Saturday, May 19th, 2012

August 2011

beer

Beeralayda Degmada Wajer oo kacabanaya dugaagta

31.AUGUST.2011:- Beeraleyda magaalada Wajer ayaa kacabanayaan dhibaatooyin ay ku hayaan dugaagta oo ay sheegeen inay dhibaateeyeen dalaga ugu abuuran beeraha. Dugaagta ayaa waxay ay kacunaan beeraleydan wax ...

More From August 2011

Lapuba

Afar maareeyayaal oo cusub oo badali doona kooxdii Lumumba .

31.AUGUST.2011:- Afar maareeye amaba maamulayaal ayaa lagu wadaa in maalinta barito ah loo magacaabo in ay hogaamiyaan mudo 3 bilood ah dagaalka ...
news+index+pix

Ururka maclimiinta dalka oo ku hanjabay in ay Shaqo joojin samaynayaan

31.AUGUST.2011:- Ururka ay ku bahoobeen maclimiinta dalka ayaa waxa ay soo saareen 7 maalmood oo ay u qabten dowlada hadii ay ku ...
lIBYA DAMAASHAAD

Dowlada Liibiya oo sheegtay in aysan u baahnayn ciidamo miltray oo ka socda QM.

31.AUGUST.2011:- Qaramada midoobe ayaa waxa ay hindistay suurtagalkka in la geeyo dalka liibiya ciidamo ka socda Unka oo kormeer ku sameeya xaladaha ...
0 a abaaraha

QM oo ku baaqday in dadaal caalami ah la galiyo gurmadka dadka ay saamaysa abarta Soomaliya.

31.AUGUST.2011:- Madaxa hay'adda UNHCR Antonio Guterres ayaa booqday barakayaal Soomaali ah oo ku sugan xeryo ku yaalla degmada Doolow. UNHCR waxay warsaxaafadeed soo ...
Kibaki

Madaxweyne Kibaki oo Waaxda Tarafikada Dalka ku amray in ay wax qabtaan Darawalada sida xun gaadiidka uwada

31.AUGUST.2011:-Madaxwayne kibaki ayaa waxa uu amar ku siiyay booliiska in ay si adag ula tacaalaan darawlada gawaarida u wada isla markana ...
Raila-Odinga

Ra’isul wasaare Odinga oo Barlamaanka u sharxi doona sababihi loogu so celiyay Wetangula golaha wasiirada

31.AUGUST.2011:- Go'aankii dib loogu soo celiyay wasiirka arimaha dibada Moses Wetang’ula oo dib loogu magaacaby jagadii horay uu isaga casilay kadib  isku ...
schools prize giving day

Dowlada oo lacagihii ugu badnaa u qoondaysay degaanada kala duwan ee dalka.

29.AUGUST.2011:- Dowlada ayaa bixisay lacag dhan  Sh17.5 billion oo ay siisay  210-ka deegaan ee uu dalka ka koobanyahay taas oo ah lacagtii ...
barack_obama

Madaxwaynaha Mareykanka oo ka digay in duufaanada dalkiisa ka taagan ay wali yihiin kuwa qatar ah.

29.AUGUST.2011:- Madaxwaynaha maraykanka ayaa ka digay in daadad iyo korontada oo go,da ay wali qatar tahaya marka la eego duufaanta halkaasi ka ...
Raila

Raila Odinga oo kadigay in lakala qeybiyo xisbiga ODM

29.AUGUST.2011:- Ra’isul wasaaraha Dalka Raila Odinga ayaa waxaa uu sheegay in kuwa doonaya ama ku qalqaalinaya in ku xigeenkiisa xisbiga ODM  Musalia ...

 More »

Local News

CRIME-SCENE_NET

Wiil uu dhalay wasiirka Maaliyada Kenya oo is dilay.

17.May.2012;-  Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada  Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi. Wiilkani uu dhalay ...
Eugene Wamalwa

Wasiirka cadaalada oo walaac ka muujiyay dhalinyarada badan ee kibandha la’aanta ah.

17.May.2012:-  Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene  Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
uhuru

Uhuru oo dhawaan shaacinaya Xisbiga uu doorashada uga qayb galayo.

17.May.2012;-  Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
ACCIDENT-

Shil gaari oo dad ku dhinteen oo ka dhacay wadada Muranga ee Kenya

17.May.2012:-  ugu yaraan 15 qof  ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
tb

Gabaabsi dhanka Talaalka Nooca looga hortago TB oo dalka ka jira .

17.May.2012:-  Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
shariif

Madaxwayne shariif oo ka warbixiyay Kulankii Golaha amaanka ee Newyork ka dhacay

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
mom

Booliiska Gobolka Xeebta oo baaraya weerar xalay lagu qaaday goob Club ah .

16.May.2012;-  Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club  ah oo ...
mukuruy

Dab ka kacay xaafada isku raran ah oo ku taala Nairobi

16.May.2012;-  In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
kakuma

Gaadiidleyda reer Kaakuma oo qiimaha shidaalka ka cabanaaya .

15.May.2012;-  Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
KENYA

Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo lala beegsaday askar Kenyaan ah oo ku sugnayd xerada dhagaxlay.

15.May.2012:-  Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...

Blogroll

World News

icc

Maxkamada ICC-da oo Raadinaysa dagaal Ooge u dhashay wadanka Congo.

17.May.2012:-  Maxkamada danbiyada caalamiga ah ee ICC da ee dalka Holand ayaa sheegtay inay si wayn u doonayso ...
serbia

Ratko oo ay maalintii labaad maxkamadayntiisu ka socotaa ICC da.

17.May.2012:-  Hogaamiyihii Militeriga ahaa ee hogaaminayay ciidamadii Serbiya oo loo haysto 11 eedaymood oo ay ku jiraan danbiyo ...
ban

Xubno ka tirsan mucaaradka dalka Bangladesh oo xabsi la dhigay.

17.May.2012:-  ilaa iyo 33 ka tirsan hogaamiyayaasha mucaaradka dalka Bangladesh ayaa  xabsiga la dhigay iyagoo lagu eedaynaayay inay ...
sp

Boqorada Spain oo joojisay booqasho ay ku tagi lahayd dalka Britten.

17.May.2012;-  Boqorada dalka Spain Mss Sofia ayaa lagu soo waramayaa inay cansal garaysay booqasho ay ku tagi lahayd ...
berlin

Hollande iyo Merkel oo qabanaya kulanka Midowga Yurub ee ka dhacaya Barliin.

16.May.2012:-  Ninka dhawaaan loo dhaariyay Madaxwaynaha dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa balan qaaday inuu kala shaqayn doono dowlada ...
syr

Dad ku geeriyooday weeraro ka dhacay wadanka Siiriya.

16.May.2012:-  Ugu yaraan 20 ruux oo ka qayb galayay aas loo samaynayay dad horey ugu geeriyooday rabshadaha ka ...

Pakistaan oo la rajaynayo inay ka qayb gasho kulanka Nato ee Afganistaan ka dhacaya.

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dalka Pakistaan Asif Ali Zardari ayaa lagu wadaa todobaadkan inuu ka qayb galo kulanka isbahaysiga Naato ...
h

Mr Hollande oo loo dhaariyay xafiiska madaxwaynaha Farance.

15.May.2012:-  Madaxwaynaha cusub ee dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa si rasmi ah u noqday madaxwaynaha wadankaasi kadib markii ...

Business

petrol-station1

Qiimaha shidaalka Noocyadiisa kala duwan oo hoos loo soo dhigay .

15.January.2012:-  Qiimaha shidaalka noocyadiisa kala duwan ayaa mar kale hoos loo dhigay .Sida ay sheegeen gudiga  xadaynta qiimaha ...
Wasiirka-dalxiiska-Kenya

Hanaanka dalxiiska dalka oo sare u kacay .

23.December.2011:-   Kobaca dalxiiska dalka ayaa sare u kacay boqolkiiba 17%,  sida lagu sheegay qiimaynta 10-kii  bilood ee ugu danbaysay ...
shidaalka

Dawlada oo hoos u dhigtay Qiimaha shidaalka dalka.

14.December.2011:-Gaadiidleyda ayaa waxa ay ku jiraan farxad iyo raynrayn ka dib markii qiimaha shidaalka hoos loo soo dhigay ...

BEAUTIFUL CITY OF GARISSA

Opinion

Recommendations

oyun oyna