31.October.2011:- Waxaa maanta kulan xaasaasi ah ku yeeshay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Wafuud ay kala hogaaminayeen R/wasaaraha Soomaaliya Dr C/weli Max’ed Cali Gaas iyo ...
31.October.2011:- Dowlada dalkan Kenya ayaa beenisay in ay khasaaro gaarsiisay dad rayid ah gudaha soomaaliya kadib duqeyn ay fulisay.
Raisul wasaare Raila ...
31.Occtober.2011:-Warbaahinta dalka Shiinaha ayaa sheegtay in qarax ka dhacay goob laga qodo macdanta oo ku taala gobolka Hoonaan ee Koonfurta dalkaas ...
31.October.2011:- Madaxwayna ku xigeenka dalka Kalonzo Musyoka ayaa ku celceliyay sida ay dowlada uga go"antahay in la xaqiijiyo nabada iyo xasiloonida.
Mr. ...
16.February.2012:- Xoghayaha guud ee ururka COTU Francis Atwoli ayaa canbaareeyay siyaasiyiinta wada ololaha tartanka madaxwaynanimada ee waqtigiisii laga ...