Saturday, May 19th, 2012

Mareykanka oo Cuna qabatayn saaray Wasiirka Dalxiisa Kenya iyo Shiikh Imaam ka ah Masjid kuyaal Islii.

Published on July 31, 2011 by   ·   No Comments

31.JULY.2011:-  Waaxda kayd haynta ee Dowlada Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in ay cuna qabatayn dhanka dhaqaalaha ah ay ku soo rogeen shaqsiyaadka kenyanka ah oo lagu tilmaamay in ay xubna ka yihiin kooxda Al-Sabab oo uu kujiro Mid kamid ah imaamyada masaajidada kuyaal Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi.

Sh Hassan Mahat Omar ayaa waaxda kayd haynta Maraykanka waxaa ay ku tilmaamtay in uu ka mid yahay dadka gooya go’aanada marka ay timaado gudaha iyo siyaasada iyo waliba arimaha howlgalada Kooxda Al-shabaab oo Maraykanku ay u aqoonsanyihiin koox argagixiso.

Sidoo kale Wasiirka Dalxiisa Dowlada Kenya Najib Balala ayaa kamid ah dadka lala xariiriyay Al-Shabaab oo uu Mareykanka cuna qabatayn kusoo rogay.

Si kastaba Wasiirka dalxiiska Kenya ayaa wacad ku maray in uu maxkamad gayn doono kooxda QM ee indhindhaysa arimaha Somaaliya iyo Eratariya kadib Markii ay Wasiirka la xariiriyeen in uu taageeray Howlgalka Al-Shabaab ay kawadaan Soomaaliya.

Mr Balala ayaa saxaafada ugu sheegay deegaanka laga soo doorto in qareenkiisa uu ku amray in uu bilaabo hanaankii sharci ee loo mari lahaa dacwada ka dhanka ah QM.

Warbixinta ay soo saartay kooxda QM ee la socota xaalada Soomaaliya iyo Eratariya ayaa waxaa lagu sheegay in Mr Balaala oo ah Wasiirka Dalxiiska Xukumada Nairobi uu ka qayb galay xaflad lacago loogu uruurinayay masaajidka riyaad ee ku yaala Xaafada Pumwani bishii Sep 2009-kii markaas  oo uu ku tabarucay lacag gaaraysa 200,000 ShK isla markana halkaas ay ahayd goob Al-shabab laga taageero.

“Waxaan ahay Wasiir Kenyan ah kaas oo inta badan ah qof nabad iyo dulqaad leh mana hayo waqti aan kaga qeyb qaato xumaynta Qof kale”ayuu yiri Sarkaalkan.

Dadkan lala xariirinayo in ay Al-Shabaab taageereen ayaa sidoo kale waxaa kujirta Xildhibaanada sida magacaabida ah kusoo gasha Barlamaanka Amina Cabdalla.

Star FM News Desk

Free PDF    Send article as PDF   

Readers Comments (0)




Local News

CRIME-SCENE_NET

Wiil uu dhalay wasiirka Maaliyada Kenya oo is dilay.

17.May.2012;-  Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada  Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi. Wiilkani uu dhalay ...
Eugene Wamalwa

Wasiirka cadaalada oo walaac ka muujiyay dhalinyarada badan ee kibandha la’aanta ah.

17.May.2012:-  Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene  Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
uhuru

Uhuru oo dhawaan shaacinaya Xisbiga uu doorashada uga qayb galayo.

17.May.2012;-  Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
ACCIDENT-

Shil gaari oo dad ku dhinteen oo ka dhacay wadada Muranga ee Kenya

17.May.2012:-  ugu yaraan 15 qof  ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
tb

Gabaabsi dhanka Talaalka Nooca looga hortago TB oo dalka ka jira .

17.May.2012:-  Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
shariif

Madaxwayne shariif oo ka warbixiyay Kulankii Golaha amaanka ee Newyork ka dhacay

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
mom

Booliiska Gobolka Xeebta oo baaraya weerar xalay lagu qaaday goob Club ah .

16.May.2012;-  Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club  ah oo ...
mukuruy

Dab ka kacay xaafada isku raran ah oo ku taala Nairobi

16.May.2012;-  In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
kakuma

Gaadiidleyda reer Kaakuma oo qiimaha shidaalka ka cabanaaya .

15.May.2012;-  Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
KENYA

Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo lala beegsaday askar Kenyaan ah oo ku sugnayd xerada dhagaxlay.

15.May.2012:-  Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...

Sports

pod

Podolski oo ka mid noqday ciyaaryahanada Arsenal (sawiro)

16.May.2012:-  laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub. Podolski ayaasi ...
van-persie490ai

Kooxda Juventus oo doonaysa Van Persie

15.May.2012:-  Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
hezard

Eden Hazard “waxaan kusoo wajahanahay Manchester”

15.May.2012;-  Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille  Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
ibra

Ibrahimovic oo la sheegay inuu sii ahaanayo ciyaaryahan ka tirsan Kooxda AC Milan

15.May.2012;-  Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan  Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
benzema

Benzema oo Xaqiijiyay inuu sii joogayo Kooxda Real Madrid

15.May.2012;-  Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna