Ciidamada Dawlada Somaliya oo la wareegay magaalada Beled weyn.
Published on December 31, 2011 by Idaajaa · No Comments
31.December.2011:- Kadib dagaal culus oo saaka waaberigii ay ciidamada dawlada kmg ah ee somaliya oo sida ay wararku sheegayaan kaashanaya ciidamo Ethiopian ah ayaa lawareegay gacan ku haynta magaalada Beledweyn.
Ciidamada Dowlada Ayaa la wareegay xarunta gobolka Hiiraan ee Baladeweyne, kadib dagaal culus oo dhex maray iyaga oo kaashanaya ciidamada Itoobiya iyo maleeshiyada kooxda Alshabaab.
Dadka Deegaanka oo la hadlayay wakaalada wararka ee Soomaaliya ee loo yaqaano SONNA ayaa arintaasi u xaqiijiyay iyagoo u sheegay in ay xaafadaha magaalada ku dhex arkeen ciidamada dowladda oo sita hubkooda isla markaana baadi goob ugu jiray haraadigii maleeshiyada Alshabaab ka mid ahaa, oo xabado ka soo ridaaya duleedka magaalada.
Goobjooge kale oo isla Balad weyne jooga, gaar ahaan xaafada Kelegi dhegax jebiska ayaa wakaaladda SONNA u sheegay in uu arkay ciidamada dowladda oo dareeska tuutaha ah xiran oo dhex lugeynaya xaafadda.
ilaa iyo iminka macada khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaasi oo ahaa mid culus.ciidamadii shabaabka ee laga qabsaday beledweyn ayaa iminka u farxaday dhanka Buula-Barde.
17.May.2012;- Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi.
Wiilkani uu dhalay ...
17.May.2012:- Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
17.May.2012;- Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
17.May.2012:- ugu yaraan 15 qof ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
17.May.2012:- Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
16.May.2012:- Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
16.May.2012;- Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club ah oo ...
16.May.2012;- In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
15.May.2012;- Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
15.May.2012:- Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...
16.May.2012:- laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub.
Podolski ayaasi ...
15.May.2012:- Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
15.May.2012;- Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
15.May.2012;- Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
15.May.2012;- Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...
HEESTA MAANTA
VIDEO