Madaxweynaha Dalka oo abaal marin gudoonsiiyay Safiya Cabdi oo kamid ah Cansalayaasha Wajer
Published on July 14, 2011 by anteno · 1 Comment
Safiya Cabdi oo kamid ah Cansalayaasha countiga Wajeer ayaa ku guulaysatay abaal marin laxariirta xaquuqda aadanaha.
Abaalmarinta ayaa waxaa Safiya siiyay Madaxweynaha Dalka Kibaki kadib Markii ay wax kaqabatay xaga Xaquuqda Haweenka.
Qodobada lataaban karo ee ay Safiyo ku kasbatay Abaalmarinta ayaa waxaa kamid ah xalinta Dhibaatooyinka Haweenka Guryaha kasoo gaara, udoodida jinsiyada iyo ladagaalanka kufsiga gabdhaha da’da yar.
Safiya ayaa caan ka ah Countiga Wajer waxaana loo aqoonsan yahay in ay tahay qof udooda Xaquuqda Haweenka iyo Caruurta.
Waraysi gaar ah oo ay Siisay idaacada Star FM ayaa waxaa ay kusheegtay in ay abaal marintan ku kasbatay xaga udoodida xquuqda Haweenka.
Waxaa kale oo ay sheegtay in ay sii wadi doonto howlihii ay haysa Alla-na ay uga mahadnaqayso guusha uu ka gaarsiiyay udoodida xaquuqda aadanaha.
Star FM News Desk
17.May.2012;- Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi.
Wiilkani uu dhalay ...
17.May.2012:- Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
17.May.2012;- Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
17.May.2012:- ugu yaraan 15 qof ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
17.May.2012:- Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
16.May.2012:- Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
16.May.2012;- Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club ah oo ...
16.May.2012;- In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
15.May.2012;- Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
15.May.2012:- Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...
16.May.2012:- laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub.
Podolski ayaasi ...
15.May.2012:- Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
15.May.2012;- Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
15.May.2012;- Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
15.May.2012;- Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...
HEESTA MAANTA
VIDEO
Hambalyo hambalyo safiya Abdi. Runtii safiya wayuqalantaa hadiyas. She is realy inteligent, kind n humble lady who can change the life of young girls in wajir. But want i want 2 tel her is now that you (safiya) started in wajir take a step to the other side of the country.