Gudiga Adeega Barlamanka oo Ku guuldarastay in uu Go’aan ka soo saaro in xildhibanada ay canshuurt bixiyaan iyo in kale.
Published on July 14, 2011 by anteno · No Comments
Gudiga Adeega Barlamanka ee magaciisa loo Soo gaabiyo (PSC) ayaa waxaa ay ku guuldaraysateen in ay go’aan ka garaan Arinta ku aadan bixinta canshuuraadka laga doonayo Xildhibanada iyo inkale.
Gudiga ayaa waxaa ay sheegeen in arintaas logu xalin doono kulamo kale oo ay yeelan doonaan balse ma aysan sheegin goorta iyo taariikda la qabano kulankaasi.
Qodobka 2010-aad faqradiisa sadexdaad ee dastuurka ayaa waxaa uu waajib ka dhigaya in Qof waliba oo xil Ka haya dalka in uu bixi canshuurta.
Badi xildhibanada ayaa si’aad ah uga soo horjeestay in ay bixiyaan canshuurta Laga doonayo ,inkasto madaxda ugu saraysa dalka sida Ra’isul Wasaare Rail iyo Madaxwyne kuxigeenka Misyoka ay mar sii hiraysayay bixiyiin lacagta canshuurta ee laga doonayo.
Xildhibaanada ayaa la sheegay in ay mushaaraadka ay qaataan oo gaaryo mid walba bishiiba Sh851,000 Waxaana la gadoona in 200,000 oo kamid ah lacagtaasi ay qataan in ay canshuur ahaan ay u bixiyaan marka loo eego lacagta ay bilwab qaataan ay baad ugu yartahay.