Thursday, February 23rd, 2012

Barnaamij Gaar ah oo kahadlaya Sare ukaca HIV/AIDS-ka Wajer

Published on August 14, 2011 by   ·   5 Comments

14.AUGUST.2011:- Wajer oo kamid ah Counti-ayada Gobolka Waqooyi Bari ayaa waxaa kusii badanaya dadka qaba cayayaanka HIV/AIDS.

Warbixin lasoo saaray Sanadkii 2010-ka ayaa muujinaysa in dadka degan Counti-ga Wajer ay xanuunkaas qabaan 4% .

Hadaba Wariyaheena Ahmed Abdi “Jiir” oo dhawaan socdaal shaqo kutagay Deegaano katirsan Count-ga Wajer ayaa waxaa uu kasoo diyaariyay Barnaamijkan Gaarka ah.

Dhagayso Barnaamijka 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

Free PDF    Send article as PDF   

Readers Comments (5)

  1. mohamed hassan OSMAN says:

    star fm ur doing geat work.please continue 2 report on issues affectn nep people e.g HIV/AIDS in wajir.MAY ALLAH BLESS YOU ALL

  2. Adow Mohmed says:

    Waw!great work. Its disheartening that HIV/AIDS is so increasing in our hometown.I have personally interacted with victims and survivors and their tale was heat-rending and sorrowful.4% is a quite an astonishing number. Many factors can be attributed to this chief among them is the increased movement of people from other areas in Kenya and which interact with the people. Ignorance too has played its negative role.

  3. Star fm that is what we wanted.we are appreciating for that u a doing great work thank u for that.may ALLAH BLESS WHEREVER U A

  4. abdikadir says:

    Hi starfm. guys you r doing god job. extend u r coverage from wajir to moyale.

  5. Rashid Abdullahi Ibrahim says:

    Hi Star FM this is wonderful work you are doing in the HIV/AIDs infection and follow up and awareness.
    Bravo Ahmed




Local News

KIBAKI-UNEP2012

madaxweyne Kibaki iyo wafdi uu Hogaaminaayo oo maanta lagu wado in ay ukicitimaan Magaalada London.

21.February.2012:-  Madaxweyne Kibaki oo horkacaya ergo balaaran ayaa maanta ka ambabixi doona dalka isagoo u kicitimi doona Magaalada London ...
Raila_Odinga111

Raila oo la sheegay in uu ku guulaysan lahaa wareega labaad hadii maanta doorashada madaxweyne nimada la qabto .

21.February.2012:-  Raisal wasaare Raila Odinga ayaa kaga guulaysan doona tartanka wareega labaad ee madaxweyne nimada Uhuru Kenyatta hadii ...
doctors1

shaqaalaha caafimaadka ee Kenya oo wacad ku maray in ay shaqo joojin ku dhaqaaqi doonaan.

21.February.2012:-  Shaqaalaha caafimaadka ayaa waxa ay wacad ku mareen in ay ku dhaqaaqi doonaan shaqo joojin  bisha soo ...
burcadbadeed

Dowlada Denmark oo burcad badeed Somali ah ku wareejisay dalka kenya.

19.february.2012:-  Dowlada dalka Kenya ayaa aqbashay in ay maxkamadayso 4 qof oo looga shakisanyahay in ay burcad badeed ...
kenya-police (1)

Dowlada oo qoraysa ciidamo dheeraad ah oo la tacaala hadii ay rabshado dhacaan doorashada soo socota.

19.february.2012:-  Dowlada ayaa qorshaynaysa in ay qorto booliis dhan 7Kun Bisha soo socota si loo xoojiyo amaanka ka ...
Son-px

Muran Dublamaasiyadeed oo soo kala dhex galay Kenya iyo Zambia.

19.february.2012:-  Muran dhanka dublamaasiyada ah ayaa ka dhex qarxay dalka Zambia iyo dalka Kenya ka dib markii Zambia ...
atwoligood

Francis Atwoli oo canbaareeyay siyaasiyiinta wada ololaha doorashada soo socota.

16.February.2012:- Xoghayaha guud ee ururka COTU Francis Atwoli ayaa canbaareeyay siyaasiyiinta wada ololaha tartanka madaxwaynanimada ee waqtigiisii laga ...

Raila oo ku baaqay in laga hortago wax waliba oo rabrashad dhalin kara.

16.February.2012;- Raisul wasaare  Raila Odinga ayaa ugu baaqay hogaamiyayaasha in ay feejignaan muujiyaan marka ay ku jiraan ololaha ...

Israel oo balan qaaday in kenya ay ka kaalmayn doonto dhanka wax soo saarka beeraha.

16.February.2012:- Dowlada Israel ayaa waxa ay balan qaaday in ay gacan ka gaysan doonto sidii uu dalka Kenya ...
MEMBERS OF PAL

Baarlamaanka oo dalbaday in la kordhiyo waqtiga ay ku ansixinayaan biilalka muhiimka ah .

15.February.2012:-  Xildhibaanada baarlamaanka ayaa waxa ay doonayaan in waqtiga kama danbaysta ah ee loo qabto in lagu ansixiyo ...

Sports

vanpersie_2696900

Van Persie oo beeniyay inuu u socdo Kooxda Real Madrid.

11.February.2012:-  Weeraryahanka Kooxda Arsenal Roben Van Persie ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya inuu qorshaynaayo sidii uu ugu ...
2012-02-10_ENTRENO_18.v1328899852

Pedro oo dib ugu soo laabtay kooxdiisa ka dib dhaawac uu la maqnaa.

11.february.2012;-  Iyadoo qaar ka tirsan ciyaaryahanada kooxda koowaad ee Barcelona ay dhawaanahaan la maqnaayeen qaab dhaawac ah ayaa ...
derossi-roma490_3

Daniele De Rossi oo ka hadlay sababaha uu kooxda Roma ugu saxiixay qandaraaska dheer.

06.February.2012:- Daniele De Rossi oo shalay qalinka Ku Duugay qandaraas Dheer oo gaaraya ilaa iyo 5 sano oo ...

Huntelaar oo sheegay inuusan ka shalaynayn ka hayaamidii Real.Milan iyo Ajex.

06.February.2012:- Weeraryahanka Xulka Qaranka  Netherlands iyo Kooxda Reer Germany ee Schalke Klaas-Jan Huntelaar ayaa sheegay inuusan ka shalaynaynin ka ...
rh

Ribery “waa in aan tagnaa finaalka Championka”

02.February.2012;-  Weeraryahanka kooxda Bayern Munich Franck Rebery ayaa sheegay in sanadkaan ay muhiim tahay in ay gaaraan wareega ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna porno