Saturday, May 19th, 2012

Xaalada Dhooblay oo degan iyo masuuliyiin ka tirsan gobolka Waqooyi bari oo ka hadlay dagaalkaasi.

Published on September 30, 2011 by   ·   2 Comments

30.September.2011:-Xaalada Degmada dhooblay ayaa laga dareemya daganaasho kadib markii dagaal culus halkaasi ku dhexmaray ciidamada dolwada KMG oo gacan ka haleyayay kuwa raaskaanbooniyeenta iyo dagaalyahnada Alshabaab.

Dagaalkaasi ayaa qarxay kadib markii alshabaab ay weerar gaadma ah ku qaadeen degmadasai oo ku tala xuduuda ay wadaagaan soomalia iyo dalkani kenya ismarkaasina mudo kooban ay la wareegeen gacanku hanytada degmadasai

Khasaaraha uu geestay dagaalkaasi ayaa la heegaya in uu aad u badanyahay,inkasto aan si dhab ah loo xaqiijin karin hadaan warar qaaar waxaa ay sheegayan in ugu yaraan 20 qof ay ku dhinteen dagalkaasi halka dad ku dhow 50 kalane ay ku dhawaacmeen.

Janaral Yuusuf Dhuumaal oo katirtsan sarakiisha ciidamada dowlada KMG ee dhooblay ayaa u sheegya iadacda IstarFm in xalada iminka ay dagantahay gacantoodana ay ku jirto degmada.

Wararka qaar ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidamamo kenyaan ay lug ku lahaayeen dagaalkaasi lala galay alshabaab ee ka dhacay degmada dhoblay .

balse gudoomiyha gobolka waqooyi bare ,Jaymis Oli siriyaan ayaa caawa u sheegay staarfm in ciidamada kenyaan ay ka waab caliyeen rasaas alshababa ku soo rideen ciidamada xadka ku sgan ,

Siriyaan waxaa uu intasai ku daray in aan jirin wax dhimsho ama dhawac ah oo soo gaaray ciidamada kenyaaka ah.

Ssoomalida ku dhaawacnatay dagaalkaasi ayaa lagu daaweynayaa cusbitaalka libooyo oo xadka u dhow.

Star FM News Desk

PDF Printer    Send article as PDF   

Readers Comments (2)

  1. Abdiaziz says:

    I want to tell the star fm that there is town called damajale who people are dead becoze of water for two month and all animal are not getting water there is two hundred goat are died iam the youth of the town my name is a/aziz aden adow

  2. Asc bahda star fm salan kadib waxan dhihi laha in ilahay naga rebo kuwa dhibka wado sxbyal ee malin walbo mel walbo aay joganba sxbyal bye star fm codka waqoye bare




Local News

CRIME-SCENE_NET

Wiil uu dhalay wasiirka Maaliyada Kenya oo is dilay.

17.May.2012;-  Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada  Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi. Wiilkani uu dhalay ...
Eugene Wamalwa

Wasiirka cadaalada oo walaac ka muujiyay dhalinyarada badan ee kibandha la’aanta ah.

17.May.2012:-  Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene  Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
uhuru

Uhuru oo dhawaan shaacinaya Xisbiga uu doorashada uga qayb galayo.

17.May.2012;-  Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
ACCIDENT-

Shil gaari oo dad ku dhinteen oo ka dhacay wadada Muranga ee Kenya

17.May.2012:-  ugu yaraan 15 qof  ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
tb

Gabaabsi dhanka Talaalka Nooca looga hortago TB oo dalka ka jira .

17.May.2012:-  Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
shariif

Madaxwayne shariif oo ka warbixiyay Kulankii Golaha amaanka ee Newyork ka dhacay

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
mom

Booliiska Gobolka Xeebta oo baaraya weerar xalay lagu qaaday goob Club ah .

16.May.2012;-  Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club  ah oo ...
mukuruy

Dab ka kacay xaafada isku raran ah oo ku taala Nairobi

16.May.2012;-  In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
kakuma

Gaadiidleyda reer Kaakuma oo qiimaha shidaalka ka cabanaaya .

15.May.2012;-  Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
KENYA

Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo lala beegsaday askar Kenyaan ah oo ku sugnayd xerada dhagaxlay.

15.May.2012:-  Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...

Sports

pod

Podolski oo ka mid noqday ciyaaryahanada Arsenal (sawiro)

16.May.2012:-  laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub. Podolski ayaasi ...
van-persie490ai

Kooxda Juventus oo doonaysa Van Persie

15.May.2012:-  Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
hezard

Eden Hazard “waxaan kusoo wajahanahay Manchester”

15.May.2012;-  Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille  Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
ibra

Ibrahimovic oo la sheegay inuu sii ahaanayo ciyaaryahan ka tirsan Kooxda AC Milan

15.May.2012;-  Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan  Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
benzema

Benzema oo Xaqiijiyay inuu sii joogayo Kooxda Real Madrid

15.May.2012;-  Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna