Thursday, February 23rd, 2012

Tababare Arsene Wenger oo soo jeediyey in laga dhaqan geliyo Premier League sharuuc cusub oo ku aadan ciyaartoyda amaahda lagu qaadanayo.

Published on January 28, 2012 by   ·   No Comments

28.Janaury.2012:- Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa ugu baaqay Premier League in wax laga badalo sharciga amaahda, isagoo ku adkeystay in ciyaartoyda da’doodu ka weyn tahay 21 sanno jirka in aanan amaah loo dirin.

Kooxda ay xifaaltamaan Arsenal oo ay ka wada dhisan yahiin waqooyiga London Tottenham ayaa ku riyaaqsan saxiixa ay sida amaahda ah ay kaga soo qaateen Manchester City weeraryahan Emmanuel Adebayor, 27 jirkan ayaa waxa uu dhaliyey sagaal gool isagoo kooxda ka caawiyo in ay soo gasho kaalinta seddexaad.

Weeraryahanka reer Togo ayaa awoodi waayey in uu ciyaaro kulankii Spurs ay la ciyaartay kooxda leh milkiilinimada ciyaaryahanka ee Man City.

“Shaqsi ahaan, kama mamnuuceen ciyaartoyda amaahda ku baxaya inay ka horyimaadaan kooxaha iska leh,”.

“Waxa aan jeclaan lahaa inaan ku arko Premier League ayaa ah inaan la ogolaanin in amaah lagu diro ciyaartoyda da’doodu ka weyn tahay 21 sanno,” ayuu yiri.

“Xiligan la joogo waa fursad ay kooxo qaar ku kicin karaan kooxo kale iyagoo aan waayin lahaanshaha ciyaaryahanka,”.

“Tusaale ahaan, haddii koox weyn y u dirto  ciyaaryahan weyn amaah koox kale oo Premier League ka ciyaarta, kooxda amaahda bixisay ayaa faa’idada inteeda badan iska leh,”.

“Ciyaaryahanka kama hor imaan doono kooxda iska leh, sidaasi ay tahayna waxa uu burburinayaa kooxaha ay kooxda iska leh xafiiltamaan

Wenger ayaa difaacay amaahdii ay Chelsea kaga sooq aateen Yossi Benayoun xagaagii lasoo dhaafay waxa uuna sheegay in Gunners ay danta kuq asabtay in ay suuqa ka day dayaan ciyaaryahan ay amaah ah kusoo qaataan.

“Waa run inta badan sidaasi ma sameeyo. Lakiin waxaan ku jirnay maalinta ugu danbeysay suuqa, waana ogeyn in Jack Wilshere uu u baahnaa qaliin,”.

“Waxaa nagu yaraa ciyaartoyda khadka dhexe, waxaana u baahneyn labo ciyaaryahan marka laga maarmaan ayay nagu aheyd inaan amaah doonano.

Free PDF    Send article as PDF   

Readers Comments (0)




Local News

KIBAKI-UNEP2012

madaxweyne Kibaki iyo wafdi uu Hogaaminaayo oo maanta lagu wado in ay ukicitimaan Magaalada London.

21.February.2012:-  Madaxweyne Kibaki oo horkacaya ergo balaaran ayaa maanta ka ambabixi doona dalka isagoo u kicitimi doona Magaalada London ...
Raila_Odinga111

Raila oo la sheegay in uu ku guulaysan lahaa wareega labaad hadii maanta doorashada madaxweyne nimada la qabto .

21.February.2012:-  Raisal wasaare Raila Odinga ayaa kaga guulaysan doona tartanka wareega labaad ee madaxweyne nimada Uhuru Kenyatta hadii ...
doctors1

shaqaalaha caafimaadka ee Kenya oo wacad ku maray in ay shaqo joojin ku dhaqaaqi doonaan.

21.February.2012:-  Shaqaalaha caafimaadka ayaa waxa ay wacad ku mareen in ay ku dhaqaaqi doonaan shaqo joojin  bisha soo ...
burcadbadeed

Dowlada Denmark oo burcad badeed Somali ah ku wareejisay dalka kenya.

19.february.2012:-  Dowlada dalka Kenya ayaa aqbashay in ay maxkamadayso 4 qof oo looga shakisanyahay in ay burcad badeed ...
kenya-police (1)

Dowlada oo qoraysa ciidamo dheeraad ah oo la tacaala hadii ay rabshado dhacaan doorashada soo socota.

19.february.2012:-  Dowlada ayaa qorshaynaysa in ay qorto booliis dhan 7Kun Bisha soo socota si loo xoojiyo amaanka ka ...
Son-px

Muran Dublamaasiyadeed oo soo kala dhex galay Kenya iyo Zambia.

19.february.2012:-  Muran dhanka dublamaasiyada ah ayaa ka dhex qarxay dalka Zambia iyo dalka Kenya ka dib markii Zambia ...
atwoligood

Francis Atwoli oo canbaareeyay siyaasiyiinta wada ololaha doorashada soo socota.

16.February.2012:- Xoghayaha guud ee ururka COTU Francis Atwoli ayaa canbaareeyay siyaasiyiinta wada ololaha tartanka madaxwaynanimada ee waqtigiisii laga ...

Raila oo ku baaqay in laga hortago wax waliba oo rabrashad dhalin kara.

16.February.2012;- Raisul wasaare  Raila Odinga ayaa ugu baaqay hogaamiyayaasha in ay feejignaan muujiyaan marka ay ku jiraan ololaha ...

Israel oo balan qaaday in kenya ay ka kaalmayn doonto dhanka wax soo saarka beeraha.

16.February.2012:- Dowlada Israel ayaa waxa ay balan qaaday in ay gacan ka gaysan doonto sidii uu dalka Kenya ...
MEMBERS OF PAL

Baarlamaanka oo dalbaday in la kordhiyo waqtiga ay ku ansixinayaan biilalka muhiimka ah .

15.February.2012:-  Xildhibaanada baarlamaanka ayaa waxa ay doonayaan in waqtiga kama danbaysta ah ee loo qabto in lagu ansixiyo ...

Sports

vanpersie_2696900

Van Persie oo beeniyay inuu u socdo Kooxda Real Madrid.

11.February.2012:-  Weeraryahanka Kooxda Arsenal Roben Van Persie ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya inuu qorshaynaayo sidii uu ugu ...
2012-02-10_ENTRENO_18.v1328899852

Pedro oo dib ugu soo laabtay kooxdiisa ka dib dhaawac uu la maqnaa.

11.february.2012;-  Iyadoo qaar ka tirsan ciyaaryahanada kooxda koowaad ee Barcelona ay dhawaanahaan la maqnaayeen qaab dhaawac ah ayaa ...
derossi-roma490_3

Daniele De Rossi oo ka hadlay sababaha uu kooxda Roma ugu saxiixay qandaraaska dheer.

06.February.2012:- Daniele De Rossi oo shalay qalinka Ku Duugay qandaraas Dheer oo gaaraya ilaa iyo 5 sano oo ...

Huntelaar oo sheegay inuusan ka shalaynayn ka hayaamidii Real.Milan iyo Ajex.

06.February.2012:- Weeraryahanka Xulka Qaranka  Netherlands iyo Kooxda Reer Germany ee Schalke Klaas-Jan Huntelaar ayaa sheegay inuusan ka shalaynaynin ka ...
rh

Ribery “waa in aan tagnaa finaalka Championka”

02.February.2012;-  Weeraryahanka kooxda Bayern Munich Franck Rebery ayaa sheegay in sanadkaan ay muhiim tahay in ay gaaraan wareega ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna porno