Saturday, May 19th, 2012

Abaarta oo kentay in ay isla noolaadan Labo Xaas oo dagaalsan oo hadana hal qol isla seexda (Dhagayso)

Published on August 1, 2011 by   ·   5 Comments

01.AUGUST.2011:- Abaarta kudhufatay Dalka ayaa waxaa ay gaartay heer aad uculus oo dadka qaar ilowsiiyay waxyaabo badan.

Dhamaan qaxootiga so gaarayo xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab mudnaatooda ugu weeyn waa helidda baad iyo biyo o ay so raacday caafimaad iyo hooy. Balse maxamud cosble oo ah 45 jir qaba laba xaas mudnataaasi waxaa u wehliyo mid kale o madax warer ku heeyso; taaso ah sidii uu kala celin lahaay xaasaskisa colka ah oo hadda duleedka IFO iyaga iyo odaygooda ku wadaagaa hal teendho oo yar.

Rage Xassan oo waqti kula qaatay odaygan tendhadiisa ayaa warbixintan
waxa uu ku eegayaa dhibaatada odaygan ka heeysato kala celinta
xaasaskisa.

Dhagayso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Free PDF    Send article as PDF   

Readers Comments (5)

  1. ibrahim nor says:

    asc waa salaamayaa idaacada star fm maamulkeeda iyo shaqaalaheedaba salaan ka dib waxa aan aad u cambaaraynayaa wariyihii warkan u soo tabiyay idaacada warkan oo ah war anshax ahaan aanan ku wanaagsaneen warbaahinta in laga sii daayo maxaa yeelay waxaa ku jira warar aan ku wanaagsanayn xagga diinta gaar ahaan faafinta sirta qoysaska is qaba oo diinta xafiday oo aysan baanaanayn in la shaaciyo waxaa ka mida hadaladiisa in uu yiri marna uma tagin mid kamida naagihiisa maadaama ay halmeel wada seexdaan taana aysan suura gal ahayn marka wariye raage xasan inuu hadalaasoo kale soo tabiyo
    waxaan ka codsanayaa maamulka inay dib u dhagaystaan warkan fiiriyaane waxa uu u dhimayo anshax ahaan idaacadooda

  2. hi says:

    waxaas maa lagu hadlaa kkkkkkkkk isaga maa waardiiyeenayay markuu dhahayo uma tagin naagihiisa

  3. Dhamaan Martida Shabakada waxaan usoo jeedini lahaa in idaacada eey ka hadashay arin dhab ah oo ka dhacday xarooyinka hadaad moodid been ama kuturikuteen soo booqo dhadhaab xiroyinka kuyaala ama booqo websitka Dhadhaaab http://www.dadabcamps.com
    Mahadsanidiin

  4. Abdiraxman sheq duxul says:

    Asc dmtin shaqalaha st.fm. Waxan joga ifo waxan idinshegaya ninka bixinaya lacagta wax iskumahayo waxa haysa kalsoni dharro halaga cuno lacagta ula ordahayo rabitaaankuna hashaqeyo k.k.k.

  5. Mohamed says:

    A/s/c bahida wax kasta bey isku kenta marka ya lala yabin uduceya inu ilahey ka saro rafaadkas




Local News

CRIME-SCENE_NET

Wiil uu dhalay wasiirka Maaliyada Kenya oo is dilay.

17.May.2012;-  Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada  Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi. Wiilkani uu dhalay ...
Eugene Wamalwa

Wasiirka cadaalada oo walaac ka muujiyay dhalinyarada badan ee kibandha la’aanta ah.

17.May.2012:-  Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene  Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
uhuru

Uhuru oo dhawaan shaacinaya Xisbiga uu doorashada uga qayb galayo.

17.May.2012;-  Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
ACCIDENT-

Shil gaari oo dad ku dhinteen oo ka dhacay wadada Muranga ee Kenya

17.May.2012:-  ugu yaraan 15 qof  ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
tb

Gabaabsi dhanka Talaalka Nooca looga hortago TB oo dalka ka jira .

17.May.2012:-  Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
shariif

Madaxwayne shariif oo ka warbixiyay Kulankii Golaha amaanka ee Newyork ka dhacay

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
mom

Booliiska Gobolka Xeebta oo baaraya weerar xalay lagu qaaday goob Club ah .

16.May.2012;-  Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club  ah oo ...
mukuruy

Dab ka kacay xaafada isku raran ah oo ku taala Nairobi

16.May.2012;-  In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
kakuma

Gaadiidleyda reer Kaakuma oo qiimaha shidaalka ka cabanaaya .

15.May.2012;-  Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
KENYA

Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo lala beegsaday askar Kenyaan ah oo ku sugnayd xerada dhagaxlay.

15.May.2012:-  Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...

Sports

pod

Podolski oo ka mid noqday ciyaaryahanada Arsenal (sawiro)

16.May.2012:-  laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub. Podolski ayaasi ...
van-persie490ai

Kooxda Juventus oo doonaysa Van Persie

15.May.2012:-  Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
hezard

Eden Hazard “waxaan kusoo wajahanahay Manchester”

15.May.2012;-  Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille  Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
ibra

Ibrahimovic oo la sheegay inuu sii ahaanayo ciyaaryahan ka tirsan Kooxda AC Milan

15.May.2012;-  Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan  Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
benzema

Benzema oo Xaqiijiyay inuu sii joogayo Kooxda Real Madrid

15.May.2012;-  Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna