Tottenham oo si rasmi ah u shaacisay saxiixa Ciyaaryahan Ryan Nelsen.
Published on February 2, 2012 by Idaajaa · No Comments
02.February.2012:- Kooxda Kubada Cagta Tottenham ayaa xaqiijisay inay maanta soo gabagabaysay saxiixa daafaca kooxda Blackburn Ryan Nelsen ka dib markii labada dhinac ay heshiiskooda shaaciyeen ka hor dhamaadkii Suuqa.
Ryan Nelsen oo dhawr mar oo hore iska diiday dalabka Spurs ayaa haatan si rasmi ah ugu soo biiray waxa uuna shaaciyay inuu aad ugu faraxsanyahay kooxdiisa Cusub.
macalinka kooxda Spurs-ka Harry Redknapp ayaa siwayn usoo dhaweeyay daafacaan oo uu siwayn mudo u raadinaayay waxa uuna sheegay inuu u badalaayo booskii ciyaaryahan Bassong oo qaab amaah ah ugu biiray kooxda Wolves.
Tottenham ayaa siwayn uga faaidaysatay waqtigii uu furnaa suuqa kala iibsiga ciyaaryahanada waxayna soo xera galisay Saha oo dhanka weerarka ah iyo xidiagan dhanka daafaca ah.
17.May.2012;- Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi.
Wiilkani uu dhalay ...
17.May.2012:- Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
17.May.2012;- Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
17.May.2012:- ugu yaraan 15 qof ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
17.May.2012:- Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
16.May.2012:- Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
16.May.2012;- Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club ah oo ...
16.May.2012;- In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
15.May.2012;- Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
15.May.2012:- Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...
16.May.2012:- laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub.
Podolski ayaasi ...
15.May.2012:- Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
15.May.2012;- Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
15.May.2012;- Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
15.May.2012;- Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...
HEESTA MAANTA
VIDEO