Qal Qalka Dhaqaalaha Yurub oo heerkii ugu sareeyay Gaaray
Published on December 14, 2011 by cabdulaahi · No Comments
14.December.2011:- Waxaa wali jah wareer uu ka jiraa dhaqaalaha wadamada midowga Yurub oo ay dhaqaalo xumo ay la soo gudboonaatay.
Qaar badan oo ka mid ah dalalka Yurub ayaa waxaa laga cabsi qabaa in ay iska bixin waayaan deymaha lagu leeyahay.
Arinta dhaqaala xumada Yurub ayaa waxaa sii murjiyay ka dib markii qiimaha lacagta Euro ay hoos udhacday marka loo eego dhanka doolarka Mareykanka iyo lacagta giniga istarliinka.
Wadamada Yurub ayaa horaan waxaa uu walaacoodu ahaa sidii loo samata bixin lahaa wadanka Greece hasa yeeshee waxaa ku soo biiray dalal badan oo uu kamid yahay Talyaaniga.
Maamulka cusub ee Italy ayaa hada wada barnaamij cusub oo lagu soo celinayo dhaqaalaha sii liicaya ee Dalkaas.
Star FM News Desk
17.May.2012;- Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi.
Wiilkani uu dhalay ...
17.May.2012:- Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
17.May.2012;- Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
17.May.2012:- ugu yaraan 15 qof ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
17.May.2012:- Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
16.May.2012:- Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
16.May.2012;- Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club ah oo ...
16.May.2012;- In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
15.May.2012;- Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
15.May.2012:- Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...
16.May.2012:- laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub.
Podolski ayaasi ...
15.May.2012:- Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
15.May.2012;- Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
15.May.2012;- Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
15.May.2012;- Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...
HEESTA MAANTA