Saturday, May 19th, 2012

TAHNIYAD DHALASHO.

Published on August 12, 2011 by   ·   9 Comments

12.AUGUST.2011:- Tahniyad DHalasho oo aad ufarxad badan waxaana diraya dad aad ubadan oo magacyadooda ay kala yihiin

Hooyo Xaliimo Shheekh Caamir

Samiira Abuukar

Maryan Abuukar

C/llaahi Abuukar

dhammaan reer Iligsiib

Aabe Ciise Cali faarax

Hooyo Xaliimo Cali Kulmiye

Maxamed Ciise Cali iyo xaaskiisa Xaawa Cali

C/naasir Ciise Cali

C/qani Ciise Cali

Abshiro Ciise Cali

Calinuur Ciise Cali

Dhammaan reer Ciise Cali qaboobe

Xuseen Nuur Xaaji

Xasan Sh. Cumar Maxamuud

Aweys Ibraahim Xuseen

C/risaaq Maxamed Cusmaan

Xasan Yuusuf Cali

Cali Maxamed Cumar( Kiimiko)

Axmed C/kariim (Bin Keynan)

C/caziiz Cusmaan Colow

Filsan C/llaahi Xasan

Dr Farxiya Maxamed Cali

Nucmaan Sh. saciid

C/llaahi Cali madoobe

Ibraahim Yoonis Xaaji Ibraahim

Aweys dhiblaawe

Mukhtaar Cali cadow

Najiib Axmed Cilmi

Bile daahir Maxamed

ILhaan Bile Daahir

Daahir Bile daahir

Dhammaan dadkan waxey TAHNIYAD dhalasho oo ay farxad ku dheehantahay u dirayaan C/llaahi Ciise Cali iyo Xaawa Abuukar ILigsiib oo habeenkii isniinta ee taariikhdu ay ku beegenyd 08-08 2011 ay gabari ugu dhalatay Dalka Gabon ee galbeedka bartamaha Africa, gabadhaas oo loo bixiyay Basiima C/llaahi Ciise Cali, waxeyna leeyihiin soo barbaar Basiima oo noqo tii diinteeda dadkeeda iyo dalkeeda anfacda, AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

 

 

PDF Download    Send article as PDF   

Readers Comments (9)

  1. Tahniyad aroos waan idin salaamay dhamaan shaqaalaha starfm waxaan halkan rabaa in an oogadiro tahniyad qaali ah c/laahi maxamuud xassan oo looyaqaano baaruud wuxuu ku aroos galay magaalada mandhera waxaan leeyahay masha allah

  2. Noorow bishar says:

    Asc dhaman shaghalah star..halkan waxan kasalamaya hoyo shaciyo dhabar iyo abe bishar cabdirahman.iyo farxiyo,mohamdyare,esmahan bishar{MERU MTTC}.diney.abdullah.iyo yahye…waxan kale oon salamay edo carafo iyo carurtetha iyo fatma qathafi..iyo dhamaan aqyarta bula adan sitha..luqman husen,oska hish,said bashir.omar dahir.gesey.guhado adow,mudu osman.abdirahman becks..iyo all garisa high 2006 graduates..

  3. gargaare says:

    waxan halkan habalyo iyo tahniyad uga ihaya kansala caraay oo kuqal galgali dona tulada tarbaja

  4. siyad osman says:

    waxan salamaya dhaman shaqalaha starfm

  5. siyad osman says:

    waxan halkan kadirayna tahniyad aros anago ah dhanliyarada xafada E3 ee xarada dagaxley anako kala ah .1macalin siyad osman2.macalin ali hared.3 macalin hajir adan .4 daud hasan. 5 mudey macalim 6.buro iyo nasib iyo abdi mire iyo hamdi iyo dhaman dhanliyarada E3. Aroska hasan ahmad iyo xaskisa xamdi o kadhacay xarada dagaxley xafada e3 ducada wa xagina

  6. hassankey sharafbadan says:

    asc wan idan salamey dhaman shaqalada starfm angu magcey wa hassankey sharif abdinur waxn halkan ka salamaya hoyo mcn kaltuma iyo abe abdinur iyo ayeyo hawo edu mcn asha walalkey habib abdinur walkey abdi abdinur iyo walkey hussein hirow walshey asho abdinur khadijo abdinur waxn kale halkan ka salamaya walshey xabibo abdinur reer abdinur dhamantoda ayan salamaya inta laguma so kubi karo waxn leyaxay kujoga barwaqu wan idhan salamey dhaman sheqalda starfm

  7. Muhiyadin Bashir Ali says:

    waxaan marka hore salamaya shaqalaha Star FM Anigoo ah muhiyadin bashir cali oo kumagac dheer Dahir UNHCR oo jooga magalada Columbus, Gobolka Ohio ee USA isla markaana halkan kala socda star fm waxaan salaamaya:
    1. Hooyo xabiibo macalin cali,walaashey xaawo bashir iyo caruurteeda iyo walalaheyga Xassan,cabdirahman,cabdicasis oo jooga Garissa bula masalani,
    2.Hooyo shaan, abaayo amin oo kumagac dheer sufa, walalaheyga Ahmed yare(Nahey),Maxamuud,Abdibaar(New waberi county representative candidate)Adan, mawiye oo jooga Garissa.
    3.Abe cabdulahi cali Daqane iyo marwooyinkiisa(hooyo Karay,hooyo ijaabo,hooyo guray,hooyo ruqiyo and Eedo seynabey) iyo dhamaan caruurtiisa oo kala ah,@Abowe Mohamed cabdulahi,caruurtiisa iyo xaaskiisa@ Abaayo barwaaq iyo seygeeda chief cabaas iyo caruurteeda,@Abaayo sacdi,Madhiin,haniyey iyo seygooda@abowe cabdinastex,caruurtiisa iyo xaaskiisa,Abdiyow xaaskisa iyo caruurtiisa, Xajiyow,hodaney,Faid,Shindeys
    4.Hooyo sainab geele iyo caruurteeda oo kamid ah cabdi xabad caruurtiisa iyo xaaskiisa,Sudoy iyo seygeeda,Abowe Ahmey. Edo xareedo cali iyo caruurteeda iyo seygeeda,Eedo cakuuk iyo caruurteeda iyo Abe yarow iyo caruurtiisa,edo ceblo iyo caruurteeda, Dhamaan Bah Faadun.
    5,Abti Adan macalin caruurtiisa iyo xaasaskiisa,Abti yusuf caruurtisa iyo xaaskiisa,habar yar mihiyo caruurteeda iyo seygeeda,habaryar isnino(Abala) caruurteeda iyo Seygeeda.
    6.Abe jamac muxumed Abdile caruurtisa iyo xaaskiisa iyo dhamaan reer Muxumed cabdile
    7. Dhamaan Qaraabada iyo saaxibadeyda iyo inta maqalkeyga iyo Muqaalkeyga taqaano ayaan salaamaya

    Waxaan umahad calinaya Star Fm oo si wanaagsan ugudbiyey salaantan sidaa udheer. Heestana waxaa soo xulaya dooqa wariyaha aqriyey salaantan waxaan jeclahay inaan ogaado in la qariyey fariintani. Star Fm waa nolosha shacabka waqoyi bari ee hamogaan ayaan leeyahay.

  8. Kamaludin Macalin Xassan says:

    ??? ???? ?????? ??? ???

    Aslamu Caleykuum waraxmatullahi . Waxaan halkan kasalamaynaa shaqalaha Star Fm Qaas ahaan dadihiyasha Barnamijka Salaamaha. Salaan kadib.

    Anagoo kale ah :_

    1) Hoyo Magalo Sh-Ahmed
    2) Yasiin macalin Madkheyr
    3) Idil Macalin Madkheyr iyo Caruurteda
    4) Cabas Macalin Madkheyr

    5) Binti Macalin Madkheyr iyo Caruurteda

    6) Saruura Macalin Xassan

    7) Sacdiya Idle

    Waxaan tahniyad Dalashoo u dereynaa Maryan Macalin Madkheyr IyO Xuseen oo ah seygeeda oo ay Gabar ugudhalatey magalada Mandera Bula Kamor waxaa na Lo bixiyeey Arwaax.
    Arwaax soo barbar Noqo tii diinteda, Dadkeda iyo Dalkeda ba Anfacdo.Amin !!

  9. yusuf says:

    aabo cumar maxamed hoyo xalimo aadan iyo dadka kala ah edo halima edo ceeblo edo carfon edo cudbi edo xaybo cadar abayoyin faduma ,asha,amina, sacdiya,juwayria,ramla,sundus, faduma muxumed,halima abi gure, nasra walalahay xamze ,abas , ani yusuf ah ,c_qani , faysal koli,fanaanka cidda ahmed rasta ,dr wacaf ,iyo dhaman ehelka o dhan waxay halkan ka salamayan c/rahman cumar iyo fathi c_nuur o aroskoda ka dhacay g/harey gaar ahan xafada shabeel hotelka bush house kaso horjedka dabaqa shirkada nation mahadsanidin




Local News

CRIME-SCENE_NET

Wiil uu dhalay wasiirka Maaliyada Kenya oo is dilay.

17.May.2012;-  Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada  Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi. Wiilkani uu dhalay ...
Eugene Wamalwa

Wasiirka cadaalada oo walaac ka muujiyay dhalinyarada badan ee kibandha la’aanta ah.

17.May.2012:-  Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene  Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
uhuru

Uhuru oo dhawaan shaacinaya Xisbiga uu doorashada uga qayb galayo.

17.May.2012;-  Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
ACCIDENT-

Shil gaari oo dad ku dhinteen oo ka dhacay wadada Muranga ee Kenya

17.May.2012:-  ugu yaraan 15 qof  ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
tb

Gabaabsi dhanka Talaalka Nooca looga hortago TB oo dalka ka jira .

17.May.2012:-  Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
shariif

Madaxwayne shariif oo ka warbixiyay Kulankii Golaha amaanka ee Newyork ka dhacay

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
mom

Booliiska Gobolka Xeebta oo baaraya weerar xalay lagu qaaday goob Club ah .

16.May.2012;-  Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club  ah oo ...
mukuruy

Dab ka kacay xaafada isku raran ah oo ku taala Nairobi

16.May.2012;-  In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
kakuma

Gaadiidleyda reer Kaakuma oo qiimaha shidaalka ka cabanaaya .

15.May.2012;-  Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
KENYA

Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo lala beegsaday askar Kenyaan ah oo ku sugnayd xerada dhagaxlay.

15.May.2012:-  Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...

Sports

pod

Podolski oo ka mid noqday ciyaaryahanada Arsenal (sawiro)

16.May.2012:-  laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub. Podolski ayaasi ...
van-persie490ai

Kooxda Juventus oo doonaysa Van Persie

15.May.2012:-  Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
hezard

Eden Hazard “waxaan kusoo wajahanahay Manchester”

15.May.2012;-  Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille  Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
ibra

Ibrahimovic oo la sheegay inuu sii ahaanayo ciyaaryahan ka tirsan Kooxda AC Milan

15.May.2012;-  Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan  Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
benzema

Benzema oo Xaqiijiyay inuu sii joogayo Kooxda Real Madrid

15.May.2012;-  Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna