Thursday, February 23rd, 2012

Kooxda Newcastel oo dhamaystirtay Heshiiska Demba Cisse

Published on January 18, 2012 by   ·   No Comments

18.January.2012:-  Kooxda kubada Cagta Newcastle ayaa dhamaystirtay saxiixa ciyaaryahanka Kooxda Freiburg ee weerarka ka ciyaara Papiss Demba Cisse  kaas oo la aamisan yahay in lagu soo qaatay lacag dhan £10million.

Cisse ayaa saxiixay Heshiis Shan sano iyo bar ah oo uu ku joogayo kooxda ka dhisan garoonka St James’ Park.

Xidigan oo ku jira Liiska Qaranka Senegal ayaa waxaa xaqiijiyay in Heshiiskiisa lasoo dhameeyay Kooxda Newcastle  Talaadadii waxaana ay kusoo qaadatay 26 jirkaan  £10million isagoo ka garab dheeli doona Demba Ba.

Cisse ayaa dhaliyay 9 gool Horyaalka Bundesliga  sidoo kale waxaa uu ahaa dhaliyaha goolka kaliya ee qarankiisa ay kaga badiyeen Kenya taas oo ay ugu soo baxeen African Nations Cup, oo sabtiga ka bilaabanaya Equatorial Guinea iyo Gabon on Saturday.

Ciyaaryahan Cisse ayaa xiran doona Number-ka caanka ah ee 9-aad ee dhanka weerarka ah kaas oo uu baneeyay weeraryahanka gool la’aanta ah ee Liverpool katirsan Carrol.

“Waxaa jecelahay in aan umahadceliyo qof kasta soo dhaweyntooda, iyo casuumaada in aan Kooxda usaxiixo’ayuu yiri xidigan oo dhanka kale sheegay in uu ku faraxsan yahay in Kooxda uu kusoo biiro.

PDF Printer    Send article as PDF   

Readers Comments (0)




Local News

KIBAKI-UNEP2012

madaxweyne Kibaki iyo wafdi uu Hogaaminaayo oo maanta lagu wado in ay ukicitimaan Magaalada London.

21.February.2012:-  Madaxweyne Kibaki oo horkacaya ergo balaaran ayaa maanta ka ambabixi doona dalka isagoo u kicitimi doona Magaalada London ...
Raila_Odinga111

Raila oo la sheegay in uu ku guulaysan lahaa wareega labaad hadii maanta doorashada madaxweyne nimada la qabto .

21.February.2012:-  Raisal wasaare Raila Odinga ayaa kaga guulaysan doona tartanka wareega labaad ee madaxweyne nimada Uhuru Kenyatta hadii ...
doctors1

shaqaalaha caafimaadka ee Kenya oo wacad ku maray in ay shaqo joojin ku dhaqaaqi doonaan.

21.February.2012:-  Shaqaalaha caafimaadka ayaa waxa ay wacad ku mareen in ay ku dhaqaaqi doonaan shaqo joojin  bisha soo ...
burcadbadeed

Dowlada Denmark oo burcad badeed Somali ah ku wareejisay dalka kenya.

19.february.2012:-  Dowlada dalka Kenya ayaa aqbashay in ay maxkamadayso 4 qof oo looga shakisanyahay in ay burcad badeed ...
kenya-police (1)

Dowlada oo qoraysa ciidamo dheeraad ah oo la tacaala hadii ay rabshado dhacaan doorashada soo socota.

19.february.2012:-  Dowlada ayaa qorshaynaysa in ay qorto booliis dhan 7Kun Bisha soo socota si loo xoojiyo amaanka ka ...
Son-px

Muran Dublamaasiyadeed oo soo kala dhex galay Kenya iyo Zambia.

19.february.2012:-  Muran dhanka dublamaasiyada ah ayaa ka dhex qarxay dalka Zambia iyo dalka Kenya ka dib markii Zambia ...
atwoligood

Francis Atwoli oo canbaareeyay siyaasiyiinta wada ololaha doorashada soo socota.

16.February.2012:- Xoghayaha guud ee ururka COTU Francis Atwoli ayaa canbaareeyay siyaasiyiinta wada ololaha tartanka madaxwaynanimada ee waqtigiisii laga ...

Raila oo ku baaqay in laga hortago wax waliba oo rabrashad dhalin kara.

16.February.2012;- Raisul wasaare  Raila Odinga ayaa ugu baaqay hogaamiyayaasha in ay feejignaan muujiyaan marka ay ku jiraan ololaha ...

Israel oo balan qaaday in kenya ay ka kaalmayn doonto dhanka wax soo saarka beeraha.

16.February.2012:- Dowlada Israel ayaa waxa ay balan qaaday in ay gacan ka gaysan doonto sidii uu dalka Kenya ...
MEMBERS OF PAL

Baarlamaanka oo dalbaday in la kordhiyo waqtiga ay ku ansixinayaan biilalka muhiimka ah .

15.February.2012:-  Xildhibaanada baarlamaanka ayaa waxa ay doonayaan in waqtiga kama danbaysta ah ee loo qabto in lagu ansixiyo ...

Sports

vanpersie_2696900

Van Persie oo beeniyay inuu u socdo Kooxda Real Madrid.

11.February.2012:-  Weeraryahanka Kooxda Arsenal Roben Van Persie ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya inuu qorshaynaayo sidii uu ugu ...
2012-02-10_ENTRENO_18.v1328899852

Pedro oo dib ugu soo laabtay kooxdiisa ka dib dhaawac uu la maqnaa.

11.february.2012;-  Iyadoo qaar ka tirsan ciyaaryahanada kooxda koowaad ee Barcelona ay dhawaanahaan la maqnaayeen qaab dhaawac ah ayaa ...
derossi-roma490_3

Daniele De Rossi oo ka hadlay sababaha uu kooxda Roma ugu saxiixay qandaraaska dheer.

06.February.2012:- Daniele De Rossi oo shalay qalinka Ku Duugay qandaraas Dheer oo gaaraya ilaa iyo 5 sano oo ...

Huntelaar oo sheegay inuusan ka shalaynayn ka hayaamidii Real.Milan iyo Ajex.

06.February.2012:- Weeraryahanka Xulka Qaranka  Netherlands iyo Kooxda Reer Germany ee Schalke Klaas-Jan Huntelaar ayaa sheegay inuusan ka shalaynaynin ka ...
rh

Ribery “waa in aan tagnaa finaalka Championka”

02.February.2012;-  Weeraryahanka kooxda Bayern Munich Franck Rebery ayaa sheegay in sanadkaan ay muhiim tahay in ay gaaraan wareega ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna porno