Saturday, May 19th, 2012

Ciidamada Police-ka dalka Greece iyo dibad baxayaal ka cabanaya dhaqaala darida dalkaas oo isku dhacey

Published on June 29, 2011 by   ·   No Comments

Greece: – Ciidamada POlice-ka ee dalka Greece ayaa u adeegsaday sunta dadka ka ilmeysiisa dad dibad bax ka sameynayay caasimadd dalkaas ee Athina oo ka cabanaya dhimsi ku aadan guud ahaan lacaga ku baxa dalkaas, dhaqaali darrida oo ay usii dheer tahay shaqo la’aan.

Ciidamada Police-ka ayaa la sheegay in ay xireen goobaha leys dhihi karo wey ka bixi karaan kooxda dibad baxa dhigeysa oo gaari ku gubay mid kamid ah wadooyinka dalkaas .

Dibad baxyada ayaa imaanaya xilli shalay uu ku baaqay Ra’izul wasaaraha dalkaas Jorj babandario xubnaha barlamanka in ay taageeraan barnaamijka lagu xadidayo qarashadka ku baxa guud ahaan dalkaas ee lagu wado in barlamanka ay maanta u codeeyaan.

Kumanaan dibad baxayaal ah ayaa isugu soo baxay wadooyinka caasimadda Athina ee dalka Greece waxaana istaagay guud ahan isu socodka gawaarida.

Inkabadan 5 kun oo ka tirsan ciidanka Police-ka aya lagu daadiyay caasimadda dalkaas si ay ugu hortagaan dadka dibad baxyada sameynaya islamarkaana ay ka manuucaan in ay soo gaaraan aqalka Barlamanka oo la sheegay in uu kamid yahay goobaha bartilmaameedka u ah diba dbaxayaasha.

Dalka Greece ayaa waxaa heysata dhibaato dhanka dhaqaalaha ah tasoo sababtay in xitaa midowga Yurub ay isku khilaafaan qaabkii loo caawin lahaa dalkaas si ay ugu soo kabato dhibatada dhanka dhaqaalaha ah ee heysata.

 

 

PDF Creator    Send article as PDF   

Readers Comments (0)




Local News

CRIME-SCENE_NET

Wiil uu dhalay wasiirka Maaliyada Kenya oo is dilay.

17.May.2012;-  Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada  Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi. Wiilkani uu dhalay ...
Eugene Wamalwa

Wasiirka cadaalada oo walaac ka muujiyay dhalinyarada badan ee kibandha la’aanta ah.

17.May.2012:-  Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene  Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
uhuru

Uhuru oo dhawaan shaacinaya Xisbiga uu doorashada uga qayb galayo.

17.May.2012;-  Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
ACCIDENT-

Shil gaari oo dad ku dhinteen oo ka dhacay wadada Muranga ee Kenya

17.May.2012:-  ugu yaraan 15 qof  ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
tb

Gabaabsi dhanka Talaalka Nooca looga hortago TB oo dalka ka jira .

17.May.2012:-  Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
shariif

Madaxwayne shariif oo ka warbixiyay Kulankii Golaha amaanka ee Newyork ka dhacay

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
mom

Booliiska Gobolka Xeebta oo baaraya weerar xalay lagu qaaday goob Club ah .

16.May.2012;-  Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club  ah oo ...
mukuruy

Dab ka kacay xaafada isku raran ah oo ku taala Nairobi

16.May.2012;-  In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
kakuma

Gaadiidleyda reer Kaakuma oo qiimaha shidaalka ka cabanaaya .

15.May.2012;-  Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
KENYA

Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo lala beegsaday askar Kenyaan ah oo ku sugnayd xerada dhagaxlay.

15.May.2012:-  Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...

Sports

pod

Podolski oo ka mid noqday ciyaaryahanada Arsenal (sawiro)

16.May.2012:-  laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub. Podolski ayaasi ...
van-persie490ai

Kooxda Juventus oo doonaysa Van Persie

15.May.2012:-  Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
hezard

Eden Hazard “waxaan kusoo wajahanahay Manchester”

15.May.2012;-  Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille  Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
ibra

Ibrahimovic oo la sheegay inuu sii ahaanayo ciyaaryahan ka tirsan Kooxda AC Milan

15.May.2012;-  Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan  Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
benzema

Benzema oo Xaqiijiyay inuu sii joogayo Kooxda Real Madrid

15.May.2012;-  Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna