sameynta gudi kakala socda labada Dowladood kuwaasi oo wadajir uga shaqeeya Arrimaha Diinta iyo in sidoo kale ayTurkigu gudaha dalka somaliya ka hirgeliyaan dhismaha Masaajidyo ,qaar kalena la tayacdiro.

 Xukuumada Ankara ayaa siwayn u danaynaysa arimaha somaliya iyadoo dadal wayn ugu jirta sidii ay u kasban lahayd taageerada shacabka soomaaliyeed.

PDF Download    Send article as PDF   

Readers Comments (0)




Local News

CRIME-SCENE_NET

Wiil uu dhalay wasiirka Maaliyada Kenya oo is dilay.

17.May.2012;-  Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada  Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi. Wiilkani uu dhalay ...
Eugene Wamalwa

Wasiirka cadaalada oo walaac ka muujiyay dhalinyarada badan ee kibandha la’aanta ah.

17.May.2012:-  Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene  Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
uhuru

Uhuru oo dhawaan shaacinaya Xisbiga uu doorashada uga qayb galayo.

17.May.2012;-  Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
ACCIDENT-

Shil gaari oo dad ku dhinteen oo ka dhacay wadada Muranga ee Kenya

17.May.2012:-  ugu yaraan 15 qof  ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
tb

Gabaabsi dhanka Talaalka Nooca looga hortago TB oo dalka ka jira .

17.May.2012:-  Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
shariif

Madaxwayne shariif oo ka warbixiyay Kulankii Golaha amaanka ee Newyork ka dhacay

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
mom

Booliiska Gobolka Xeebta oo baaraya weerar xalay lagu qaaday goob Club ah .

16.May.2012;-  Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club  ah oo ...
mukuruy

Dab ka kacay xaafada isku raran ah oo ku taala Nairobi

16.May.2012;-  In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
kakuma

Gaadiidleyda reer Kaakuma oo qiimaha shidaalka ka cabanaaya .

15.May.2012;-  Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
KENYA

Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo lala beegsaday askar Kenyaan ah oo ku sugnayd xerada dhagaxlay.

15.May.2012:-  Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...

Sports

pod

Podolski oo ka mid noqday ciyaaryahanada Arsenal (sawiro)

16.May.2012:-  laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub. Podolski ayaasi ...
van-persie490ai

Kooxda Juventus oo doonaysa Van Persie

15.May.2012:-  Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
hezard

Eden Hazard “waxaan kusoo wajahanahay Manchester”

15.May.2012;-  Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille  Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
ibra

Ibrahimovic oo la sheegay inuu sii ahaanayo ciyaaryahan ka tirsan Kooxda AC Milan

15.May.2012;-  Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan  Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
benzema

Benzema oo Xaqiijiyay inuu sii joogayo Kooxda Real Madrid

15.May.2012;-  Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna