Gabaabsi dhanka shidaalka iyo gaaska oo Nairobi laga dareemay.
Published on December 5, 2011 by cabdulaahi · No Comments
05.December.2011:- Gabaabsi dhanka shidaalka iyo gaaska ah ayaa maalintii shalay ahayd laga dareemay magaalada Nairobi iyo nawaaxigeeda.
Magaalada Nairobi dhowr kaalimood oo kuwa shidaalka ah ayaa laga waayay batroolka iyo gaaska taas oo ay sheegeen dadka Suuq geeya shidaalka in aysan garanayn sabbata keentay.
Magaalada Nyeri ayaa sidoo kale laga dareemay gabaabsi dhanka Super Batrool taas oo walaac ka muujiyeen gawaarilayda.
Qiimaha shidaalka noocyadiisa kala duwan ayaa biloyinkii ugu danbeeyay sare u kacayay taas oo ay cabasho ka muujiyeen gawaarilayda.
Gudiga xadeynta qiimaha tamarta ayaa dhowr jeer kordhiyay qiimaha noocyada kala duwan ee shidaalka.
Xiliyada oo ay soo dhawdahay xiligii fasaxa amaba xiligii ay dadka masiixiyiinta u dabaal dagayeen ciida kirismiska ayaa ah xili si aad ah ay dadka ay u safraan.
Star FM News Desk
17.May.2012;- Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi.
Wiilkani uu dhalay ...
17.May.2012:- Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
17.May.2012;- Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
17.May.2012:- ugu yaraan 15 qof ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
17.May.2012:- Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
16.May.2012:- Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
16.May.2012;- Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club ah oo ...
16.May.2012;- In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
15.May.2012;- Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
15.May.2012:- Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...
16.May.2012:- laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub.
Podolski ayaasi ...
15.May.2012:- Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
15.May.2012;- Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
15.May.2012;- Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
15.May.2012;- Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...
HEESTA MAANTA
VIDEO