Saturday, May 19th, 2012

Shaqaalaha laamaha socdaalka Britain oo la filayo in maanta y sameeyaan shaqo joojin.

Published on November 30, 2011 by   ·   No Comments

30.November.2011:- Mas’uuliyiin u dhalatay dalka Britain ayaa tilmaamay in caqabad xoogan ay kusoo food leedahay garoonka calamiga ee Hitro iyo kuwa kale ee duulimaadka kadib markii  shaqaalaha socdaalka ee ka sahqeynayay Airpor-ada ay ku dhawaaqeen in ay shaqo joojin sameynayan maanta oo arbacada ah.

Hey’adda Airporada dalka Britain ayaa la sheegay in ay ku guul dareysatay wada wadahadallo ay la sameyneysay shirkadaha diyaaradaha iyo laamaha socdaalka iyo jinsiyadaha , iyagoo kala hadlay in ay ka tanaazulaan shaqo joojinta ay ku dhawaaqeen taasoo la sheegay in ay sameyn xoogan ku yeelaneysa dhanka socdaalka.

Dadkan tilmaamay in ay sameynayaan shaqo joojinta ayaa gaaraya ilaa 2 milyan oo qof waxayna kasoo horjeedaan  dhimista lagu sameeyay lacagaha la siiyo dadka howl gabka ah ee u shaqeyn jiray laamaha guud ee scodaalka dalkaas.

Wasaaradda arrimaha gudaah ee Ingriiska waxa ay tilmaantay in ay qaadayan tallaabo kasta oo lagu yaren karo saameynta uu shaqo joojintaasi ku yeelan karo duulimaadyada.

Wargeyska Daily Telgraph ayaa kasoo xigtay mas’uul ka ka tirsan garoonka Hithro oo tilmaamay in dadka kasoo degaya garoonkaas maanta ay ku negaanayaan diyaaradda gudeheeda muddo saacado ah oo ah inta laga helayo shaqaalo fuliya adeegooda ku aadan dhanka baasaboorada, mas’uuliyiinta diyaaradaha ayaana la sheegay in ay diyaarinayaan 30 -50 qof oo ka shaqeeya Airpor-ka Hithro kuwaasoo aanan qibrad fiican u laheyn arrima la xiriira socdaalka.

Sanadkii hore mar ay shaqaalaha Airpor-ka Hithro ay sameeyeen shaqo joojin nuucvan oo kale ah ayaa waxaa shaqadoodii bedelay maamulayaasha socdaalka taasoo la filayo in imikana ay mar kale dhacdo inkastoo ay tahay maamulyaasha mid ku adag in ay qabtan dhammaan shaqooyinkii shaqaalaha.

Star FM News Desk

PDF Creator    Send article as PDF   

Readers Comments (0)




Local News

CRIME-SCENE_NET

Wiil uu dhalay wasiirka Maaliyada Kenya oo is dilay.

17.May.2012;-  Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada  Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi. Wiilkani uu dhalay ...
Eugene Wamalwa

Wasiirka cadaalada oo walaac ka muujiyay dhalinyarada badan ee kibandha la’aanta ah.

17.May.2012:-  Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene  Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
uhuru

Uhuru oo dhawaan shaacinaya Xisbiga uu doorashada uga qayb galayo.

17.May.2012;-  Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
ACCIDENT-

Shil gaari oo dad ku dhinteen oo ka dhacay wadada Muranga ee Kenya

17.May.2012:-  ugu yaraan 15 qof  ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
tb

Gabaabsi dhanka Talaalka Nooca looga hortago TB oo dalka ka jira .

17.May.2012:-  Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
shariif

Madaxwayne shariif oo ka warbixiyay Kulankii Golaha amaanka ee Newyork ka dhacay

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
mom

Booliiska Gobolka Xeebta oo baaraya weerar xalay lagu qaaday goob Club ah .

16.May.2012;-  Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club  ah oo ...
mukuruy

Dab ka kacay xaafada isku raran ah oo ku taala Nairobi

16.May.2012;-  In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
kakuma

Gaadiidleyda reer Kaakuma oo qiimaha shidaalka ka cabanaaya .

15.May.2012;-  Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
KENYA

Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo lala beegsaday askar Kenyaan ah oo ku sugnayd xerada dhagaxlay.

15.May.2012:-  Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...

Sports

pod

Podolski oo ka mid noqday ciyaaryahanada Arsenal (sawiro)

16.May.2012:-  laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub. Podolski ayaasi ...
van-persie490ai

Kooxda Juventus oo doonaysa Van Persie

15.May.2012:-  Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
hezard

Eden Hazard “waxaan kusoo wajahanahay Manchester”

15.May.2012;-  Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille  Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
ibra

Ibrahimovic oo la sheegay inuu sii ahaanayo ciyaaryahan ka tirsan Kooxda AC Milan

15.May.2012;-  Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan  Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
benzema

Benzema oo Xaqiijiyay inuu sii joogayo Kooxda Real Madrid

15.May.2012;-  Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna