Dowlada oo lacagihii ugu badnaa u qoondaysay degaanada kala duwan ee dalka.
Published on August 29, 2011 by cabdulaahi · No Comments
29.AUGUST.2011:- Dowlada ayaa bixisay lacag dhan Sh17.5 billion oo ay siisay 210-ka deegaan ee uu dalka ka koobanyahay taas oo ah lacagtii ugu badnayd ebad tan iyo inta lacagaha noocan ah la bilaabay.
Sanadii aanu soo dhaafnay ayaa wasiirka qorshaynta Wycliffe Oparanya ayaa waxaa uu bixiyay lacag Sh14 billion.
Sh500 million ama boqolkiiba 3 ayaa waxa loo qoondeeyay gudiga xoghaynta CDF.
Wasiirka qorshaynta oo lacagtan soo saaray ayaa waxaa la siiyay lacagta ugu badan deegaanka Waqooyiga Turkana oo la siiyay Sh130,984,953 waxa soo raacay Bartamaha Turkana oo heshay Sh119,377,626.
Deegaanada kale ee lacagaha badan helay ayaa waxa ka mid ah Msambweni (Sh110 million), Saboti (Sh108 million), Eldoret North (Sh108 million), Bahari (Sh107 million), Kaloleni Sh103 million) and Juja (Sh102 million).
Lacagtan ayaa markii ay dowlada bixinaysay waxa ay ku qiimaysay heerka saboolnimada ee goob waliba ka jirta ayada oo lacagta ugu badan la siiyay dagaanada ay ku nool yihiin dadka ugu badan dhanka saboolnimada.
Star FM News Desk
17.May.2012;- Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi.
Wiilkani uu dhalay ...
17.May.2012:- Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
17.May.2012;- Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
17.May.2012:- ugu yaraan 15 qof ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
17.May.2012:- Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
16.May.2012:- Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
16.May.2012;- Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club ah oo ...
16.May.2012;- In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
15.May.2012;- Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
15.May.2012:- Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...
16.May.2012:- laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub.
Podolski ayaasi ...
15.May.2012:- Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
15.May.2012;- Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
15.May.2012;- Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
15.May.2012;- Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...
HEESTA MAANTA
VIDEO