Thursday, February 23rd, 2012

Madaxda Soomaaliya oo kahadlay Kabixitaanka Al-Shabaab ee Muqdisho (Dhagayso)

Published on August 6, 2011 by   ·   6 Comments

06.AUGUST.2011:- Madaxda Dowlada KMG ayaa si wada jir ah uga hadlay kabixtaankii Al-Shabaab ay kabaxeen Magaalada Muqdisho.

Ra’isul Wasaaraha Dowlada oo kuhoreeyay shir ay si wada jir ah uqabteen isaga iyo Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sh. Shariif Shiikh Axmed ayaa waxaa uu kaga hadlay kabixitaanka Al-Shabaab ee Muqdisho.

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Dr C/wali Gaas oo dhankiisa ka hadlay ka bixitaanka  Alshabab ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay mas’uuliyad ka saaran tahay sugidda Ammaanka islamarkaana ciidamo gaar ah ay geynayaan goobaha ay ka baxeen Alshabab.

Madaxweynaha Soomaaliya Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa isna dhankiisa waxaa uu ka sheegay shirka Jaraa’id in ururka Alshabab ay isaga baxeen magaalada Muqdisho, islamarkaana shacabka ay ka feejignaadaan goobaha ay ka baxeen Alshabab maadaamada laga yaabo in ay ku aasan yihiin Bambooyin, madaxweynaha waxa uu tilmamay in ay jiraan koox miina baraayaal ah oo caalami ah oo ka shaqeynaya holaha miina baarista, dadkana waxa uu ugu baaqay in ay si nabad ah guryahooda ugu laabtaan.

Dhagayso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

PDF Download    Send article as PDF   

Readers Comments (6)

  1. sharmake ahmed says:

    itz reali a gud news coz finally we gona b hearn muqdisho is controlld by one group and nat by many who oppose each othr. this wil lead peace develpment in muqdisho, hence slow captur of othr areas by da F.GOVN’T

  2. abdulrazak says:

    alhamdulilahi rabilcamin this is the time to win our beloved nation lets get rid of alshabab

  3. ibayos socialman says:

    waxaan jooga wajeer waqooyi bari kenya.runtii farujinta al shabaab caasimada mogadishu waa mid kutimaday waqtigeeda waayo waqtigooda ayaa dhamaadey sababtoo ah wax walba dhamaad ayeey leeyihiin sidaa awgeeda layaab ila ma aha aniga shaqsi ahaanteyda. mahadsanidiin.

  4. Abu naasir says:

    Ka bixida shabaab muqdisho ma run ayey moodeen kooxda riddada iyo warbaahintooda? oo hadii ay ka bexeen waayo cidda kula dagaalameysa muqdisho?islamarkaana dileysa askarta ridada? immisa weerar ayaa lagu qaaday kooxda gaalada iyo kaalkaalayashooda? ha sugina inay burburto shabaab balse suga burburka xukuumada daba dhilifka ah ee uu horkacayo biinjoole shariif maxa yeeley horey ayey u burburtey tii c/laahi yuusuf gaalada amisomna wey katagi wadanka mujaahidiintaana uhari maxa yeeley mareykan iyo ithiopia aya horey uga ordeen oo kacarareen marka mujaahid mowlow qabaaye munaafiq yaa u maqan?
    ilaahayow mujaahidiinta guulsii gaaladana jebi mareykanna dharbaaxoyin lakulmi oo uga timaada mujaahidiinta isaga iyo dabadhilifyadiisa

  5. SULDAN.SAHAL says:

    Hi im hapy 2hear dad my God restore pce in magadishu aaamin

  6. SULDAN.SAHAL says:

    ILAHAW KU WAD KANA SAR




Local News

KIBAKI-UNEP2012

madaxweyne Kibaki iyo wafdi uu Hogaaminaayo oo maanta lagu wado in ay ukicitimaan Magaalada London.

21.February.2012:-  Madaxweyne Kibaki oo horkacaya ergo balaaran ayaa maanta ka ambabixi doona dalka isagoo u kicitimi doona Magaalada London ...
Raila_Odinga111

Raila oo la sheegay in uu ku guulaysan lahaa wareega labaad hadii maanta doorashada madaxweyne nimada la qabto .

21.February.2012:-  Raisal wasaare Raila Odinga ayaa kaga guulaysan doona tartanka wareega labaad ee madaxweyne nimada Uhuru Kenyatta hadii ...
doctors1

shaqaalaha caafimaadka ee Kenya oo wacad ku maray in ay shaqo joojin ku dhaqaaqi doonaan.

21.February.2012:-  Shaqaalaha caafimaadka ayaa waxa ay wacad ku mareen in ay ku dhaqaaqi doonaan shaqo joojin  bisha soo ...
burcadbadeed

Dowlada Denmark oo burcad badeed Somali ah ku wareejisay dalka kenya.

19.february.2012:-  Dowlada dalka Kenya ayaa aqbashay in ay maxkamadayso 4 qof oo looga shakisanyahay in ay burcad badeed ...
kenya-police (1)

Dowlada oo qoraysa ciidamo dheeraad ah oo la tacaala hadii ay rabshado dhacaan doorashada soo socota.

19.february.2012:-  Dowlada ayaa qorshaynaysa in ay qorto booliis dhan 7Kun Bisha soo socota si loo xoojiyo amaanka ka ...
Son-px

Muran Dublamaasiyadeed oo soo kala dhex galay Kenya iyo Zambia.

19.february.2012:-  Muran dhanka dublamaasiyada ah ayaa ka dhex qarxay dalka Zambia iyo dalka Kenya ka dib markii Zambia ...
atwoligood

Francis Atwoli oo canbaareeyay siyaasiyiinta wada ololaha doorashada soo socota.

16.February.2012:- Xoghayaha guud ee ururka COTU Francis Atwoli ayaa canbaareeyay siyaasiyiinta wada ololaha tartanka madaxwaynanimada ee waqtigiisii laga ...

Raila oo ku baaqay in laga hortago wax waliba oo rabrashad dhalin kara.

16.February.2012;- Raisul wasaare  Raila Odinga ayaa ugu baaqay hogaamiyayaasha in ay feejignaan muujiyaan marka ay ku jiraan ololaha ...

Israel oo balan qaaday in kenya ay ka kaalmayn doonto dhanka wax soo saarka beeraha.

16.February.2012:- Dowlada Israel ayaa waxa ay balan qaaday in ay gacan ka gaysan doonto sidii uu dalka Kenya ...
MEMBERS OF PAL

Baarlamaanka oo dalbaday in la kordhiyo waqtiga ay ku ansixinayaan biilalka muhiimka ah .

15.February.2012:-  Xildhibaanada baarlamaanka ayaa waxa ay doonayaan in waqtiga kama danbaysta ah ee loo qabto in lagu ansixiyo ...

Sports

vanpersie_2696900

Van Persie oo beeniyay inuu u socdo Kooxda Real Madrid.

11.February.2012:-  Weeraryahanka Kooxda Arsenal Roben Van Persie ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya inuu qorshaynaayo sidii uu ugu ...
2012-02-10_ENTRENO_18.v1328899852

Pedro oo dib ugu soo laabtay kooxdiisa ka dib dhaawac uu la maqnaa.

11.february.2012;-  Iyadoo qaar ka tirsan ciyaaryahanada kooxda koowaad ee Barcelona ay dhawaanahaan la maqnaayeen qaab dhaawac ah ayaa ...
derossi-roma490_3

Daniele De Rossi oo ka hadlay sababaha uu kooxda Roma ugu saxiixay qandaraaska dheer.

06.February.2012:- Daniele De Rossi oo shalay qalinka Ku Duugay qandaraas Dheer oo gaaraya ilaa iyo 5 sano oo ...

Huntelaar oo sheegay inuusan ka shalaynayn ka hayaamidii Real.Milan iyo Ajex.

06.February.2012:- Weeraryahanka Xulka Qaranka  Netherlands iyo Kooxda Reer Germany ee Schalke Klaas-Jan Huntelaar ayaa sheegay inuusan ka shalaynaynin ka ...
rh

Ribery “waa in aan tagnaa finaalka Championka”

02.February.2012;-  Weeraryahanka kooxda Bayern Munich Franck Rebery ayaa sheegay in sanadkaan ay muhiim tahay in ay gaaraan wareega ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna porno