Ciidamada Nato oo Duqeeyay xarumo Telefishin oo ku yaala Magalada Tiroboli.
Published on July 30, 2011 by cabdulaahi · No Comments
30.JULY.2011:- Saraakiisha ciidamada Neto ayaa waxaa ay sheegen In ay duqeen u geesteen Ilaa iyo sex xaruumood oo ah Kuwa Telefishinka Xukuumada Liibiya kuwaasi oo Ku yaala Magalada Tiriboli ee xarunta dalkaasi Liibiya.
Waxaa ay sheegeen In Howlgalkaas uu Ahaa sidii loo joojin lahaa Wararka been abuurka ah ee uu Tv-ga uu tabinayo iyo Buunbuunita nidaamka hogaamiyaha dalkaasi Mucamar Al-Qadaafi.
Xooga Ciidamada Ku sugan dalka Liibiya ayaa waxaa ay gacan balaaran siinayaan mucaradaka Liibiya kuwas oo dadaal ugu jira In ay daaqada ka saaran Col Qadaafi balse xaalada wili waxa ay tagaantahay Ijiid aan Ku jiidi.
Shalay ayay ahayd Marki Toogasho lagu dilay Sarkaalkii ugu sareeyay ee Kacdoonka looga soo horjeedo Hogaamiye Qadafi.