Wilshere oo garoomada ka maqnaanaya tan Iyo dhamaadka Xili ciayareedkaan.
Published on February 1, 2012 by Idaajaa · No Comments
01.February.2012:- Kubada qaabeeyaha da’da yar ee Kooxda Arsenal ayaa markale maqlay ereyo naxdfin badnaa oo sheegayay inuu garoomada kasii maqnaanayo tan iyo dhamaadka xili ciyaareedkaan.
Jack Wilshere ayaa baaritaan lagu sameeyay maanta lagu ogaaday inuu wali qabo dhaawac kale oo dhanka Anqawga Midig ah,taas oo macquul ah inuu seegi dhamaan xili ciyaareedkaan oo idil.
20jirkaan ayaa garoomada ka maqnaa tan iyo bilowgii xili ciayareedkaan waxaana la saadaalinaayay inuu dib usoo laabto bishaan maanta bilaabatay laakiin baaritaankii eegmada ahaa ayaa cadeeyay inuu wali jiro jab dhanka Anqawga ah.
tani waxa ay markale wareer ku noqonaysaa qorshihii kooxda xulka qaranka Ingiriiska iyo midka macalinka wenger-ka arsenal oo si wayn u saadaalinaayay soo alabashada laacibkaan,
17.May.2012;- Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi.
Wiilkani uu dhalay ...
17.May.2012:- Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
17.May.2012;- Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
17.May.2012:- ugu yaraan 15 qof ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
17.May.2012:- Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
16.May.2012:- Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
16.May.2012;- Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club ah oo ...
16.May.2012;- In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
15.May.2012;- Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
15.May.2012:- Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...
16.May.2012:- laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub.
Podolski ayaasi ...
15.May.2012:- Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
15.May.2012;- Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
15.May.2012;- Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
15.May.2012;- Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...
HEESTA MAANTA
VIDEO