Waqooyi Bari Kenya: - Wasiirka iskaashiga hormarka ee dalak natherlands ben naabin ayaa ku sugan dalkani kenay si uu qiimayn ugu sameeyo abaarta ku habsatay gobolak geeska Africa.
Wasiirka ayaa waxa lagu wadaa in uu booqdo xarooyiinka qaxootiga ee Dadab isla markana uu kulan la qaato masuuliyiinta dalkani kenya ,hay,adaha gargaarka iyo wakiilada hay,adaha gargaarka.
Magaaladan Nairobi yaa waxa uu wasiirka is kaashiga hormarinta ee natherlands la kulmi doonaa wasiirada beeraha Dr Sali Kosgei, wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Rijad Onyonka.
Waxa uu sidoo kale kulan la qaadan doonaa wasiirka is kaashiag hormarinta mr Ben naabin ayaa waxa uu sidoo kale kulan la yeelan doonaa wakiil QM ee soomaaliya agostiin mahiiga iyo isku dubaridaha gargaarka bina aadaninimo ee QM u qaabilsan soomaaliya mark bowdhan .
Kalfadhiga baarlamaanka oo dib u furmaya maanya iyo amaanaka dhismaha baaralmaanka oo si weyn loo adkeeyey.
waa lasodhaweynayaa wasirka