Saturday, May 19th, 2012

June 2011

Handout shows soldiers from Zambia serving with the international peacekeeping operation patrolling on the ground in the region of Abyei

Waqooyiga iyo koonfurta Sudan oo ku heshiiyay in ay soo afjaraan dagaalada kajira gobolka Junuub Kurdufan

Sudan: - Dhaqdhaqaaqa Xoreynta Sudan SPLM ayaa sheegay in  xukuumadda Sudan ay shalay heshiis la saxiixdeen kaasoo ku aadan sidii loo soo afjari lahaa dagaalada ...

More From June 2011

kabul_blast_01_0214

Weeraro ismiidaamin ah oo lala eegtay Hotel ku yaala caasimadda Afghanistan

Afghanistan: - Ciidamada Ammaanka ee dalka Afghanistan ayaa sheegay in koox hubeysan ay weerareen Hotel lagu magacaabo Intercontinental oo ku yaala ...
Eastleigh

Kulan looga hadlayo xaalada ammaan ee xaafada Islii oo lagu wado in uu furmo maalinta sabtida ah

Nairobi: - Kulan looga hadlayo Amaanka xaafada Islii oo Ay Soo Abaabuleen gudiga ganacsatada Xaafadan Islii ayaa lagu wadaa in uu ...
KENYA_2011_DROUGHT-450

Dadka ka qaxay abaaraha kajira County-ga Wajer oo dhibaato kal kulmay goobaha ay u qexeen

Waqooyi Bari Kenya: - Boqolaal qoys oo xoola dhaqato ah oo la sheegay in ay ka qexeen abaaraha ka jira gobolka ...
Constitution

Guddoomiyaha Guddiga dhaqan gelinta dastuurka cusub oo eedeyn u jeediyay xeer ilaaliyaha guud

Kenya: - Guddoomiyaha Guddiga dhaqan gelinta dastuurka Cusub Mr Njaaye ayaa ku eedeeyay xeer ilaaliyaha guud ee dalka Amos Wako in ...
Kenyan_minister_harun_12_24_10

Dowladda Mareykanka oo sheegtay iney cadeymo u hayaan xildhibaan Maow inuu ka ganacsado daroogada

Kenya: - Dowladda mareykanka ayaa waxcey shaaca ka qaatay in cadeymo u hayaan in xildhiban harun maow iyo haweeney kale oo ...
Sam Ongeri

Wasiirka waxbarshada oo sheegay in dalabka ku saabsan inuu is casilo uu yahay mid ay siyaasad ka danbeyso

Kenya: - Wasiirka waxbarshada Prof Sam Ongeri ayaa waxa uu sheegay in baaqyada isa soo taraya ee ah in uu xilak iska ...
University student

Dibad bax lagu waday in ay maanta qabtaan ardayda jaamacadaha dalka oo la baajiyey

Kenya: - Dibad bax cabasha ah oo lagu waday in ay maanta ay qabtaan dalada ay ku bahoobeen ardada jaamacadaha, kaasi ...
Sudan Abyei region

Golaha Ammaanka ee Q.M oo isku waafaqay in ciidamo nabad ilaalin ah la geeyo gobolka Abiyeey.

Sudan: - Golaha ammaanka ee Q.M ayaa u codeeyay in ciidamo nabad ilaalin oo ah oo gaaraya 4200 oo Ethiopian ah  ...
Pakistan Border Clash

Duqeyn ay diyaaradaha Mareykanka ka sameeyeen dalka Pakistan oo ay dad ku dhinteen.

Pakistan: - Uggu yaraan 19 qof ayaa ku geeriyootay gobolka Waziiristan ee dalka Pakistan kadib duqeyn ay fuliyeen diyaaradaha aan Polit-ka ...

« Back    More »

Local News

CRIME-SCENE_NET

Wiil uu dhalay wasiirka Maaliyada Kenya oo is dilay.

17.May.2012;-  Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada  Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi. Wiilkani uu dhalay ...
Eugene Wamalwa

Wasiirka cadaalada oo walaac ka muujiyay dhalinyarada badan ee kibandha la’aanta ah.

17.May.2012:-  Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene  Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
uhuru

Uhuru oo dhawaan shaacinaya Xisbiga uu doorashada uga qayb galayo.

17.May.2012;-  Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
ACCIDENT-

Shil gaari oo dad ku dhinteen oo ka dhacay wadada Muranga ee Kenya

17.May.2012:-  ugu yaraan 15 qof  ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
tb

Gabaabsi dhanka Talaalka Nooca looga hortago TB oo dalka ka jira .

17.May.2012:-  Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
shariif

Madaxwayne shariif oo ka warbixiyay Kulankii Golaha amaanka ee Newyork ka dhacay

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
mom

Booliiska Gobolka Xeebta oo baaraya weerar xalay lagu qaaday goob Club ah .

16.May.2012;-  Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club  ah oo ...
mukuruy

Dab ka kacay xaafada isku raran ah oo ku taala Nairobi

16.May.2012;-  In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
kakuma

Gaadiidleyda reer Kaakuma oo qiimaha shidaalka ka cabanaaya .

15.May.2012;-  Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
KENYA

Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo lala beegsaday askar Kenyaan ah oo ku sugnayd xerada dhagaxlay.

15.May.2012:-  Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...

Blogroll

World News

icc

Maxkamada ICC-da oo Raadinaysa dagaal Ooge u dhashay wadanka Congo.

17.May.2012:-  Maxkamada danbiyada caalamiga ah ee ICC da ee dalka Holand ayaa sheegtay inay si wayn u doonayso ...
serbia

Ratko oo ay maalintii labaad maxkamadayntiisu ka socotaa ICC da.

17.May.2012:-  Hogaamiyihii Militeriga ahaa ee hogaaminayay ciidamadii Serbiya oo loo haysto 11 eedaymood oo ay ku jiraan danbiyo ...
ban

Xubno ka tirsan mucaaradka dalka Bangladesh oo xabsi la dhigay.

17.May.2012:-  ilaa iyo 33 ka tirsan hogaamiyayaasha mucaaradka dalka Bangladesh ayaa  xabsiga la dhigay iyagoo lagu eedaynaayay inay ...
sp

Boqorada Spain oo joojisay booqasho ay ku tagi lahayd dalka Britten.

17.May.2012;-  Boqorada dalka Spain Mss Sofia ayaa lagu soo waramayaa inay cansal garaysay booqasho ay ku tagi lahayd ...
berlin

Hollande iyo Merkel oo qabanaya kulanka Midowga Yurub ee ka dhacaya Barliin.

16.May.2012:-  Ninka dhawaaan loo dhaariyay Madaxwaynaha dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa balan qaaday inuu kala shaqayn doono dowlada ...
syr

Dad ku geeriyooday weeraro ka dhacay wadanka Siiriya.

16.May.2012:-  Ugu yaraan 20 ruux oo ka qayb galayay aas loo samaynayay dad horey ugu geeriyooday rabshadaha ka ...

Pakistaan oo la rajaynayo inay ka qayb gasho kulanka Nato ee Afganistaan ka dhacaya.

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dalka Pakistaan Asif Ali Zardari ayaa lagu wadaa todobaadkan inuu ka qayb galo kulanka isbahaysiga Naato ...
h

Mr Hollande oo loo dhaariyay xafiiska madaxwaynaha Farance.

15.May.2012:-  Madaxwaynaha cusub ee dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa si rasmi ah u noqday madaxwaynaha wadankaasi kadib markii ...

Business

petrol-station1

Qiimaha shidaalka Noocyadiisa kala duwan oo hoos loo soo dhigay .

15.January.2012:-  Qiimaha shidaalka noocyadiisa kala duwan ayaa mar kale hoos loo dhigay .Sida ay sheegeen gudiga  xadaynta qiimaha ...
Wasiirka-dalxiiska-Kenya

Hanaanka dalxiiska dalka oo sare u kacay .

23.December.2011:-   Kobaca dalxiiska dalka ayaa sare u kacay boqolkiiba 17%,  sida lagu sheegay qiimaynta 10-kii  bilood ee ugu danbaysay ...
shidaalka

Dawlada oo hoos u dhigtay Qiimaha shidaalka dalka.

14.December.2011:-Gaadiidleyda ayaa waxa ay ku jiraan farxad iyo raynrayn ka dib markii qiimaha shidaalka hoos loo soo dhigay ...

BEAUTIFUL CITY OF GARISSA

Opinion

Recommendations

oyun oyna