Saturday, May 19th, 2012

Nin u dhashay Hindi oo dharbaaxo wajiga ugu dhuftay wasiirka beeraha ee dalkaas kadib nolosha oo ku noqotay mid qaali ah.

Published on November 28, 2011 by   ·   No Comments

28.November.2011:- Carada amaba xanaaqa ka dhashay nolosha oo qaali ka noqotay dalka Hindiya ayaa sababtay in wiil dhalinyaro ah oo u dhashay dalkaas uu dharbaaxo wajagiga kaga dhufto wasiirka beeraha ee dalkaasi Hindiya Sharad Bawar kadib amrkii uu ku eedeeyay in uu yahay mid wax isdaba mariyay sababna u ah nolosha oo nooqtay mid aad qaali u ah.

Tv lagu magacaabo ANI oo laga leeyahay dalka Hindiya ayaa xusay in wiilkan dhalinyarada ah oo lagu magacaabo Harfander Singh oo dharbaaxo wajiga kaga dhuftay wasiirka xilli uu ka soo baxayay mid kamid ah dhismaha dowladda hoose ee ku yaala magaalada New Delhi ee caasimadda dalkaasi Hindiya, wiilkan dhalinyarada ayaana ku eedeynayay wasiirka in uu mas’uul ka yahay maciishadda oo noqotay mid qaali ah.

 

Wiilkan dhalinyarada markii uu dharbaaxo ku dhuftay wasiirka waxaa durbadiiba soo dhex galay mid kamid ah ilaallada wasiirka kadibna wiilkan dhalinyarada waxa uu lasoo baxay toorey yar waxa uuna ku hanjabay in uu dilayo dhamman siyaasiyiinta musuq maasuqa ku shaqeynaya waxa uuna sii raaciyay isagoo aad u qeylinaya ” tani waa jawaabteyda ku socoto siyaasi walba oo ku jira wax is daba marin iyo lunsashada xaqa dadweynaha”.

Ciidamada ammaanka ayaa markii dambe wiilkaasi dhalinyarada ah kaxeeyay iyagoo tilmaamay in la horgeynayo maxkamadda si loogu qaado dambiga ah dharbaaxyada uu u geystay wasiirka iyo hanjabaadda uu geystay.

Dadka u dhashay dalkaasi Hindi ayaa ku kala fikir duwanaada tallaabada uu ku dhaqaaqay wiilkan dhalinyarada ah , qaar ayaa waxa ay tilmaameen in uu ku dhaqaaqay fal aad u fool xun kadib markii uu dharbaaxay wasiirka isagoo aana ku heynin cadeyn rasmi ah oo ku aadan eedeyn uu usoo jeediyay oo ah in uu ka dambeeyo nolosha oo noqotay mid qaali ah, halka qaarka kale ay ka dhawaajiyeen in uu ku sax san yahay tallaabada uu qaaday, mas’uuliyiinta dowladda oo uu ugu horeeyo wasiirka beeraha ee la dharbaaxayna ay mas’uul ka yihiin sara u kaca ku yimid quutul daruuriga oo ay la rafanayaan dad badan oo dakhliga soo gaal uu yahay mid aad u hooseeya.

Xuseen Nuur Xaaji (Nasiib)
nasib_10@yahoo.com

PDF Printer    Send article as PDF   

Readers Comments (0)




Local News

CRIME-SCENE_NET

Wiil uu dhalay wasiirka Maaliyada Kenya oo is dilay.

17.May.2012;-  Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada  Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi. Wiilkani uu dhalay ...
Eugene Wamalwa

Wasiirka cadaalada oo walaac ka muujiyay dhalinyarada badan ee kibandha la’aanta ah.

17.May.2012:-  Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene  Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
uhuru

Uhuru oo dhawaan shaacinaya Xisbiga uu doorashada uga qayb galayo.

17.May.2012;-  Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
ACCIDENT-

Shil gaari oo dad ku dhinteen oo ka dhacay wadada Muranga ee Kenya

17.May.2012:-  ugu yaraan 15 qof  ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
tb

Gabaabsi dhanka Talaalka Nooca looga hortago TB oo dalka ka jira .

17.May.2012:-  Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
shariif

Madaxwayne shariif oo ka warbixiyay Kulankii Golaha amaanka ee Newyork ka dhacay

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
mom

Booliiska Gobolka Xeebta oo baaraya weerar xalay lagu qaaday goob Club ah .

16.May.2012;-  Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club  ah oo ...
mukuruy

Dab ka kacay xaafada isku raran ah oo ku taala Nairobi

16.May.2012;-  In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
kakuma

Gaadiidleyda reer Kaakuma oo qiimaha shidaalka ka cabanaaya .

15.May.2012;-  Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
KENYA

Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo lala beegsaday askar Kenyaan ah oo ku sugnayd xerada dhagaxlay.

15.May.2012:-  Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...

Sports

pod

Podolski oo ka mid noqday ciyaaryahanada Arsenal (sawiro)

16.May.2012:-  laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub. Podolski ayaasi ...
van-persie490ai

Kooxda Juventus oo doonaysa Van Persie

15.May.2012:-  Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
hezard

Eden Hazard “waxaan kusoo wajahanahay Manchester”

15.May.2012;-  Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille  Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
ibra

Ibrahimovic oo la sheegay inuu sii ahaanayo ciyaaryahan ka tirsan Kooxda AC Milan

15.May.2012;-  Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan  Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
benzema

Benzema oo Xaqiijiyay inuu sii joogayo Kooxda Real Madrid

15.May.2012;-  Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna