Madaxwaynaha Mareykanka oo ka digay in duufaanada dalkiisa ka taagan ay wali yihiin kuwa qatar ah.
Published on August 29, 2011 by cabdulaahi · No Comments
29.AUGUST.2011:- Madaxwaynaha maraykanka ayaa ka digay in daadad iyo korontada oo go,da ay wali qatar tahaya marka la eego duufaanta halkaasi ka taagan.
Duufaantani oo aad u xoogan ayaa maalinti axada ahayd waxa ay lugta soo marisay magaalada new yook hasa yeeshee madaxwayne obama ayaa sheegay in qatartu ay wali tahay mid aan dhamaan ayada oo wabiyada buux dhaafay ay qarraka jabsan karaan taasi oo hor seedi karta daadad .
In ka badan 300,000 oo qof oo horaan looga daad gureeyya guriyahooda oo ku yaala goobo hooseeya magaalada ayaa hada loo ogolaaday in guritahooda ay dib ugu laabtaan .
Duufaanadani ku dhuftay dalka maraykanak ayaa waxa ku naf waayay ugu yaraan 21qof isla markana waxa ay sababeen burbur balaaran .
In ka badan million oo qof ayay koronta la’aan ku dhacday Magaalada New Jersey.