Wadamada ay ardaydan deeqaha Waxbarasho ee bilaashka ah ay kaheen ayaa waxaa kamid ah Pakistan, Jordan, Turkiga, Shiinaha, Hindiya iyo dalal kale.
Ardayda Imtixaanka galaysay Maanta ayaa intooda badan waxaa ay kayimaadeen Xerooyinka Qaxootiga Kenya ee Dhadhaab iyo Kaakuuma.
Safiirka Dowlada Soomaaliya ujooga Nairobi ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in ardaydan ay helaan deeq waxbarasho oo dibada ah sidoo kalana waxaa uu uga mahadceliyay Hay’adaha UNCHR oo ardayda kacaawisay in ay Nairobi soo gaaraan.
Ergayga gaarka ah ee QM uqaabilsan Soomaaliya Mahiga ayaa isna goobta kasheegay in uu kufaraxsan yahay in uu arko Soomaaliya imtixaan galaysa uuna aad uga xun yahay dhibaatooyinka kataagan Soomaaliya.
Dr. Cabdinuur Sheekh Maxamed oo ah Wasiirka Wasaarada Waxbarashada ayaa uga mahadceliyay Wadamada deeqahan ugu deeqay Dowlada Soomaaliya isagoona ardayda kula dardaarmay in ay ka faa’idaystaan deeqdan Waxbarasho.
Wadamada daneeya Arimaha Soomaaliya ayaa sidoo kale ay xubno kajoogeen Munaasabadii gaba gabada ahayd ee Imtixaanka.
Soomaaliya ayaa sanad walba waxaa ay dibada kaheshaa Deeq Waxbarasho laakiin waxaa la aamisan yahay in sidii loogu talagalay aan loo maareyn.
wan kufaraxsanahay inkasto aniga an nasib u yelan .lkn kuwa dambe ayan sugaya hadu Alle idmo .wax barsho wan u gajeysanahay wali hadan nahay dhalinyarada qaxotiyada.
wan kufaraxsanahay inkasto aniga an nasib u yelan .lkn kuwa dambe ayan sugaya hadu Alle idmo .wax barsho wan u gajeysanahay wali hadan nahay dhalinyarada qaxotiyada.
Waxaan aad ugu farax sanahay dhamaan in aduun waynuhu u soo gurmado xaalada somalia gaal&islamba waxaa kalloon ku faraxsanahay inay dalal farabadan oo uu ugu horeeyaan.Turkiga,india,china.pakista .jordan
ay deeq waxbarasho ka helaan arday somaliyeed waan u habalyanay inta heshay deeqdaa waxaana leeyahay ALLEH ha idiin siyaadiyo wll anagana sidookale noo soo rajeeya tiinoo kale iskuna daya inaad nala soo socodsiisaan chanice yadaasoo kale idinkoo inagala soo xiriiraya .Yuusuf0812@hotmail.com
.shafi109@hotmail.com
isaaq888@hotmail.com
waad mahasantiin
dawlada Raaso waxaan ugu baaqayaa inay ka fogaadaan kilil five iyo sumcad xumid uu ku dhex leeyahay walaalayaa reer Raaso far kaliyihi fool madhaqdo waxaan idiin sheegayaa hadaad noqo taan uliyo diirkeed Rag iska eegaaya idinkawgu farabaddan dhulalka guudkiisa dhalaaniyo ciyaaliyo ma ahid dhoohanoow ogaadeene dhugta wererbaad goorbar