Saturday, May 19th, 2012

Madaxweynaha Faransiiska oo sheegay in dalkiisa uu iskaashi la sameynayo jarmalka si loo xoojinayo awoodda lacagta Euro-ga.

Published on December 2, 2011 by   ·   No Comments

02.December.2011:-Madaxweynaha Faransiiska Nicolas Serkozy ayaa sheegay in dalkiisa iyo dalka jarmalka ay sameyn doonaan iskaashi lagu damaana qaadayo degenaashaha qaaradda Yurub iyo lacata Euroga.

Hadal uu ka dekedda Tolon ee dalka faransiiska ayaa waxa uu carabaabay in maalinta isniinta ah uu la kulmi doono hoggaamiyaha jarmalka Angela Merkel si uu ugu bandhigo qorsho lagu tiigsanayo degenaashaha dhanka dhaqaalaha ee dalalka Yurub.

Madaxweynaha faransiiska waxa uu ka digay in ay sii socoto dhibaatada dhanka dahqaalaha iyo deemaha ee ay la liitaan dalalka Yurub waxa uuna ballan qaaday in dalkiisa uusan joojin doonin dadaalada ku aadan sidii wax looga qaban lahaa dhibaatada heysata dalalka isticmaala lacagta Euro-ga.

Sarkozy waxa uu cadeeyay in Yurub ay u baahan tahay aas aas cusub oo ku saabsan dhaqaalaha taasoo halbowle ay u yhiiin dalalka Faransiiska iyo Jarmalka si loo helo damaanqaad dhinaca dhaqaalaha ah oo looga hortagayo dhibaata kasta oo dhanka dhaqaalaha ah.

Madaxweynaha Faransiiska waxa uu cadeeyay in dowladaha Yurubta tallaabada ay ka qaateen dhibaatada deemaha in ay tahay mid ka hooseeysa sidii loo baahnaa in loo wajaho.

Sidoo kale Sarkozy waxa uu tilmaamay in Faransiiska iyo Jarmalka ay xilli sii horeysay ku heshiiyeen in ay jirto baahi ah in la helo heshiis cusub oo laku xakameeyo xiririka dowladaha xubnaha kah midowga Yurub, laakiin waxa uu ka horyimid qorshaha uu soo bandhigay Jarmalka ee ku saabsan in miizaaniyadda dalalka Yurub la dhigo magaalada Brusseles ee dalka Bilgium halkaasna ay ka kormeeraan hoggaamiyaasha Yurub.

Star FM News Desk

PDF Printer    Send article as PDF   

Readers Comments (0)




Local News

CRIME-SCENE_NET

Wiil uu dhalay wasiirka Maaliyada Kenya oo is dilay.

17.May.2012;-  Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada  Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi. Wiilkani uu dhalay ...
Eugene Wamalwa

Wasiirka cadaalada oo walaac ka muujiyay dhalinyarada badan ee kibandha la’aanta ah.

17.May.2012:-  Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene  Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
uhuru

Uhuru oo dhawaan shaacinaya Xisbiga uu doorashada uga qayb galayo.

17.May.2012;-  Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
ACCIDENT-

Shil gaari oo dad ku dhinteen oo ka dhacay wadada Muranga ee Kenya

17.May.2012:-  ugu yaraan 15 qof  ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
tb

Gabaabsi dhanka Talaalka Nooca looga hortago TB oo dalka ka jira .

17.May.2012:-  Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
shariif

Madaxwayne shariif oo ka warbixiyay Kulankii Golaha amaanka ee Newyork ka dhacay

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
mom

Booliiska Gobolka Xeebta oo baaraya weerar xalay lagu qaaday goob Club ah .

16.May.2012;-  Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club  ah oo ...
mukuruy

Dab ka kacay xaafada isku raran ah oo ku taala Nairobi

16.May.2012;-  In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
kakuma

Gaadiidleyda reer Kaakuma oo qiimaha shidaalka ka cabanaaya .

15.May.2012;-  Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
KENYA

Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo lala beegsaday askar Kenyaan ah oo ku sugnayd xerada dhagaxlay.

15.May.2012:-  Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...

Sports

pod

Podolski oo ka mid noqday ciyaaryahanada Arsenal (sawiro)

16.May.2012:-  laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub. Podolski ayaasi ...
van-persie490ai

Kooxda Juventus oo doonaysa Van Persie

15.May.2012:-  Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
hezard

Eden Hazard “waxaan kusoo wajahanahay Manchester”

15.May.2012;-  Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille  Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
ibra

Ibrahimovic oo la sheegay inuu sii ahaanayo ciyaaryahan ka tirsan Kooxda AC Milan

15.May.2012;-  Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan  Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
benzema

Benzema oo Xaqiijiyay inuu sii joogayo Kooxda Real Madrid

15.May.2012;-  Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna