Saturday, May 19th, 2012

Fagaaraha Xoriyadda ee Masar oo mar kale iska hor imaad ku dhex maray police-ka iyo dibad baxayaal

Published on June 29, 2011 by   ·   No Comments

Egypt: – Maanta ayaa mar kale waxaa ka soo cusboonaaday fagaaraha Xoriyadda ee magaalada Qahira ee dalka Masar iska hor imaad u dhexeeya Ciidanka Police-ka iyo dad  dibad bax sameynaya.

Ciidamada Police-ka ayaa u adegsaday dbad baxayaasha sunta dadka ka ilmeysiisa halka diba dbaxayashuna ay tuurayeen dhalooyin dab ka holcaya iyo dhagxaan.

Wariyayaasha ku sugan magaalada Qahira waxa ay sheegayaan in isku dhacu uu u wareegay wadooyin kale oo kamid ah fagaaraha xoriyadda kadib markii ay ciidamada Police-ka dib ugu gurteen wasaaradda arrimaah dibadda oo ay ku sugnaayeen, wasiirka arrimaha gudaha ee dalkaas Mansuur Al-ciisawi ayaana ku amray in ciidamadu ay kabaxaan fagaraha xoriyadda.

Isku dhacyada u dhexeeya Police-ka iyo dibad baxayaasha ayaa ku geeriyooday tobanaan qof oo labada dhinac ah, gawaarifa Ampulence-ka ayaana soo dhoobtay fagaaraha xoriyadda si ay u daweeyaan isalmarkaana cusbitla ugu qaadaan dadka dhibaatadu soo gaartay.

Mid kamid ah dadka dibad baxayaasha ah ayaa sheegay in dadka xalay ku hoyday fagaraaraha xoriyadda ay dhan yihiin Konton kun oo qof, dadkan ayaa la sheegay in ay usoo dhoobteen fagaaraha sida xiligii ay kasoo horjeedeen Mubarak oo kale.

Dibad baxyadan kasoo cusboonaaday xarunta fagaaraha xoriyadda ee bartamaha Qahira ayaa la sheegay in ay ka dambeesay caro ka timid shacabka oo ku sabsan dib u dhigidda maxkamadeynta Mas’uuliyiintii xukuumaddii Mubarak oo la sheegay in aanan weli cadaaladda la horgeynin iyo waliba dad doonayay in ay sameeyan xaflad ay doonayeen in ay kuweyneeyan dadka geeriyooday xilligii Muabarak laga soo horjeday oo ay POlice-ka ka horyimaadeen taasna ay keentay in ay isku dhacaan POlice-ka iyo dalkaas.

 

PDF    Send article as PDF   

Readers Comments (0)




Local News

CRIME-SCENE_NET

Wiil uu dhalay wasiirka Maaliyada Kenya oo is dilay.

17.May.2012;-  Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada  Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi. Wiilkani uu dhalay ...
Eugene Wamalwa

Wasiirka cadaalada oo walaac ka muujiyay dhalinyarada badan ee kibandha la’aanta ah.

17.May.2012:-  Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene  Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
uhuru

Uhuru oo dhawaan shaacinaya Xisbiga uu doorashada uga qayb galayo.

17.May.2012;-  Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
ACCIDENT-

Shil gaari oo dad ku dhinteen oo ka dhacay wadada Muranga ee Kenya

17.May.2012:-  ugu yaraan 15 qof  ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
tb

Gabaabsi dhanka Talaalka Nooca looga hortago TB oo dalka ka jira .

17.May.2012:-  Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
shariif

Madaxwayne shariif oo ka warbixiyay Kulankii Golaha amaanka ee Newyork ka dhacay

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
mom

Booliiska Gobolka Xeebta oo baaraya weerar xalay lagu qaaday goob Club ah .

16.May.2012;-  Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club  ah oo ...
mukuruy

Dab ka kacay xaafada isku raran ah oo ku taala Nairobi

16.May.2012;-  In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
kakuma

Gaadiidleyda reer Kaakuma oo qiimaha shidaalka ka cabanaaya .

15.May.2012;-  Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
KENYA

Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo lala beegsaday askar Kenyaan ah oo ku sugnayd xerada dhagaxlay.

15.May.2012:-  Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...

Sports

pod

Podolski oo ka mid noqday ciyaaryahanada Arsenal (sawiro)

16.May.2012:-  laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub. Podolski ayaasi ...
van-persie490ai

Kooxda Juventus oo doonaysa Van Persie

15.May.2012:-  Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
hezard

Eden Hazard “waxaan kusoo wajahanahay Manchester”

15.May.2012;-  Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille  Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
ibra

Ibrahimovic oo la sheegay inuu sii ahaanayo ciyaaryahan ka tirsan Kooxda AC Milan

15.May.2012;-  Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan  Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
benzema

Benzema oo Xaqiijiyay inuu sii joogayo Kooxda Real Madrid

15.May.2012;-  Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna