Wasaraada difaaca ee wadanka Yemen oo sheegtay in Anwar al-Awlaki oo xiriir la leh alqaacida dilay.
Published on September 30, 2011 by cabdulaahi · No Comments
30.September.2011:-War qoraal ah oo ay maanta soo saaratay wasarada difaaca ayaa lagu sheegay in ninkani oo heeysto dhalashada wadamdam mareeykanka iyo yamen ay dileen ciidamdma yamen, balse saraakiisha waa ay ka gaabsadeen in ay sharaxaan sida ay ku dhacday dhimashada al Awlaki.
Ilo wareedyo laga helayo qabaa’ilada wadankaasi ayaa wakaalada wararka ee AFP u sheegay in weerar xaga cirka ah lagu qaaday laba gawaari oo ku sugaany gobalka marib ee bariga wadanka yamen oo ah goob ay ku xooganyihiin al qacidda.
Awlaki waxaa lala xiriirinayey in ku lug lahaay isku daygii dhicisoobay ee lagu qarxin lahaay diyaarad u socotay wadanka mareeykanka sandii 2009 waxa aaana tani markaasi noolala ama dhimasho ku doonayey mareeykanka.