Kibaki iyo Raila oo soo magacaabista xubaha kamid noqonaya guddiga doorashada iyo soohdimaha uu waqtigooda dhamaanayo
Published on July 19, 2011 by anteno · No Comments
Nairobi: - Madaxweyne Mwai Kibaki and iyo ra’iisal wasaare Raila Odinga ayaa waxey heystaan ilaa iyo caawa saqda dhexe, iney kusoo magacaabaan laba xubnood midkiiba, kuwaasi ka mid noqonaya guddiga soo xulaya, isla markaana soo qoraya xubnaha guddiga doorashada iyo xuduudaha.
Sharciga doorashada iyo xuduudaha ee 2011-ka oo taaba gal noqdey 5-tii bishan July ayaa waxaa uu siinayaa madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha in muddo 14 maalmood gudahooda ay kusoo dhisaan guddiga soo xulanaya xubnaha guddiga doorashada.
Wasiirka cadaalada iyo arimaha dastuurka Mutula Kilonzo, ayaa waxa uu sheegay in waqtiag uu yahay mid gabaabsi ah sila markana ay athay in madaxwaynaha iyo raisul wasaaraha ay tahay iney sharciga raacaan ay xubnaha soo magacaabaan.
Soo dhisidda guddiga doorashada iyo xuduudaha ayaa waxaa loo arkaa iney tahay talaabo muhiim u ah dhaqan gelinta dastuurka cusub.
Guddigani ayaa marka la dhiso waxyaabaha uggu horeeya ee uu diyaarinayo waxey tahay qaabkii loo qaban lahaa doorashada soo socota iyo shuruucdeeda.
17.May.2012;- Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi.
Wiilkani uu dhalay ...
17.May.2012:- Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
17.May.2012;- Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
17.May.2012:- ugu yaraan 15 qof ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
17.May.2012:- Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
16.May.2012:- Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
16.May.2012;- Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club ah oo ...
16.May.2012;- In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
15.May.2012;- Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
15.May.2012:- Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...
16.May.2012:- laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub.
Podolski ayaasi ...
15.May.2012:- Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
15.May.2012;- Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
15.May.2012;- Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
15.May.2012;- Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...
HEESTA MAANTA