Saturday, May 19th, 2012

Nin 45 sano kadib ku doodaya in nin lagu magacaabo Ikaruma uu yahay aabihiis.

Published on November 14, 2011 by   ·   No Comments

14.November.2011:-Wasiir hore oo ka tirsanaay golaha wasiirada dalkani Kenya oo lagu magacaabo injeeenga ikaruma  ayaa diiday in uu yahay aabaha nin 45 jir oo maxkmada tagay kuna dooday in uu uu yahay wiilka karume.

Mr Edwan Thuwa oo maxkmada tagay isbuucan  ayaa waxa uu ku doodayaa in karume uu  xiriir la lahaa hooyadiis Lucy thuwa, eedeeyntaasi oo uu karume beeniyey.

Edwan Thuwa  waxa uu doonayaa in Karume oo uu sheegayo in uu aabihii yahay iyo isaga laga qaado dheecanka DNA-ga  si loo xaqiijiya in uu aabihiisa saxda yahay iyo in kale.

Ninkan 45 sano jirka ah waxa uu ku doodayaa in hooyadiis xirrika ay la laheeyd karume uu bilowday iyadoo 18 sano jir ah  kolkaasi oo ay u shaqeyn jirtay karume, balse xiriirkooda uu dhamaaday kadib markii hooyadiis ay qaaday uurkiisa.

Karume oo ah nin maal qabaanee ah islamarkaana horey ugu tirsanaan jiray golaha wasiirada  waxa uu ku doodayaa  in kiisakan looga gol leehay in isaga lacag looga helo, waxa uuna beeniyay in uu dhalay ninkan sheegaya in uu yaahy wiilkiisa.

Dad badan oo Kenyan ah ayaa layaabay arrinkan, waxa ayna tilmaameen in midda laga yaaban yahay ay tahay in Mr Edwan Thuwa uu ogaaday in mr Karume uu yahay aabihiis 45 sano kadib oo ah xilli badan marka loo eego wiil aaabihiis ka maqanyahay.

Laakiin wax walba waxa ay cadaan doonaan marka labada nin waa Mr Edwan iyo Karume laga qaado dheecaanka DNA-ga ee lagu kala ogaanayo sax ahaanshiyaha arrinkan.

Star FM News Desk

PDF Creator    Send article as PDF   

Readers Comments (0)




Local News

CRIME-SCENE_NET

Wiil uu dhalay wasiirka Maaliyada Kenya oo is dilay.

17.May.2012;-  Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada  Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi. Wiilkani uu dhalay ...
Eugene Wamalwa

Wasiirka cadaalada oo walaac ka muujiyay dhalinyarada badan ee kibandha la’aanta ah.

17.May.2012:-  Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene  Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
uhuru

Uhuru oo dhawaan shaacinaya Xisbiga uu doorashada uga qayb galayo.

17.May.2012;-  Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
ACCIDENT-

Shil gaari oo dad ku dhinteen oo ka dhacay wadada Muranga ee Kenya

17.May.2012:-  ugu yaraan 15 qof  ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
tb

Gabaabsi dhanka Talaalka Nooca looga hortago TB oo dalka ka jira .

17.May.2012:-  Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
shariif

Madaxwayne shariif oo ka warbixiyay Kulankii Golaha amaanka ee Newyork ka dhacay

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
mom

Booliiska Gobolka Xeebta oo baaraya weerar xalay lagu qaaday goob Club ah .

16.May.2012;-  Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club  ah oo ...
mukuruy

Dab ka kacay xaafada isku raran ah oo ku taala Nairobi

16.May.2012;-  In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
kakuma

Gaadiidleyda reer Kaakuma oo qiimaha shidaalka ka cabanaaya .

15.May.2012;-  Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
KENYA

Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo lala beegsaday askar Kenyaan ah oo ku sugnayd xerada dhagaxlay.

15.May.2012:-  Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...

Sports

pod

Podolski oo ka mid noqday ciyaaryahanada Arsenal (sawiro)

16.May.2012:-  laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub. Podolski ayaasi ...
van-persie490ai

Kooxda Juventus oo doonaysa Van Persie

15.May.2012:-  Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
hezard

Eden Hazard “waxaan kusoo wajahanahay Manchester”

15.May.2012;-  Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille  Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
ibra

Ibrahimovic oo la sheegay inuu sii ahaanayo ciyaaryahan ka tirsan Kooxda AC Milan

15.May.2012;-  Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan  Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
benzema

Benzema oo Xaqiijiyay inuu sii joogayo Kooxda Real Madrid

15.May.2012;-  Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna