Saturday, May 19th, 2012

Xukuumadda Britain oo digniin culus u jeedisay Iran kadib markii la weeraray safaaradeeda Dhahran.

Published on November 30, 2011 by   ·   No Comments

30.November.2011:- Ra’isul wasaaraha Britain David Cameron ayaa ugu digay dowladda Iran Cawaaqib xumo kadib markii dibadbaxayaal u dhashay dalkaasi Iran ay weerareen safaaradda Birirain ay ku leedahay magaalada Dhahran, iyadoo dibad baxayaashu ay gubeen ducoment-iyo iyo calamka dalkaasi Ingiriirska, dadkan oo ka biya diidsan cunaqabateyntii todobaadkii hore ay Britain kusoo rogtay dalka Iran ayaa sidoo kale burburiyay daaqadaha dhismaha safaaradda Britain.

TV-ga qaranka ee Iran ayaa soo bandhigay sawiro muujinaya dadka dibad baxa dhigaya oo wayeelo u geysanaya safaaradda Britain , iyagoo sidoo kale dibadda usoo saaray sawirka boqoradda dalkaas Elazebith, ra’isul wasaaraha Ingiriiska waxa uu sheegay in xukuumadda Dhahran in ay difaaci weyso diblomaasiyiinta in ay tahay arrin ceyb ah oo aanan loo dulqaadan karin, sidoo kale Mareykanka , Faransiiska, Jarmalka Midowga Yurub iyo golaha ammaanka ayaa cambaareeyay falkaasi ay ku kaceen dibad baxayaasha, waxa ayna tilmaameen in xukuumadda Dhahraan ay jabisay qawaaniinta iyo baratakoolada u yiilay ilaalinta diblomaasiyiinta iyo safaaradahooda, laakiin dowladda Iran waxa ay carabaabtay in ay aad ugu xun tahay dhacdadaas.

David Cameron waxa uu tilmaamay in dowladda Iran ay ogaadaan in ay jiri doonto cawaaqib daran oo ku aadan difaacid la’aanta ay sameysay waa uuna sii raaciyay in ay daraaseynayaan waxa ay ku dhaqaaqi doonaan maalmaha soo socda.

Golaha Barlamanka ee dalka Iran ayaa Axaddii si aqlabiyad ah ugu codeeyay go’aan ku saabsan in la yareeyo xiriirka kaal dhexeeya Ingiriiska kadib markii ay britain ku dhawaaqday in cunaqabateyn cusub ay kusoo rogtay xukuumadda Dhahran.

Star FM News Desk

PDF Creator    Send article as PDF   

Readers Comments (0)




Local News

CRIME-SCENE_NET

Wiil uu dhalay wasiirka Maaliyada Kenya oo is dilay.

17.May.2012;-  Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada  Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi. Wiilkani uu dhalay ...
Eugene Wamalwa

Wasiirka cadaalada oo walaac ka muujiyay dhalinyarada badan ee kibandha la’aanta ah.

17.May.2012:-  Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene  Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
uhuru

Uhuru oo dhawaan shaacinaya Xisbiga uu doorashada uga qayb galayo.

17.May.2012;-  Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
ACCIDENT-

Shil gaari oo dad ku dhinteen oo ka dhacay wadada Muranga ee Kenya

17.May.2012:-  ugu yaraan 15 qof  ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
tb

Gabaabsi dhanka Talaalka Nooca looga hortago TB oo dalka ka jira .

17.May.2012:-  Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
shariif

Madaxwayne shariif oo ka warbixiyay Kulankii Golaha amaanka ee Newyork ka dhacay

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
mom

Booliiska Gobolka Xeebta oo baaraya weerar xalay lagu qaaday goob Club ah .

16.May.2012;-  Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club  ah oo ...
mukuruy

Dab ka kacay xaafada isku raran ah oo ku taala Nairobi

16.May.2012;-  In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
kakuma

Gaadiidleyda reer Kaakuma oo qiimaha shidaalka ka cabanaaya .

15.May.2012;-  Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
KENYA

Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo lala beegsaday askar Kenyaan ah oo ku sugnayd xerada dhagaxlay.

15.May.2012:-  Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...

Sports

pod

Podolski oo ka mid noqday ciyaaryahanada Arsenal (sawiro)

16.May.2012:-  laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub. Podolski ayaasi ...
van-persie490ai

Kooxda Juventus oo doonaysa Van Persie

15.May.2012:-  Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
hezard

Eden Hazard “waxaan kusoo wajahanahay Manchester”

15.May.2012;-  Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille  Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
ibra

Ibrahimovic oo la sheegay inuu sii ahaanayo ciyaaryahan ka tirsan Kooxda AC Milan

15.May.2012;-  Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan  Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
benzema

Benzema oo Xaqiijiyay inuu sii joogayo Kooxda Real Madrid

15.May.2012;-  Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna