Saturday, May 19th, 2012

January 2012

kaka

Kaka oo war farxad leh ka Helay Kooxdiisa Real Madrid.

30.January.2012:- Kubad qaabeeyaha baasaska qurxoon ee  Kooxda Real Madrid Kaka ayaa daboolka ka qaaday in uu kalsooni dhanka mustaqbalkiisa ah ka helay maamulka sare ee Kooxda ...

More From January 2012

raila_odinga

Raisul wasaare Odinga oo amray in lajoojiyo Duminta guryaha ee dawladu ay wado.

30.January.2012:- Raisul wasaare Raila Odinga ayaa amar ku bixiyay in gabi ahaanba la joojiyo duminta dhismooyinka ka dib markii uu cunug ...
mombasa2

Haweenay looga shakisanaa in ay taageerto Alshabaab oo ka baxsatay booliiska magaalada Mambasa .

30.January.2012:- Howlgal ay fuliyeen waaxda booliska ee la dagaalanka argagixisada ayaa fashil ku soo dhamaaday ka dib markii haweenay u dhalatay ...
daliban

Madaxwaynaha Afqaanistaan oo qorshaynaya wada hadalo uu la galo kooxda Dalibaan.

30.January.2012:- Dowlada wadanka Afqaanistaan ayaa qorshaynaysa in ay kula kulanto kooxda Daalibaan dalka sacuudiga, taasi oo ah dadaal lagu doonayo in ...
uhuru-profile

Uhuru oo maanta si rasmi ah xilka wasaarada maaliyada ugu wareejinaya mr Githae.

30.January.2012:- Raisul wasaara ku xigeenka Uhuru Kenyatta ayaa maanta lagu wadaa in uu si rasmi ah ugu wareejiyo xilka wasaarada maaliyada ...
ocampo4

Waqtigii loo qabtay 4-dii shaqsi ee ay dacwadahooda ansixisay ICC in ay racfaan ku gudbiyaan oo maanta ku eg.

30.January.2012:- Maanta ayaa waxa ku eg waqtigii kama dambaysta ahaa ee ay 4 shaqsi ee Kenyanka ah ay ku gudbin karaan ...
images (5)

Burcad hubaysan oo dhac u gaystay laanta bangiga Barclays ee xafaada Islii.

30.January.2012:- Rag  looga shakisanyahay in ay burcad ahaayeen ayaa laanta Bangiga  Barclays Bank ee xaafada  Islii waxa ay xalay maqribkii ka ...
star fm

Hadii aad Joogto Doolow Somaliya ama Doolow Itoobiya Star FM ka dhagayso 97.5.

28.January.2012:- Maamulka Idaacada Star Fm oo wali wada dadaalka ay ku doonayaan inay daboolaan dhamaan baahida shacabka Ku hadlay Luuqadaha Somaliga,Kiswahili,islamarkaana ...
Alex_2686382 (1)

Alex oo isaga hayaamay Chelsea kuna Biiray PSG.

28.January.2012:- Masuuliyiinta kooxaha Chelsea iyo PSG ayaa sheegay in alex uu isaga soo ahayaamayo kooxdiisii Chelsea uuna ku biiraayo PSG, Kooxda PSG ...
Arsene-Wenger-01

Tababare Arsene Wenger oo soo jeediyey in laga dhaqan geliyo Premier League sharuuc cusub oo ku aadan ciyaartoyda amaahda lagu qaadanayo.

28.Janaury.2012:- Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa ugu baaqay Premier League in wax laga badalo sharciga amaahda, isagoo ku adkeystay in ciyaartoyda ...

« Back    More »

Local News

CRIME-SCENE_NET

Wiil uu dhalay wasiirka Maaliyada Kenya oo is dilay.

17.May.2012;-  Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada  Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi. Wiilkani uu dhalay ...
Eugene Wamalwa

Wasiirka cadaalada oo walaac ka muujiyay dhalinyarada badan ee kibandha la’aanta ah.

17.May.2012:-  Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene  Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
uhuru

Uhuru oo dhawaan shaacinaya Xisbiga uu doorashada uga qayb galayo.

17.May.2012;-  Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
ACCIDENT-

Shil gaari oo dad ku dhinteen oo ka dhacay wadada Muranga ee Kenya

17.May.2012:-  ugu yaraan 15 qof  ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
tb

Gabaabsi dhanka Talaalka Nooca looga hortago TB oo dalka ka jira .

17.May.2012:-  Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
shariif

Madaxwayne shariif oo ka warbixiyay Kulankii Golaha amaanka ee Newyork ka dhacay

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
mom

Booliiska Gobolka Xeebta oo baaraya weerar xalay lagu qaaday goob Club ah .

16.May.2012;-  Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club  ah oo ...
mukuruy

Dab ka kacay xaafada isku raran ah oo ku taala Nairobi

16.May.2012;-  In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
kakuma

Gaadiidleyda reer Kaakuma oo qiimaha shidaalka ka cabanaaya .

15.May.2012;-  Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
KENYA

Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo lala beegsaday askar Kenyaan ah oo ku sugnayd xerada dhagaxlay.

15.May.2012:-  Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...

Blogroll

World News

icc

Maxkamada ICC-da oo Raadinaysa dagaal Ooge u dhashay wadanka Congo.

17.May.2012:-  Maxkamada danbiyada caalamiga ah ee ICC da ee dalka Holand ayaa sheegtay inay si wayn u doonayso ...
serbia

Ratko oo ay maalintii labaad maxkamadayntiisu ka socotaa ICC da.

17.May.2012:-  Hogaamiyihii Militeriga ahaa ee hogaaminayay ciidamadii Serbiya oo loo haysto 11 eedaymood oo ay ku jiraan danbiyo ...
ban

Xubno ka tirsan mucaaradka dalka Bangladesh oo xabsi la dhigay.

17.May.2012:-  ilaa iyo 33 ka tirsan hogaamiyayaasha mucaaradka dalka Bangladesh ayaa  xabsiga la dhigay iyagoo lagu eedaynaayay inay ...
sp

Boqorada Spain oo joojisay booqasho ay ku tagi lahayd dalka Britten.

17.May.2012;-  Boqorada dalka Spain Mss Sofia ayaa lagu soo waramayaa inay cansal garaysay booqasho ay ku tagi lahayd ...
berlin

Hollande iyo Merkel oo qabanaya kulanka Midowga Yurub ee ka dhacaya Barliin.

16.May.2012:-  Ninka dhawaaan loo dhaariyay Madaxwaynaha dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa balan qaaday inuu kala shaqayn doono dowlada ...
syr

Dad ku geeriyooday weeraro ka dhacay wadanka Siiriya.

16.May.2012:-  Ugu yaraan 20 ruux oo ka qayb galayay aas loo samaynayay dad horey ugu geeriyooday rabshadaha ka ...

Pakistaan oo la rajaynayo inay ka qayb gasho kulanka Nato ee Afganistaan ka dhacaya.

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dalka Pakistaan Asif Ali Zardari ayaa lagu wadaa todobaadkan inuu ka qayb galo kulanka isbahaysiga Naato ...
h

Mr Hollande oo loo dhaariyay xafiiska madaxwaynaha Farance.

15.May.2012:-  Madaxwaynaha cusub ee dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa si rasmi ah u noqday madaxwaynaha wadankaasi kadib markii ...

Business

petrol-station1

Qiimaha shidaalka Noocyadiisa kala duwan oo hoos loo soo dhigay .

15.January.2012:-  Qiimaha shidaalka noocyadiisa kala duwan ayaa mar kale hoos loo dhigay .Sida ay sheegeen gudiga  xadaynta qiimaha ...
Wasiirka-dalxiiska-Kenya

Hanaanka dalxiiska dalka oo sare u kacay .

23.December.2011:-   Kobaca dalxiiska dalka ayaa sare u kacay boqolkiiba 17%,  sida lagu sheegay qiimaynta 10-kii  bilood ee ugu danbaysay ...
shidaalka

Dawlada oo hoos u dhigtay Qiimaha shidaalka dalka.

14.December.2011:-Gaadiidleyda ayaa waxa ay ku jiraan farxad iyo raynrayn ka dib markii qiimaha shidaalka hoos loo soo dhigay ...

BEAUTIFUL CITY OF GARISSA

Opinion

Recommendations

oyun oyna