Wasaarada socdaalka oo sheegtay in ay dardar galin doonto soo saarida kibandhaha .
Published on January 27, 2012 by Idaajaa · 1 Comment
27.January.2012;- Dad kenyan ah oo gaaraya 5 milyan ayaa heli doona kaarka aqoonsiga ee Kibaandhaha loo yaqaan ka hor doorashada guud ee soo socota waxa sidaasi shaaciyay wasaarada socdaalka .
Wasiirka socdaalka ayaa waxa uu sheegay in waaxda kayd haynta dalka ay bixisay lacag dhan Sh1.3 bilyan oo shilling si loogu hir galiyo howsha goynta iyo soo saarida kibaandhaha .
wasiirka ayaa waxa uu intaa ku daray in lacagtani lagu iibin doono qalab isla markaana shaqaalo iyo gawaari lasoo iibin doono0.
masuulkaan ugu sareeya dhanka socdaalka ayaa farta ku fiiqay in wasaaradiisa ay awood u leedahay in ay soo saarto 60 kun oo kibaandho maalinkii .
Mr Kajwang ayaa waxa uu cabasho ka muujiyay in qaar ka mid ah dadka kibandhaha goosta aysan marka ay kibandhaha soo baxaan aysan ka qaadanayn xafiisyada .
Hadalka wasiirka ayaa ku soo beegmaya xili dad badan oo ku dhaqan gobolka Waqooyi bari ay ka cabanayaan kibaandho la’aan iyada oo ay doorashada soo dhawdahay .
aniga waxaan qabaa in dadka dagan. waqooyi bari in ay ubahan yihiin xiligaan kala guurka ah kitaan bulusho,waayo waxaa soo socta doorasho marka qof aan heysanin kitan bulusho.waxbo madooran karo marka in ay helaan xaqooda kitaan bulusho iyo in marka loo jaro ay usoo baxdo kitan bulasha ayasan dhumin
16.February.2012:- Xoghayaha guud ee ururka COTU Francis Atwoli ayaa canbaareeyay siyaasiyiinta wada ololaha tartanka madaxwaynanimada ee waqtigiisii laga ...
06.February.2012:- Weeraryahanka Xulka Qaranka Netherlands iyo Kooxda Reer Germany ee Schalke Klaas-Jan Huntelaar ayaa sheegay inuusan ka shalaynaynin ka ...
aniga waxaan qabaa in dadka dagan. waqooyi bari in ay ubahan yihiin xiligaan kala guurka ah kitaan bulusho,waayo waxaa soo socta doorasho marka qof aan heysanin kitan bulusho.waxbo madooran karo marka in ay helaan xaqooda kitaan bulusho iyo in marka loo jaro ay usoo baxdo kitan bulasha ayasan dhumin