Labo gabar oo kenyaan ah oo is dilay kadib markii ay Natiijo yar ka keeneen imtixaankii KCPE Ee sanadkan.
Published on December 30, 2011 by Idaajaa · 5 Comments
30.December.2011:- Sylvia Wanjiku oo ka soo jeeda degaanka Kathiani iyo Mercy Chebet oo ka soo jeeda Kericho County,oo da’doodu ahayd 14 sano jir ayaa is daldalay kadib markii ay ku andcoodeen in ay keeneen buundo aad u hooseeysa imtixaankii KCPE ee sanadkan.
Sylvia Wanjiku ayaa waxaa ay keentay 303dhibcood ,waxaana ka hor inta aysan isdaldalin u reebtay hooyadeed fariin qoraal ah ,taasi oo ay ku sheegayso ,hooyo aduunkan dushiisa ayaan kugu niyadjabiyay anigoo keeni waayay buundada 400 iyo ka sare.
Qaraabada iyo dariska marcy chebet ayaa waxaa ay shegeen in ay is daldashay marcy kadib markii ay keentay 145 dhibcood ,iyadoo arday walbaa laga rabay in uu keensado 500 oo buundo.
Niyad jab ayaa laga dareemayay ms marcy kadib markii nadiijada soo baxda sida laga soo xigtay mid kamid ah dadka degaanka.
Marcy ayaa walaalidiinteeda sikaftan ah ugu sheegtay in ay isdili doonto sababo la xiriira dhibcaha ay ka keentay imtixaankii ay gashay.
Hooyadeeda ayaa ka naxday kadib markii ay aragtay maydka gabadheeda oo ka soo raaraca saqafka kore ee guriga.
If they failed the exam why don’t they do again instead of killing them selves because they have more chances to do the exam
2 fel in exan itz nt the end of life
Ilahay awal ayu quranka karimka ah ku yiri: galadu wa xayawanka oo kale bal wayba ka daran yihiin marka . Gaal caqli maleh. Aqiro aya war sugaya
Its quiet akward 4 some1 2 kill himself cz of kcpe exam. I blv dey wa nt normal even at da begining.
Poor thinking made thm fail and also commiting of sucide.habashow