Saturday, May 19th, 2012

Wasiirka dalxiiska iyo Xildhibaan Amina oo iska fogeeyay in ay lacag kutaageereen Ururka Al-Shabaab.

Published on July 30, 2011 by   ·   1 Comment

30.JULY.2011:-  Wasiirka dalxiiska Xukumada Nairobi Najib balaala iyo Xilidhaanada Qaabka magacabista ah Ku soo gashay barlamaaka Aamina Cabdalaha ayaa waxaa ay Si aad U beeneyeen In Lacago ay siyeen Ururka Alshabaab eel ala xariiriyo Al-Qacida, waxaana ay ku tilmaameen warkii ka soo baxay Q.M ee ahaa in ay lacago siyeen Urukaasi mid Qaxiiqda ka fog.

Mr Najiib Balala ayaa waxaa uu Sheegay in uusan lacag ku taageeren howlo argigixiso balse uu siiwadi doono waajibna ka dhigay taageerida Howlaha Muslimiinta.

Waxaa uu intaasi Ku daray in uu xasuusto in dhaqaale uu ugu Deeqay masaajid la doonayay xiligasi in la dhiso taasina aysan ahayn lacag ay ugu talagaleen holwaha Al-Shababa ay ka wadaan Soomaliya.

Cabinet minister Najib Balala (left) and nominated MP Amina Abdalla (right) on Friday reacted to a United Nations report naming them among Kenyans whose donations had been funnelled to the Somali terrorist group Al Shaabab.

Warbixin ay soo saartay shalay Q.M ayaa waxaa lagu sheegay In Wasiirka Dalxiisa Kenya Najib Balalaa in uu ku tabarucay lacag gaaaraysa 200,000 oo Shillin si loogu dhiso Majid sanadkii 2009-kii laakiin lacagtaas ayaa la sheegay in ay gacanta u gashay Ururka Al-shabab ee ka taliya qeybo kamid ah Soomaaliya.

Warbxinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in xildhibanada Aamina Cabdalaha  in ay deeq ahaan u siiyay Al-shabab 500,000 oo shillin 17-kii February ee sanadkan iyadoo ugu shubay lacagta Acount uu maamulo mid kamid ah raga maal galiya Al-Shabaab.

Iyadoo ay taasi jirto ayaa haddana warbixinta waxaa lagu xusay in aanan la heynin cadeyn muujineya in wasiirku uu ka war hayay  in deeqada uu bixiyay ay noqoneyso mid loo isticmaalo howlaha ay wadaan Ururka Alshabab.

Warbixinta ayaa sidoo kale lagu cadeyay in Xildhibanka uu xiriir dhow la leeyahay mid kamid ah raga lacagaha kumaal galiya Al-Shabaab-ka kadagaalama Soomaaliya.

Si kastaba ha ahatee Xildhibaanad Aamina Cabdalla ayaa diiday in ay  ogeyd in lacagta ay dhiibtay loo waday Al-shabab balse iyadu ay u bixisay in lagu dhiso Masjid.

Al-shabab ayaa waxa la sheegay in ay qorteen dhalinyaro Kenyan ah oo gaaraya 200- 500 kuwaasoo iminka ka bar bar dagaalama.

Marka loo eego warbixinta dhalinyarada ay askar ahaan uqorteen Al-shabab ee Kenyanka ah ayaa waxaa ay yihii kuwa kasoo jeeda beelaha kale ee aanan Soomaalida aheyn ee Kenya.

Star FM News Desk

PDF Creator    Send article as PDF   

Readers Comments (1)

  1. Xamari yare says:

    Masha allah waa guul in ay helan lacag x.x.m. Ash.




Local News

CRIME-SCENE_NET

Wiil uu dhalay wasiirka Maaliyada Kenya oo is dilay.

17.May.2012;-  Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada  Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi. Wiilkani uu dhalay ...
Eugene Wamalwa

Wasiirka cadaalada oo walaac ka muujiyay dhalinyarada badan ee kibandha la’aanta ah.

17.May.2012:-  Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene  Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
uhuru

Uhuru oo dhawaan shaacinaya Xisbiga uu doorashada uga qayb galayo.

17.May.2012;-  Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
ACCIDENT-

Shil gaari oo dad ku dhinteen oo ka dhacay wadada Muranga ee Kenya

17.May.2012:-  ugu yaraan 15 qof  ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
tb

Gabaabsi dhanka Talaalka Nooca looga hortago TB oo dalka ka jira .

17.May.2012:-  Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
shariif

Madaxwayne shariif oo ka warbixiyay Kulankii Golaha amaanka ee Newyork ka dhacay

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
mom

Booliiska Gobolka Xeebta oo baaraya weerar xalay lagu qaaday goob Club ah .

16.May.2012;-  Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club  ah oo ...
mukuruy

Dab ka kacay xaafada isku raran ah oo ku taala Nairobi

16.May.2012;-  In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
kakuma

Gaadiidleyda reer Kaakuma oo qiimaha shidaalka ka cabanaaya .

15.May.2012;-  Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
KENYA

Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo lala beegsaday askar Kenyaan ah oo ku sugnayd xerada dhagaxlay.

15.May.2012:-  Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...

Sports

pod

Podolski oo ka mid noqday ciyaaryahanada Arsenal (sawiro)

16.May.2012:-  laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub. Podolski ayaasi ...
van-persie490ai

Kooxda Juventus oo doonaysa Van Persie

15.May.2012:-  Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
hezard

Eden Hazard “waxaan kusoo wajahanahay Manchester”

15.May.2012;-  Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille  Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
ibra

Ibrahimovic oo la sheegay inuu sii ahaanayo ciyaaryahan ka tirsan Kooxda AC Milan

15.May.2012;-  Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan  Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
benzema

Benzema oo Xaqiijiyay inuu sii joogayo Kooxda Real Madrid

15.May.2012;-  Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna