Thursday, February 23rd, 2012

Dad gobolka Waqooyi bari oo loogu baaqay in ay waxyaabaha taariiqiga ah ee ay hayaan ay geeyaan masxafka Wajeer.

Published on January 27, 2012 by   ·   1 Comment

27.January.2012:-  Gobolka Waqooyi bari ma lahayn meelo lagu kaydiyo alaabaha hidaha iyo dhaqanka iyo waxyaabaha kale ee taariiqiga ah wixii ka horeeyay  bishii April 2011-kii, markaasi oo dagmada Wajeer  laga furay madxaf amaba goob lagu keydiyo agabyadii hiddaha iyo dhaqanka si ay dadka halkaasi gaar ahaan da,yarta loo xusuusiyo dhaqankii hore iyo taariiqdii hore .

Wariyahayaga Wajeer counti cabdullahi binu cumar ayaa  booqday madxafkaasi waxaa uuna  kula kulamay halkaasi madaxa madxafkaasi oo sheegay in sababihii  loo furay ay ahaayeen in waxyaabihii ay dadka magaalooyin fogfog daawasha ugu aadi lahaayeen degmadooda loo keeno.

sidoo kale wariyaheena ayaa wax badan ka waydiiyay masuulkaan oo sheegay in arintaani ay faa ido u tahay dhalinyarada Gobolka.

mr  Aadan aya sidoo kale bulshada gobolka Waqooyi bari  ku dhiiri geliyay in ay madxafka keenaan waxkasta oo hiddaha iyo dhaqanka ku saabsan.si loogu kaydiyo islamarkaana ay uga faaidaystaan dhalinyarada iyo dhamaan bahda Gobolka.

waxa uuna intaasi raaciyay in loo baahanyahay in la dhawro waxyaabaha xasuusta ah iyo taariikhihii Hore iyo waliba waxyaabaha quseeya dhaqanka.

PDF Download    Send article as PDF   

Readers Comments (1)

  1. Qurxan boy says:

    Sax weye maxa yelay wa arin lama huran ah




Local News

KIBAKI-UNEP2012

madaxweyne Kibaki iyo wafdi uu Hogaaminaayo oo maanta lagu wado in ay ukicitimaan Magaalada London.

21.February.2012:-  Madaxweyne Kibaki oo horkacaya ergo balaaran ayaa maanta ka ambabixi doona dalka isagoo u kicitimi doona Magaalada London ...
Raila_Odinga111

Raila oo la sheegay in uu ku guulaysan lahaa wareega labaad hadii maanta doorashada madaxweyne nimada la qabto .

21.February.2012:-  Raisal wasaare Raila Odinga ayaa kaga guulaysan doona tartanka wareega labaad ee madaxweyne nimada Uhuru Kenyatta hadii ...
doctors1

shaqaalaha caafimaadka ee Kenya oo wacad ku maray in ay shaqo joojin ku dhaqaaqi doonaan.

21.February.2012:-  Shaqaalaha caafimaadka ayaa waxa ay wacad ku mareen in ay ku dhaqaaqi doonaan shaqo joojin  bisha soo ...
burcadbadeed

Dowlada Denmark oo burcad badeed Somali ah ku wareejisay dalka kenya.

19.february.2012:-  Dowlada dalka Kenya ayaa aqbashay in ay maxkamadayso 4 qof oo looga shakisanyahay in ay burcad badeed ...
kenya-police (1)

Dowlada oo qoraysa ciidamo dheeraad ah oo la tacaala hadii ay rabshado dhacaan doorashada soo socota.

19.february.2012:-  Dowlada ayaa qorshaynaysa in ay qorto booliis dhan 7Kun Bisha soo socota si loo xoojiyo amaanka ka ...
Son-px

Muran Dublamaasiyadeed oo soo kala dhex galay Kenya iyo Zambia.

19.february.2012:-  Muran dhanka dublamaasiyada ah ayaa ka dhex qarxay dalka Zambia iyo dalka Kenya ka dib markii Zambia ...
atwoligood

Francis Atwoli oo canbaareeyay siyaasiyiinta wada ololaha doorashada soo socota.

16.February.2012:- Xoghayaha guud ee ururka COTU Francis Atwoli ayaa canbaareeyay siyaasiyiinta wada ololaha tartanka madaxwaynanimada ee waqtigiisii laga ...

Raila oo ku baaqay in laga hortago wax waliba oo rabrashad dhalin kara.

16.February.2012;- Raisul wasaare  Raila Odinga ayaa ugu baaqay hogaamiyayaasha in ay feejignaan muujiyaan marka ay ku jiraan ololaha ...

Israel oo balan qaaday in kenya ay ka kaalmayn doonto dhanka wax soo saarka beeraha.

16.February.2012:- Dowlada Israel ayaa waxa ay balan qaaday in ay gacan ka gaysan doonto sidii uu dalka Kenya ...
MEMBERS OF PAL

Baarlamaanka oo dalbaday in la kordhiyo waqtiga ay ku ansixinayaan biilalka muhiimka ah .

15.February.2012:-  Xildhibaanada baarlamaanka ayaa waxa ay doonayaan in waqtiga kama danbaysta ah ee loo qabto in lagu ansixiyo ...

Sports

vanpersie_2696900

Van Persie oo beeniyay inuu u socdo Kooxda Real Madrid.

11.February.2012:-  Weeraryahanka Kooxda Arsenal Roben Van Persie ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya inuu qorshaynaayo sidii uu ugu ...
2012-02-10_ENTRENO_18.v1328899852

Pedro oo dib ugu soo laabtay kooxdiisa ka dib dhaawac uu la maqnaa.

11.february.2012;-  Iyadoo qaar ka tirsan ciyaaryahanada kooxda koowaad ee Barcelona ay dhawaanahaan la maqnaayeen qaab dhaawac ah ayaa ...
derossi-roma490_3

Daniele De Rossi oo ka hadlay sababaha uu kooxda Roma ugu saxiixay qandaraaska dheer.

06.February.2012:- Daniele De Rossi oo shalay qalinka Ku Duugay qandaraas Dheer oo gaaraya ilaa iyo 5 sano oo ...

Huntelaar oo sheegay inuusan ka shalaynayn ka hayaamidii Real.Milan iyo Ajex.

06.February.2012:- Weeraryahanka Xulka Qaranka  Netherlands iyo Kooxda Reer Germany ee Schalke Klaas-Jan Huntelaar ayaa sheegay inuusan ka shalaynaynin ka ...
rh

Ribery “waa in aan tagnaa finaalka Championka”

02.February.2012;-  Weeraryahanka kooxda Bayern Munich Franck Rebery ayaa sheegay in sanadkaan ay muhiim tahay in ay gaaraan wareega ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna porno