Thursday, February 23rd, 2012

Warbixin cusub oo ay soo saartay hay’ad caalami ah oo dowlada kenya ugu baaqday xal u helida shaqa la’aanta dhalinta .

Published on January 26, 2012 by   ·   2 Comments

26.January.2012:-  Kooxda caalamiga ah ee the International Crisis Group ayaa warbixin ay soo saareen ku sheegay in dhalinyarada Kenyanka ah sababaha ku qasba in ay ku biiraan xarakada Alshabaab ay ka mid tahay shaqa la’aanta dhalinyarada Kenyanka haysata.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in ay kooxda Alshabaab goobaha ay ka qortaan dhalinyarada ay yihiin goobaha hormarkooda uu liito sida gobolada dhanka hormarka ku hooseeya oo dhalinyaradooda shaqa la’anta ku habsato .

Warbixinta ay maanta soo saartay kooxda Internatinal crisisi group ayaa waxa ay ku xuseen in kooxda Alshabaab ay dhalinyarada kenyanka ah ee ku biiraya ay ka qortaan gobolada Xeebta iyo gobolka Waqooyi bari goboladaasi oo ay Shabaab ay ogyihiin in ay joogaan dhalinyaro badan oo shaqa la’aan ah .

waxayna sidoo kale waxbixintu  muujinaysa in xuduuda dheer ee u dhaxaysa soomaaliya iyo dalka Kenya in sidoo kale ay sare u qaaday taageerayaasha Alshabaab ee gudaha  Kenya sababtuna ay tahay in ay soo gali karaan gudaha markii ay rabaan ayna ka  laaban karaan .

International Crisis Group ayaa warbixinteeda ku tilmaamtay in Alshabaab oo kenya ay kula dagaalanto gudaha soomaaliya aysan xal kama danbays ah keenayn maadaama ay kenyan badan ay isu badaleen kuwa xag jir ah .

PDF Printer    Send article as PDF   

Readers Comments (2)

  1. Osman farah says:

    Hundred percent is right

  2. Waa run walal maxa yele dwlda kenya herka hada lajogo dalinyaro somalied shaqaba masiso. Ya dhiidi in ay dalinyarada wax walbo ey kudaqaqaan.




Local News

KIBAKI-UNEP2012

madaxweyne Kibaki iyo wafdi uu Hogaaminaayo oo maanta lagu wado in ay ukicitimaan Magaalada London.

21.February.2012:-  Madaxweyne Kibaki oo horkacaya ergo balaaran ayaa maanta ka ambabixi doona dalka isagoo u kicitimi doona Magaalada London ...
Raila_Odinga111

Raila oo la sheegay in uu ku guulaysan lahaa wareega labaad hadii maanta doorashada madaxweyne nimada la qabto .

21.February.2012:-  Raisal wasaare Raila Odinga ayaa kaga guulaysan doona tartanka wareega labaad ee madaxweyne nimada Uhuru Kenyatta hadii ...
doctors1

shaqaalaha caafimaadka ee Kenya oo wacad ku maray in ay shaqo joojin ku dhaqaaqi doonaan.

21.February.2012:-  Shaqaalaha caafimaadka ayaa waxa ay wacad ku mareen in ay ku dhaqaaqi doonaan shaqo joojin  bisha soo ...
burcadbadeed

Dowlada Denmark oo burcad badeed Somali ah ku wareejisay dalka kenya.

19.february.2012:-  Dowlada dalka Kenya ayaa aqbashay in ay maxkamadayso 4 qof oo looga shakisanyahay in ay burcad badeed ...
kenya-police (1)

Dowlada oo qoraysa ciidamo dheeraad ah oo la tacaala hadii ay rabshado dhacaan doorashada soo socota.

19.february.2012:-  Dowlada ayaa qorshaynaysa in ay qorto booliis dhan 7Kun Bisha soo socota si loo xoojiyo amaanka ka ...
Son-px

Muran Dublamaasiyadeed oo soo kala dhex galay Kenya iyo Zambia.

19.february.2012:-  Muran dhanka dublamaasiyada ah ayaa ka dhex qarxay dalka Zambia iyo dalka Kenya ka dib markii Zambia ...
atwoligood

Francis Atwoli oo canbaareeyay siyaasiyiinta wada ololaha doorashada soo socota.

16.February.2012:- Xoghayaha guud ee ururka COTU Francis Atwoli ayaa canbaareeyay siyaasiyiinta wada ololaha tartanka madaxwaynanimada ee waqtigiisii laga ...

Raila oo ku baaqay in laga hortago wax waliba oo rabrashad dhalin kara.

16.February.2012;- Raisul wasaare  Raila Odinga ayaa ugu baaqay hogaamiyayaasha in ay feejignaan muujiyaan marka ay ku jiraan ololaha ...

Israel oo balan qaaday in kenya ay ka kaalmayn doonto dhanka wax soo saarka beeraha.

16.February.2012:- Dowlada Israel ayaa waxa ay balan qaaday in ay gacan ka gaysan doonto sidii uu dalka Kenya ...
MEMBERS OF PAL

Baarlamaanka oo dalbaday in la kordhiyo waqtiga ay ku ansixinayaan biilalka muhiimka ah .

15.February.2012:-  Xildhibaanada baarlamaanka ayaa waxa ay doonayaan in waqtiga kama danbaysta ah ee loo qabto in lagu ansixiyo ...

Sports

vanpersie_2696900

Van Persie oo beeniyay inuu u socdo Kooxda Real Madrid.

11.February.2012:-  Weeraryahanka Kooxda Arsenal Roben Van Persie ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya inuu qorshaynaayo sidii uu ugu ...
2012-02-10_ENTRENO_18.v1328899852

Pedro oo dib ugu soo laabtay kooxdiisa ka dib dhaawac uu la maqnaa.

11.february.2012;-  Iyadoo qaar ka tirsan ciyaaryahanada kooxda koowaad ee Barcelona ay dhawaanahaan la maqnaayeen qaab dhaawac ah ayaa ...
derossi-roma490_3

Daniele De Rossi oo ka hadlay sababaha uu kooxda Roma ugu saxiixay qandaraaska dheer.

06.February.2012:- Daniele De Rossi oo shalay qalinka Ku Duugay qandaraas Dheer oo gaaraya ilaa iyo 5 sano oo ...

Huntelaar oo sheegay inuusan ka shalaynayn ka hayaamidii Real.Milan iyo Ajex.

06.February.2012:- Weeraryahanka Xulka Qaranka  Netherlands iyo Kooxda Reer Germany ee Schalke Klaas-Jan Huntelaar ayaa sheegay inuusan ka shalaynaynin ka ...
rh

Ribery “waa in aan tagnaa finaalka Championka”

02.February.2012;-  Weeraryahanka kooxda Bayern Munich Franck Rebery ayaa sheegay in sanadkaan ay muhiim tahay in ay gaaraan wareega ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna porno