Thursday, February 23rd, 2012

Si Toos ah u Dhagayso StarFm

Published on July 14, 2011 by   ·   118 Comments

PDF    Send article as PDF   

Readers Comments (118)

  1. asc dhaman shaqalaha idacada calamiga ah ee codka gobolka waqoyi bari ee lamagac baxday starfm sln kadib waxan ahy wil somaliyed asal ahana waxan kasojeda dalka somaliya gaar ahan magalada muqdisho waxan wax kabartay casimada somaliya gar ahan iskul lagu magacabi jiray imaamu shafici waxan isla waqtigan kusuganahay wadankani kenya gaar ahan magalada somalida ay dagto ee garissa waxan codsi karaba idacada istarfm wayo waxan wax kabartay qabka warsaxafadedka waxana filaya inad daremi dontan ama ad ifirin dontan si gar ahaned ok by ahmed yare mahadsanidiin

  2. mohamed says:

    wan idiin salaamay sxb aan jeclahay magaceyga waa mohamed joogana caasimada dalka soomaaliya

  3. member says:

    asc
    am listining ur radio from canada, saskatoo.
    perfect.

  4. A/c Starfm Codka Gobolka Waqooyi Bari, salaan kadib waxaan joogaa London waxaan ku faraxsanahay in aad dib u soo celiseen dhageso Live-ka xoogohoo ayaan kala maqneyn, waxaana aad ugu helaa barnaamijka layaabka Dunida oo aan joogta ugu xiranahay, iyo wararka thnx, n go away.., u r the best….

    • daud says:

      a s c starfm waad salaamantihiin waxaan joogaa wadanka u s a oo aan idinkalasocdaa aad iyo aad ayaad umahadsantihiin keep up waa coodkii degankeeyga

  5. ABASS MOHAMED says:

    asc walalayaal ,waxaan rabaa in aan usheego Alshabaab in ay unaxaan dadka tabaalaysan o ay hay,adaha u ogolaadaan in ay daka waxgaarsiiyaan si ay kujirto Islaanimo,soomaalinimo iyo binuaadannimo.mahasanidin.hadii kale dadkaasi way dhamaanayan waxay na u dhimanayaan gaajo ,macaluul , haraad iyo nafaqo darro. byeeeeeee BUSKUT

  6. haji says:

    ascw
    star fm wan idin salamy dhamanten shagalaha fm waxan gadageysani haya i dhacada shanghi china
    kazi muzuri
    asante

  7. haji says:

    star fm waxan ka so jodha mandera aad ayad umahadsantihiin asanteni sana
    waxan kadageysani haya i dacada shanghi china
    thank you thanks

  8. haji says:

    waxan dageyst warka 8.30pm lakin waxan jogna 1.30am
    asanteni

  9. faa'iza says:

    asc walaalayaal waan idin salaamay muqdisho ayaan deganahay,star fm waan dhageysanaa weliba si fasiix ah,waana idaacada kaliya een kahelno aqbaaraha iyo dhacdooyinka kadhaca gudaha kenya gaar ahaan gobolada ay soomaalidu degantahay.
    asc

  10. Gambaale says:

    Thank you guys for doing this great job for the community.I grew up in Garissa and love to hear anyone who want to stand for NEP people. I want to say that StarFm radio is good for the somali community in Kenya and they must support at all cost for its existence.I am proud that we have such brilliant somali speaking journalist in NEP.Also, please post the pictures of the developments in the region such as the on going and completed hospitals, schools, libraries etc in Garissa, wajir and mandera county.Furthermore, also You can post the pictures of our beautiful camels, Hotels on your website to make it better and stand for NEP people.I know some on-going projects in Garissa county which are about to be completed.These are just my advices, you are doing a fantastic job. Thank you.

  11. haji says:

    ascw
    wan i dhen salamay e dacadha gobolkena waqoyiri bari aad ayad u mahadsantiheen si tos ayan u dageysanihaya i dacada ano joga xafskeyga

  12. Mohamed says:

    Asalaamu Calaykum
    waxaan hawada idin soo marnaa salaanta islaamka ah, waad ku mahadsantihiin shaqada fiican ee aad umadda u qabateen gaar ahaan midan cusub ee aad radiiyaha online ka dhigteen, hada waxaa barnaamijyada la socdaa anoo online ah oo Facebook gayga ku jiro…

  13. mohaa says:

    asc
    Thanks walal for making it possible for me to listen to star fm while in london.

  14. Salan says:

    Ugu horayn waxaan hawada iin soomarinayaa salaanta islamkag. Aslckum. Waxan maamulka idaacada ka codsanayaa in aan ay siibaahiyaan idacada aniga waxan hada joga degmada Elwak waxana tabenaa idaacad la’aanta nagu haysato magaaladaan. Waxan rajeynayaan Si xurmaleh in aad u eegidoontaan codsigayaga.

  15. guyz dis is amazing….iam lovin it…

  16. saadaq says:

    waxaan ka dhageysanayaa idaacada star fm gobolka north carolina ee dalka mareykanka,bravo star fm

  17. Deq dula says:

    walaal waad mahadsantihin shaqalaha idacada wan salamaya,salaan kadib waad kumahadsantihin idacada aad kadhigteen qaabkan online internetka aan kadhagesaneyno…. starfm forever live longer.. thanks again.
    from sheffield(England)

  18. mohamed hassan says:

    asc all of the people live all over around the world and somali people all where and stuff in star fm thanks guys i love star fm

  19. ahmed wali says:

    walalayal waad mahadsantihin anigo ah ahmed wali oo kunol dalka konfur africa barnamigkena waxan kala socda intarnetka markali wad mahadsantihin damaan bahda star fm

  20. rage says:

    hi guys am listing to ur lovely news

  21. nabadonka says:

    starfm waa ideecad aad wacan runti waana tageraa

  22. muxumed says:

    waxan halkan kasalmayaa dhamaan shaqaalaha iyo maamulayaasha idaa cada waxan walalayaal idinka codsanayaa
    inaad sobaa hisaan dhamaan waxa kajira goblka aan kasoo jeedo eelooyaqqano magacyada badan mar waxa ladhaaha ogadeniya marana somali galbeeed

  23. ahmed says:

    waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan shaqaalaha star fm (ASC) salaantaas kadib, waxaan idiiku amaanayaa shaqada fiican aad ugu haysiin umada reer waqooyi bari iyo habsamida aad u daadihinaysiin waraarka gaar ahaan dhanka siyaada. walaalyaal xanaan jeclaani lahaa in aad kusoo dartaan waraarka gobolada jubooyinka iyo gedo Soamaliya maadama ay yihiin goboladan kuwa ay naquseeso siyaasadooda gaar ahaan dowlad goboleedka azaaniya Somali State oo ah mid ay taagyeraan siyaasiyiin gobolka waqooyi bari.

    waad mahadsantihiin

  24. ahmed says:

    waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan shaqaalaha star fm (ASC) salaantaas kadib, waxaan idiiku amaanayaa shaqada fiican aad ugu haysiin umada reer waqooyi bari iyo habsamida aad u daadihinaysiin waraarka gaar ahaan dhanka siyaasada. walaalyaalwaxaan jeclaani lahaa in aad kusoo dartaan waraarka gobolada jubooyinka iyo gedo Soamaliya maadama ay yihiin goboladan kuwa ay naquseeso siyaasadooda gaar ahaan dowlad goboleedka azaaniya Somali State oo ah mid ay taagyeraan dhamaan siyaasiyiinta gobolka waqooyi bari. weliba dhanka webka star fm in aad kusoo tobisaan waraarka azaaniya sada IjaraNews oo kale oo ka hadasho mar walba waraarka Juboland, inta badan waxuu ka waramaa webka Star fm dunida oo dhan laakiinse ka hadashaan arimaha azaanya oo ka socodo gudaha dalka Kenya anigu waxaan ku noolahay magaalada Columbus ee gobolka Ohio USA mana madhageeysto radiyaha star fmka wayoo uma haayo waqti aan ku dhageysto laakiin waxaan aad u akhristaa webka star fm iyo webka kale ee afka dheer IjaraNews.com dad badan oo qurbahana kudhaqan waa ilamid ee walaalayaal ku dadaala in aad u soo dartiin waraarka Jubooinka iyo gedo war bixiinadiina faraha badan

    waad mahadsantihiin

  25. abdirahman says:

    ramadhan kariim all muslims,america,africa

  26. ali says:

    From london (England) Waxaa Mahad aada Mudan Alaah Subxaanahu Watacaalaaa Waxaa salaan gaara mudan Maamulka iyo Shaqaalaha Star FM Wacaan lee yahay A S C Wr Wb salaan kadib waxaan Dhihi lahaa dha gays tayaasha in ay idaa cada Aysan ka dhigi i daacad qabiil idaa cadaanu qaa idaacad u shaqaysa somali oo dhan waana oga mahad celi naynaa mahad sanidiin.

  27. Fatuma says:

    Asc am really happy to listen to starfm the one and only. saum maqbul

  28. haji says:

    asc
    ramaddhan karem
    i dacadi maxa ku dacay kadka ku so ciliya
    shukrani

  29. jamac ukun says:

    runtii idaacad jirta ma ahan wuxu maxaa yeelay waa mid ay isugu yimaadeen xaasidiin war alle ka baqoo gabdhaha xaqooda u daaya ha lunsaninee lacag dumar hadaad cuntid wax ka xun ma lahan uf dheh star fm jaahiliin

  30. saydii says:

    a/c/w waxaan idinka dhagaysan jirey columbus ohio indhawaale idin ma hayo waxan jeclaa barnaamijka hadal heynta subaxa ama deganada ay dadka soomalida ay joogaan waxa ay tahay hadal heynta ugu badan meesha ay joogaan

  31. muktar says:

    as-salaamu caleykum dhamaan shaqaalaha idaacada fm, waxaan idinkakagamahad celinayaa sidaad isugu howsheen qaabka internetka inaanu kala socono barnaamijyada idaacada oo toos ah………..mahadsanidiin.

  32. ahmedwali says:

    a/c/w salanta islamka kadib walalyal waad mahadsantihin baahda starfm waxan kadakeysana idacada star fm magalada east london ee dalka konfurta africa thanks thanks thanks

  33. Asc? Dhaman star fm shaqaalah doon iyo dhaman Dheegeysiyasho doon star fm aadhi maah safi safi safi weye k k k k

  34. Asc baxda star fm codka gobolka waqoye bari sxbyal wan idiin salamay salan kadib magacegu wa bishar bayusuf oo joga gobolka kenya qasatan refugee comp ee dhagahaley block geyna waa Ac bye sxbyal dhamanten mel walbo ad jogtan wan idiin salamay see u again another time brothers an sisters

  35. Abdifatah Aden says:

    asc

  36. Gesey says:

    Mahadsanidiin sida aad dadka dunida oo dhan ugaxaqab tirteen waxa kadhacaya daafaha dunida.
    Gesey swedan

  37. abdul aziz says:

    Bravo star fm…wazi kabisa.na iyo ni maendeleo.kip up the nep spirit lol! greetngs frm the big usa

  38. olhaaye says:

    asc bahda war baahinta gar ahaan starfm runti ideecadan waan jeclahay inan dhageystana waana iskuda’aa lkn iima suura gasho inta badan maadama aan by internet kadhageysto sa darteed waxaan jeclaan lahaa dadka commentka bixinaayo inaay igu saacideeyan nambarka joogtada ah ee mar walbo ay dadka barnaamijyada kalasocdaan waadna mahadsantihiin dhamaantiin walaalaha RAMADHAAN KARIIM

  39. ali shariff says:

    Asc Wr Wb salaan kadib waxaan ka soo jeeda magalada MANDERA CADEEY waxaan jooga dalka NORWAY gaar ahaan magala madaxda OSLO, aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay warbahintan heerka ay gaartay Ramadaan Kariim wa soum maqbul

  40. hamdaan says:

    salaan iyo nabad kadib. Waxaan joogaa kenya idaacadu shaqadeedu ma xuma lakin shaqaalaha qaarkood oon luqada ku wanaagsaneyn wey wanaagsantahay in bedal loo helo. Mahadsanidiin

  41. Mohazakir says:

    Asc dhaman sheqalaha idacada starfm,salan kadib,waxan rabaa inan halkan su’al kadhibto, su’ashaas o ah
    shey kabilowdo’m'carabi ahan kunadhamada’w’ Qurankana lagushegay habenki qabuuraha jooga maalintiina xaafadaha joga cunadisa na ey tahay cusbo iyo timir.sheygas dumarku wey jacelyihin raguna wey nacebyihin dadka baqorada ah na wey nacebyihin.

    wamexe sheygasi?

  42. Noor says:

    Asc shaqaalaha idaacada iyo dhamaan akhyaarta sharafta leh.Sln kadib aniga dhageysiga onlineka waan karila’ahay.waxaan kudhuftay “CLICK HERE” mana iibaxaayo ee maxaa igakhaldan.Fadlan isoomaciina akhyaarta qadarinta mudan.

  43. haji says:

    habari sfm hali vipi
    na sikilaza idaa

  44. kulmiyeh says:

    sac wonderful concratulation
    now am listening to stafm here in sweden
    thanks guys inshallah mey this work continue

  45. sheikh mohamud says:

    i am still listening star fm here in denmarke woowoow thanks guys work hard…

  46. cofta says:

    dhamaan bahda idacada Star fm waan idin salaameyna, inta kadib, waad ku mahad santihiin khidmada sharafta leh, we live in Norway, but with star fm no more ‘ home sick’ Ano ah najma xassan waxaan halkan ka salamayaa, dhamaan reer xassan hoyo xalima, aabe hassan, c/caafi xassan, mahad xassan, hashim xassan, faduma xassan, c.kariim xassan, cali xassan Ayaan xassan iyo dhamaan asxaabta kala xalima cabdi Amaal xassan iyo Amina sahra.

  47. abdiwahab says:

    asalamu aleykum star fm. am now listening. am in saudi arabia.may Allah give us rain in somalia and nep.

  48. Zaki ahmed says:

    Asc dhaman shaqalaha idacda star fm waxan ugu hanbalyina sida bahi tirin dhanca war bahinta thnks

  49. aden says:

    mashallaaaaaaaaaaaah walalayaal 100% thanks for ajob well done. iam know able to listen to star fm live from kandahar afghanistan.

    waad mahadsantihiin..

    wabillahi towfiiq.

  50. Waxan ku farax sanahay in aan marka kale RTAR FM dib udhageysto wadaama an ha muwaadin somaliyet kuna sogoray gowarka waqoyi bari gar ahan magalada garis hadana an ku nolahay wadanka south. Africa/koonfur afrika capetown

  51. (ASC) waxan halkan kasalamaya dhamaan shaqaalaha idaacada “STAR FM”
    salankadib
    Runti wan u xiisay dhageysigii idaacada gar ahaan barnamijyadi kalduwane ee ka bixi jiray doodi la qawanjiray dalawadka ladhiban jiray run ahaanti halkan kumaso koowi karo,
    waxan filaaya dhaman saxibihi an kulahaa idaacada in ey wacan yihin, waxan ad u jeclan laha in salan qali ah la iga garsiyo asxaabtan” hadey wali jogaan Idaacada Star Fm”
    1- ahmad abdi samad
    2- farah sire
    3- fadumo ma’alin abukar
    4- fardowso hasan
    5- mahamad hasan
    dhan asxabtan wa qaar an saxaafada isla baranay qar an isku mel kuso kornay iyo qar an saxiibo nahay,
    waxa kale oo an hakan kasalamaya

    Zuheybo Badqas
    hasan deeq
    ali oloow
    thanks guyz mis u alot
    by Abdulfatah Abdi bihi
    south. Africa

  52. cabdiqaadir says:

    asc damaan shaqaalaha idaacada istarfm sln kadib waxaan cudsanayaa in la iibaafiyo kabande iiga dhumay magac kuquran waa mahamed ali mahamed

  53. Mustafa Ali says:

    Hey Star fm whats happening, I listen star fm while I’m at work, so I’m some how connected to Gsa.

  54. ABDULLAHI says:

    Waxaan daganahay wadanka Canada, waxaan si toos ah u dageystaa idaacada starfm. waxaan aad oola dhacay xayisiiska magaalooyinka kala duwan ee meesha laga sood aayo, taasina waxa ay daliil u tahay dageystayaasha meelaha kala duwan jooga.

  55. Lil Rahman says:

    Wan idin salamay dhaman rer starfm . Salaan kadib.”inali lahi waina ilayhi rajicun. Wankaxu mahay manta wixi kadhacay wa dada km4. Dadka dhawaca sogaray allaha cafiyo. Amiiiiin amiiiin

  56. Sheikh says:

    I am listening to Star FM in Galkayo, Central Somalia.
    At least I can hear the latest news from North Eastern. And only from Star FM. I get all the other news items in Kenya or Somalia from either Kenyan Newspapers or Somali online websites. This is truly Codka Gobalka NE.
    Keep it up guys!

  57. Hi StarFm, ani waxas yahay reer Garissa waan dhageysta barmaamijkina iyo warka shaqalaha Hard work ayay sameeyaa lakini Adminstarationka are Bad People Coz dhalinyarada ka tagta ey daba galaan Selfish waaye, xaqa wax ma kagaseesiin dadka idin kataga ka hara ceeb waay saan, mar dow dadka idinma dageysanayan u r not humanbeing isku hishooda xaqa ma taqaanin magacena ad wadaten NEP wad cebesateen

  58. ahmed wali says:

    A\C\W xalku wa somalia wa kitaabka alle waxan joka s\africaa

  59. yuyu says:

    asc salan kadib suaal ayaan idin weydiyay anigu cod mamaqlo ee halkee dhageysiga

  60. Dhamaan Asxaabta iyo shaqaalaha idaacada Codka waqooyi bari Ee Starfm waan ini salaamay Waad ku mahadsantihiin so gudbinta Arimaha soomaliya

  61. abdullahi hagi aden says:

    MASHA ALAH HAMBALYO STAR FM ANIGA WAXAN JOGA NAIROBI RADIO KAMA DHAGESYTO EE LIVE FROM INTERNETKA AN KA DHAGEYSTAA GUULEYSTA WAXAN SI GAARA DHAMAN FARSAMAYAQANADA ISKU HAWLAY

  62. abdisalan ahmed says:

    asc waxaan ahay wiil arday ah oo aqriista dugsiga sare ee form four ee jamhuri high school waxaan salaamayaa dhamaan shaqaalahha star fm gaar ahaan waxaan aad u salaamayaa cali colow aad baadna u mahadsanthiin

  63. mandera22 says:

    Asc dhamaan shaqalaha laanta star fm, ruun waa arrin lagufrxo wax qabaadkina,

  64. ahmed wali says:

    asc waxan salamaya daman musliminta daman. ayo shaqalaha starfm magaceyku wa ahmed wali waxan joga magalada east london gobolka eastern cape ciid mubarak ayan leyaha daman

  65. haji says:

    asc
    wa maalim
    waxan salama daman shaqalaha sfm waxn joga hong kong
    waxa salama umad musliminta
    waxan salama abahey mohamed
    a,wahid
    sacdiyo
    a,fatah
    mahad
    rahoy
    ruqiyo iyo carurteda
    mama canab
    daman rer b.mbia mandera
    hasan
    daman inta muqeda iyo maqalkeyda taqana
    waxan kala salama
    macaliminta sunaah
    ciid mabruk

  66. mahamed says:

    waxaan ku faraxsanahaybhadii aan nahay ardayda jogoto magalada maleysia dhageysiga wacan eestar fm

  67. gen mohamed ali bamursal says:

    wow grt …..dat s wea i belong……nep….listening drctly from khartoum-sudan……….mob lov starfm n its cmnty……

  68. Abdinasir says:

    magaceyga waa Abdinasir, waxa ka dhagesanaya Star Fm Magalada Lahor, Pakistan. thanks for the good job! Laakiin maalmahan Idacadda qadkee ka maqan tahy ma idin arko fadlan sameeya

  69. RAHMA DIRITE says:

    hi am in malindi currently bt from grsa why dont u do smething 2 reach malindi n mombasa’i luv listernin 2 starfm kindly can i get aquotation of advertsing aschool for amonth send to ma email plz thaanks

  70. Dr abdirizak says:

    This should be great and developed societies.regards

  71. Dr abdirizak says:

    I need to hear more advantageous progress in headed nep cities,I appreciate the media programs implemented in garisa and else where over the holy northeastern region it’s where I was born and belong to.Regards

  72. Asc wote star fm radio ni mimi siyad kutoka mandera country hasa lafey district. Salaamiya wote vijana wa mandera

  73. cofta says:

    maxa kudhacay idacada fadlan

  74. Rashid says:

    Codka ayaa kahiran dageystayasha onlinka.I can’t folow or hear your online RADIO PROGRAMS.Let us know if there are days Idacada is not online.
    Mahadsanid.

  75. cabdulaahi cabdi says:

    waad salaaman tihiin dhamaan shaqaalaha idaacadda *fm maalmaha qaar idaacadda ma maqalno waa onlinka ee maxaa ka khaldan fadlan jawaab

  76. cabdulaahi cabdi says:

    AS.C.W.W SALAAN KADIB MAANTA MAQALKA MAXAA KA KHALDAN

    FROM A A ALI C/O R.S.A

  77. ahmed farah says:

    scw salan kadib iam listening star fm live from BOSTON MA USA
    good job dhamantin jazakumu allahu kheyr

  78. abdifatah says:

    asa dhaman bahda idaacada starfm waa idacad uu wanagsan wana dhagaysta wana ku hiranahay dhagaysiga idacada aniko joga wadanka Australia aad ayaa uu mahadsantahin somalia hanolato

  79. Adam says:

    I wonder if someone monitor this comments

  80. abdullahi noor says:

    waxaan salam bahda starfm gobalka wqb aniga ojooga wadan sudan magala khartoom toos ayan udageysana haya barnamjka, talaabada ay iran qaaday waladahdayixaqa ayay ulehadhay mahadasanid

  81. zakaria from mandera says:

    halo ni mie zack nini na redio leo otherwise niko poa nigote ma freinds andey .akila,jisow,qafarey na all boys of al haji forest k.v Roti the shoe maker and lastly Rashka the king of the forest.

  82. zakaria from mandera says:

    Also nigote al de boys of star fm and not forgeting binti shaaban and nasra

  83. Adam says:

    LMAO, this guys are so funny I miss GSA so much…

  84. alaas says:

    I live in texas irving county. bro i see star f.m is only dorminated by people of garissa i don’t see any cover story from our belong town wajeer weyn. i promised to people of wajir west if im elected as governor of wajir we will have our own f.m. star f.m will operate their own dujis village.

  85. mohamed says:

    hey everybody i’m mohamed from america i like to say hi star fm

  86. mohamed says:

    magalda oo arizona oo gotasho america waa magalo o qatar ah walaliyal la so xarer xafda oo thomas ladhahayo waa xafad oo qatar ah

  87. xasan mxamed says:

    dhaamaan waxaa leeyahay umada muslimiinta haguulaystato cadowga allaha jabiyo meelwaliba u joogo insha allah

  88. xasan mxamed says:

    gaalada iyo muratdiintana waa ay jabidoonaan inmsha allaah ee dadka waxaa looga baahan yahay in kusabraan dhibaatada ay lakulmayaan oo ah u dhabar adegaan

  89. maxamuud says:

    asc dhaman idacada star fm shaqalaheda wa idin salamay waxan

  90. mohamed says:

    Asalama calayku walaalayaal waxaan idinku amaanayaa shaqada wanaagsan oo aad qabateen walaalayaa waxaan kunoolahay mombasa lkn waxaan kaxumahay halkaan lagama dhagaysto idaacada star fm fadlan inbadan ayaan idin sugaynay waxaan u humuunqabnaa barnaamijyadiina aadka uquruxda badan fadlan nasoo gaarsiiya idaacada star fm mahadsanidiin

  91. Abdi Sankus says:

    Asc dhaman shaqalaha starfm cod gobalka waqooyi bari(NEP) walal waxan halkan salamaya ina adeerteyda Hawo Mohamed oo kunool garisa country iyo seygeda Alrahman sido kale mohamed cibaar waa kusalamaya

  92. Bashi says:

    Waxan halkan kasalmaya asxbteyda kalah mustafa ali abdi haji fadumo ali asha ibirahim asha cud iyo saxibadey oo dhan mel walbo ee jogan iyo asxbteyada an wada sha Qeno ee radio canada

  93. Masha,allah, wad ku mahadsantihin dadaalka aadka u weyn iyo waqtiga faraha badan ee aad ku bixisen in idaacada laga dhageysto daafaha caalamka.
    Waxan kala socdaa idacada anigoo joogo wadanka south africa gaar ahaan gobolka western cape, capetown.
    Mahadsanidiin.

  94. Hassan says:

    wanaiwadan salmay all garissa people

  95. Hassan says:

    maxan markale salamaya shaqalaha star fm oo shaqada wanaagsan nohaya sii wada shaqadawanagsan aad ayadumahadsantihin thanks

  96. Asc dhaman shaqalaha star fm salan kadib waxan ahay wil somaliyed o wax ka partey xerada qaxotiga ifo marka shaqalaha inad no furtan siminaro o an ku kordisano aqontena mahadsanidin by ibrahim ifo specially block a4

  97. aniga says:

    waxbaa inku furan maxaa waaye ciyaaro iyo war ayaa isku dhax furane

  98. mahamud says:

    aad baan oo gu mahadcelinayaa idaacada starfm oo aan ka dhageysto internetka
    noona soo gudbiso warar tayo leh gaar gobalka waqoyi bari
    waxaanlenahey sanad cusub iyo barnaamij cusub

  99. samow A A says:

    waad salaamantihiin dhamaan shaqaalaha adeecada Sfm waana ku mahadsantihiin sida fasiixa ah oo aan ooga dhageysano adeecada daafaha aduunka sida Dalka Sweden gaar ahaan magaalada Linköping waana ku farahasanahay anigoo kadhageysanjirey waqooyibari Kenya inaan hadana kadhageysto dalka Sweden oo aan jimaadey sanadkii tagey ee 2011 bishii lixaad

    • mohaa. says:

      hi raxmo. Am also in mld. lets campaign 4 star fm radio 2 reach in mld. Why don it reach mld yet it captures garsen nd its environs. op in mld we don need 2 listen frm internet. Coz pwani nd radio raxma also reach in gsa. Yet dey r frm msa. Y nt ours. Bravo.

  100. omar muhamud says:

    wan idin salamaya shaqalaha st fm waxan dhihilaha alshabab war culimadini usolabta shukran wa omae ojoga makka almukaram saudiarabia

  101. wahaan halakan kasalaamaya garissa cadeey iyo sxbkeey osman mahamed garane iyo gawiso 9ka nairobi sxb wahaan leeyahy sxbkeey osmaan sxb markhaan wanaagsan iyo kuleelka garissa markhaan kiisa meeshaas kasiiwad kkkkkkkk
    waad salaamantihiin starfm
    osman sxb igu salaan caawiso

  102. star fm says:

    nime wa salamie al satr fm washikaje wote ni mie libah qob dhamer kutoka UK

  103. Ahmed says:

    Sideen ku dhagaysan karaa idaacaddan StarFM aniga oo jooga north America

  104. mohamed mohamud hilwlole says:

    Asc i great starfm and my friend in g town

  105. omar muhamud says:

    waxan dhilaha idacada str fm hatagerin bidcada an asalka lahen mowlidka ???? ?????? ??????? ? ???????????? ?????? ???? ??????? ?? ???????

  106. abubakar hajj says:

    i dnt blame any politician we r the pple who vote 4 them bcz f money so now our eyes ar wide open and plan fr the coming election(2012),we say money we have it ,but we want somebody who can take nep to somwher

  107. Asc Star FM ani magceyga waa Nafiso Mahmud Ahmed, waa ku faraxsanahay shaqada idcada waxan raba in aan idin weydiiyo Hussein Noor Haji, oo warka aqrin jiray ii layaabka, intees aaday ayaanta ma maqlin

  108. samow A A says:

    magaceyga waa SAMOW waxan joogaa Sweden waxana u dhageystaa si toos ah adeecada STAR FM wadna kumahadsantihiin shaqaalaha STAR FM

  109. abshir says:

    a/c waan idinsalamay dhamaan shaqalaha starfm dhamaan meel walbo ay jogaan,waxaan idin leyahay shaqada aad uheysaan dadka reer waqooyi bari halkiina ka sii wada badiya barnaamijyada mesha aad ka badiseen ii dheh yada kabadiya barnamijyo waxtar leh




Local News

KIBAKI-UNEP2012

madaxweyne Kibaki iyo wafdi uu Hogaaminaayo oo maanta lagu wado in ay ukicitimaan Magaalada London.

21.February.2012:-  Madaxweyne Kibaki oo horkacaya ergo balaaran ayaa maanta ka ambabixi doona dalka isagoo u kicitimi doona Magaalada London ...
Raila_Odinga111

Raila oo la sheegay in uu ku guulaysan lahaa wareega labaad hadii maanta doorashada madaxweyne nimada la qabto .

21.February.2012:-  Raisal wasaare Raila Odinga ayaa kaga guulaysan doona tartanka wareega labaad ee madaxweyne nimada Uhuru Kenyatta hadii ...
doctors1

shaqaalaha caafimaadka ee Kenya oo wacad ku maray in ay shaqo joojin ku dhaqaaqi doonaan.

21.February.2012:-  Shaqaalaha caafimaadka ayaa waxa ay wacad ku mareen in ay ku dhaqaaqi doonaan shaqo joojin  bisha soo ...
burcadbadeed

Dowlada Denmark oo burcad badeed Somali ah ku wareejisay dalka kenya.

19.february.2012:-  Dowlada dalka Kenya ayaa aqbashay in ay maxkamadayso 4 qof oo looga shakisanyahay in ay burcad badeed ...
kenya-police (1)

Dowlada oo qoraysa ciidamo dheeraad ah oo la tacaala hadii ay rabshado dhacaan doorashada soo socota.

19.february.2012:-  Dowlada ayaa qorshaynaysa in ay qorto booliis dhan 7Kun Bisha soo socota si loo xoojiyo amaanka ka ...
Son-px

Muran Dublamaasiyadeed oo soo kala dhex galay Kenya iyo Zambia.

19.february.2012:-  Muran dhanka dublamaasiyada ah ayaa ka dhex qarxay dalka Zambia iyo dalka Kenya ka dib markii Zambia ...
atwoligood

Francis Atwoli oo canbaareeyay siyaasiyiinta wada ololaha doorashada soo socota.

16.February.2012:- Xoghayaha guud ee ururka COTU Francis Atwoli ayaa canbaareeyay siyaasiyiinta wada ololaha tartanka madaxwaynanimada ee waqtigiisii laga ...

Raila oo ku baaqay in laga hortago wax waliba oo rabrashad dhalin kara.

16.February.2012;- Raisul wasaare  Raila Odinga ayaa ugu baaqay hogaamiyayaasha in ay feejignaan muujiyaan marka ay ku jiraan ololaha ...

Israel oo balan qaaday in kenya ay ka kaalmayn doonto dhanka wax soo saarka beeraha.

16.February.2012:- Dowlada Israel ayaa waxa ay balan qaaday in ay gacan ka gaysan doonto sidii uu dalka Kenya ...
MEMBERS OF PAL

Baarlamaanka oo dalbaday in la kordhiyo waqtiga ay ku ansixinayaan biilalka muhiimka ah .

15.February.2012:-  Xildhibaanada baarlamaanka ayaa waxa ay doonayaan in waqtiga kama danbaysta ah ee loo qabto in lagu ansixiyo ...

Sports

vanpersie_2696900

Van Persie oo beeniyay inuu u socdo Kooxda Real Madrid.

11.February.2012:-  Weeraryahanka Kooxda Arsenal Roben Van Persie ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya inuu qorshaynaayo sidii uu ugu ...
2012-02-10_ENTRENO_18.v1328899852

Pedro oo dib ugu soo laabtay kooxdiisa ka dib dhaawac uu la maqnaa.

11.february.2012;-  Iyadoo qaar ka tirsan ciyaaryahanada kooxda koowaad ee Barcelona ay dhawaanahaan la maqnaayeen qaab dhaawac ah ayaa ...
derossi-roma490_3

Daniele De Rossi oo ka hadlay sababaha uu kooxda Roma ugu saxiixay qandaraaska dheer.

06.February.2012:- Daniele De Rossi oo shalay qalinka Ku Duugay qandaraas Dheer oo gaaraya ilaa iyo 5 sano oo ...

Huntelaar oo sheegay inuusan ka shalaynayn ka hayaamidii Real.Milan iyo Ajex.

06.February.2012:- Weeraryahanka Xulka Qaranka  Netherlands iyo Kooxda Reer Germany ee Schalke Klaas-Jan Huntelaar ayaa sheegay inuusan ka shalaynaynin ka ...
rh

Ribery “waa in aan tagnaa finaalka Championka”

02.February.2012;-  Weeraryahanka kooxda Bayern Munich Franck Rebery ayaa sheegay in sanadkaan ay muhiim tahay in ay gaaraan wareega ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna porno