Pro Wangaari Mathai oo loo Aaasi doono sidii loo aasay madaxweyne ku xigeenkii hore ee Maykal Wamalwa.
Published on September 30, 2011 by cabdulaahi · No Comments
30.September.2011:-Pro wangaari mathaay ayaa la sheegay in aaskayda qaran oo lababauli doono sidii lo aasay oo kale madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Wamalwa.
Dowlada ayaa waxa ay sheegtay in qabaqanqaabada aaskaasi iyo diyaargaroiwgaba uu bilaaban doono maanta uu jimaca .
Afhayeenka dowlada Alfaret mutuwa ayaa waxaa uu sheegay in si lamid ah sidii loo aasay madaxweyna ku xigeenkii hore ee dalka wamalwa si lamid ah in logu samayn doono aas qaran ms wangaari mathaay.
Gudiga Qabanqaabinaya Aaskaasi oo ay ku jiraan xubo qoyskii wangarai ayaa waxaa ay shaaciyeen in 11 bisha soo socota uu dhici doono aaskayda.
Ms wangarai mathaay ayaa waxaa ay ahayd haweynada kali ee afrika oo haysaty bilada nabada waxaana ay dhawaan ay u geeryootay cudurka kansarka oo in muda ah ay la xanuunsanaysay.